5 Ogaden Youths jailed in Bosaso - Pland

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

5 Ogaden Youths jailed in Bosaso - Pland

Post by MrPrestige »

Shan dhalinyaro ah oo u dhalatay dalka Ogadenya ee Itoobiya gumeysato ayaa lagu xidhay magaalada Boosaaso.
Written by Jidbaale
Saturday, 24 October 2009 17:07
Wararka naga soo gaadhaya magaala madaxda Gobolka Puntland ee Somaliya ayaa shee...a in 5 dhalinyaro ah oo u dhalatay dalka Ogadenya ee Itoobiya gumeysato ayaa lagu xidhay magaalada Boosaaso.Dhalin yaradaas oo ah qaxooti ka soo laabtay dalka Yemen ayuu Madaxweynaha Puntland, Cabdiraxman Faroole, ku tilmaamey inay argagixiso yihiin.




Waxaa kale oo uu Faroole shee... inuusan shacabka Ogadenya xaq u lahayn in la siiyo waraaqda safarka Somaliya isaga oo ku dhaliilayey Safiirka Somaliyeed ee u fadhiya dalka Yemen oo soo siiyey waraaqda soo noqoshada. Madaxweynaha Puntland, waa masuulkii Somaliyeed ee ugu horeeyey ee si rasmi ah ugu dhawaaqa arrintaas.



Waxaa kale oo warku shee...aa in saraakiil Itoobiyaan ah loogu yeedhay ooy dhaliyaradii midkasta intay qol keligii la galeen ay habeen dhan handadaad iyo su'aalo waydiinayeen isla markaasna ay intay qaawiyeen sawiro badan ka qaateen, taas oo sharciga caalamka ee ilaalinta maxaabiista sharafteeda ka baxsan.

ONA



http://jidbaale.com/index.php?option=co ... soomaaliya
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: 5 Ogaden Youths jailed in Bosaso - Pland

Post by SahanGalbeed »

I take back the comment I have made about Faroole and the Puntland administration the other day with regards to the difference between "ethnic Somalis and somali nationals ".

Haddan fahmay wuxu u jeeday .
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: 5 Ogaden Youths jailed in Bosaso - Pland

Post by MrPrestige »

SahanGalbeed wrote:I take back the comment I have made about Faroole and the Puntland administration the other day with regards to the difference between "ethnic Somalis and somali nationals ".

Haddan fahmay wuxu u jeeday .


dee awalba wuxu yiri was a excuse to hunt down ogaden's in pland he has the go ahead now.
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: 5 Ogaden Youths jailed in Bosaso - Pland

Post by Goljano Lion »

Ducaysane209 wrote:
SahanGalbeed wrote:I take back the comment I have made about Faroole and the Puntland administration the other day with regards to the difference between "ethnic Somalis and somali nationals ".

Haddan fahmay wuxu u jeeday .


dee awalba wuxu yiri was a excuse to hunt down ogaden's in pland he has the go ahead now.
why do you care so much ABOUT Jeberti violence on jeberti ?
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: 5 Ogaden Youths jailed in Bosaso - Pland

Post by MrPrestige »

Goljano Lion wrote:
Ducaysane209 wrote:
SahanGalbeed wrote:I take back the comment I have made about Faroole and the Puntland administration the other day with regards to the difference between "ethnic Somalis and somali nationals ".

Haddan fahmay wuxu u jeeday .


dee awalba wuxu yiri was a excuse to hunt down ogaden's in pland he has the go ahead now.
why do you care so much ABOUT Jeberti violence on jeberti ?

it's called reporting the news nothing wrong with it.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: 5 Ogaden Youths jailed in Bosaso - Pland

Post by grandpakhalif »

Goljano Lion wrote:
Ducaysane209 wrote:
SahanGalbeed wrote:I take back the comment I have made about Faroole and the Puntland administration the other day with regards to the difference between "ethnic Somalis and somali nationals ".

Haddan fahmay wuxu u jeeday .


dee awalba wuxu yiri was a excuse to hunt down ogaden's in pland he has the go ahead now.
why do you care so much ABOUT Jeberti violence on jeberti ?
I commend you for ratting this instigator out :up:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: 5 Ogaden Youths jailed in Bosaso - Pland

Post by SahanGalbeed »

The way I understood Puntland's statement @first was;
"We will only take back Mjs back and no one else "{ie hawiye ...}

Obviously they meant to say I guess " somalis from somalia as opposed to those born outside somalia"
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”