Dufcaddii 2aad oo ka qalinjabisay GTEG

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Dufcaddii 2aad oo ka qalinjabisay GTEG

Post by sheekh-Farax-zero »

Garoowe (RBC):- Xaflad balaaran oo qalin jabin ah ayaa galabtay ka dhacday xarunta Jaamacada GTEC ee Magaalada Garowe ee caasimada Puntland.

Xafladan oo ahayd mid qalin jabin ah ayaa waxaa kasoo qaybgalay Wasiirka Waxbarashada Puntland Cabdi Faarax Juxa, Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Puntland Salaad Xareed ,Duqa degmada Garowe C/casiis Nuur Cilmi, Salaadiin,Aqoonyahano ,Marti sharaf ka socotay Hay’adaha Caalamiga ah sida DIAKONIA iyo kuwo kale, waxaa kale oo joogay arday faro
badan oo dhigta Jaamacada GTEC.

Image

Image

Image

Image
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”