this old man is hilarious
ninku jaad ha ka cuno
adna jay u sii kari
jawigana sii shido
maro yaro jilbaha jogtiyo
jakadina sii xidho
sii jiifso meel kulul
jibin jibo markad weyndan( markad hee kinil kilo iyo tatabasho iyo waxooga hee sal salaxid aad waydid macnihi lol )
cadhada iskala jiifo
ka jarmaad salaadiiyo
qadiga ku jawsii
dabadeedna ha idin kala jaro
oo jid baa ku bananadee
dee dib jirkaagi la jees jees
loool


