Wasiirka qoyska iyo bulshada jsl oo booqasho ku joogta dalka Kuwait.
Written by Safka-hore
Oct 16, 2009 at 05:44 PM
Kuwait,(Qarannews)-Wasiirka Qoyska iyo Arr. Bulshada JSL, Marwo Fadumo Sudi Hassan. Ayaa maanta oo ay bishu tahay 16/10/2009 booqasho maalmo qaadan doonta ku timi Dalka Kuwait. Marwo Fadumo waxa madaarka Kuwait ku soo dhoweeyey xubno ka tirsan Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan Dalka Kuwait.
Socodka Wasiirka waxa uu ka mid yahay socdaal ay ku mari doonto Dalalka Khaliijka Carrabta. Sida lala wada socdo ilaa intii ka dambeysay socdaalkii uu Madaxweynaha JSL, Mudane Dahir Rayaale Kaahin uu ku soo kala bixiyey socdaalka Dalalka Kaliijka waxa isasoo tarayey xidhiidhka u dhaxeeya Somaliland iyo Dalalka Carbeed. Waxana la filayaa in ay haatan dalal badan oo Khaliijka ahi ka qeyb qaadan doonaan hor-u-marka Jumhuuriayya Somaliland. Socdaalka Wasiirkanina waxa uu la xidhiidhaa arrimahaas iyo in ay xogagaal u noqoto duruufaha ay ku sugan yihiin Jaaliyadaha JSL ee ku sugan Dalalka Khaliijka, isla markaas waxa uu wasiirku uga xog warrami doontaa xaaladda uu dhaqan-dhaqaale ee uu ku sugan yahay dalkii hooyo ( JSL
Safka-hore
Wasiirka qoyska iyo bulshada jsl oo booqasho ku joogta dalka
Moderator: Moderators
- MrPrestige
- SomaliNet Super

- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 751 Views
-
Last post by JSLBerbera
-
- 4 Replies
- 1403 Views
-
Last post by DarthSomali
-
- 5 Replies
- 726 Views
-
Last post by YummyMummy
-
- 11 Replies
- 1589 Views
-
Last post by Vivacious
-
- 2 Replies
- 366 Views
-
Last post by OliveOil
-
- 1 Replies
- 335 Views
-
Last post by Ay iisho
-
- 0 Replies
- 373 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 5 Replies
- 1341 Views
-
Last post by BigBreak