Okay, here I go first. I start with the word B.
Basraan badhideeda baayacayoo
Barlin baan geeyay goor habeenimo oo
Bus kaan saaray bay ka bood is tidhoo
Badhidaan soo qabtoo budh baan kala dhacay
Bank account-geedan baadhay dabadeed
Belguim igee bay haddana tidhiyoo
Beer baan u kaxeeyay laba wiig
Bartaasaanu ku baashaalay dabadeed!
drop urs sxb


