abdisamad3 wrote:lol:

mar dhow lool war iidoorkii way cajiiseen 2 years aya xaruntii darawisheed laascanood la haystey maxaad uu soo dagaal qaadii weyday iidoorki way cajiiseen waleh
war Pland hadaal uun ba ka soo haray - labo saano daan ba la haysta L.A and all they can do is this below.
lascanood waxaa ka taliya dadkii dagaan ahan uu dagana..wax Slaamo-land eey heeystaan baa iska yar..[/quote]
Dee haadi ee Sland haysan mixi 24hr websiteyadoda ugu Calaacalan Sland baa na haysata oo na Qabsatay
"- Magaalada Laascaanood oo ah xarunta gobalka Sool ayaa sannadkii labaad ay u ahayd shalay oo ay ku sugan yihiin ciidamo ka socda Maamulka Somaliland,kuwaas oo ka qabsaday ciidamada Puntland sannadkii 2008-dii, markaas oo xoog Somaliland ku qabsatay deegaanadaasi."
http://www.allpuntland.com/article/anmv ... a=6299&z=2