ruunta marka la sheego, ragaa soomaaliyeed ayaa ka isliita hablaha soomaaliyeed. waayo iyaga ayaa ka masuul aha burburka soomaaliya hadii ay tahay xaga wadanka iyo hadii ay tahay xaga dhaqankaba. maxaa yeelay iyaga ayaa ku kalifey in aay hahlaha soomaliyeed dhaqanka ay ka tagaan. nin waliba wuxuu doonayaa naaga caad oo qurux badaan oo u diganta nagaha uu tvkii ka soo arko. ninna qameeynayow dhaladga quruxda ah iyo dadnimada gabdha.ee waxaay doonayaan gabdho aay galmo gaabsii ah ugu tagaan hadana waxa aay doonayaan in aay guursadaan gabadha dhaqaan iyo asluub leh. tasuna ma suurto kaleyso waayo hablaha yaa gaabsiga ka doonayaan iyo ku waay ka guursanayaan waa isgu mid.markaa taasii waxaay gabdhihi ku galiftey in aay sidii aay raguu doonayeen ay uu labistaan ina dhaqmaan. margaa rag'ow hadii haad dumarka ku qiimeeysaan dhaldhaal iyo qawonaan, gabadhihiinuna waxaay noqonayaan ku qaween, oo bilaa dhiqaan oo bilaa diin. sii daa ku waa aynu hada ka hadleynoCoolPoisons wrote:peace- wrote:wallahi this is sad
gormaa yuu dhaqaankii soomaalidu sidan u burburay
waagii horee gabdhaha soomaaliyeed dhaqaan, haybed, deen iyo isluub ayeey leehaan jireen
gabadhu sharaftooda iyo cewradoodaba waay ilaalin jirtay. maanta gabdhihii soomaaliyeed waay is qaamo jabiyiin. dhaqankodii iyo deentoodi iyo dadnimadoodi bana meel bey kaga dhaceen. oo waxaay dhafsateen qawaween iyo qurux gacan iyo buurso lagu sido. jidhgoodina inteey bleach ku facseen ayeey isda hilibka baanka wadheen.
ilaahay ha soo hadeeyo soomaali![]()
![]()
si wacan ayaa u hadashay
Miss Somalia UK 2009
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- peace-
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3307
- Joined: Sun Oct 19, 2008 11:34 pm
- Location: Sabool dhargaa nabada waa iskaga safaadaaye.
Re: Miss Somalia UK 2009
- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: Miss Somalia UK 2009
CoolPoisons wrote:Alla maxa dad lagu qasaaray
What happend to all the decent somali girls
the problem comes from single parent families, i can bet you that all these girls were raised in a single parent home, were there was no father figure or no male precense in their home. Its mainly their mothers fault, she kicked the father out, or even called the police on him and after he is gone is probably telling her daughter to go out there and be in the spot light. Trust me no girl living with her father would be taking part in these types of competitions.
- Hyperactive
- SomaliNet Super

- Posts: 34540
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Miss Somalia UK 2009
idinku hablahad la yaban tihin , anigu wahaban k yabanayay, nin ko sheega mesha ka hadlaya.
kaas o kale ba rer yelan and what you expect from next generation?
kaas o kale ba rer yelan and what you expect from next generation?
-
Queen_Arawello
- SomaliNet Super

- Posts: 6096
- Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
- Location: Aware and Dhagax-Buur
Re: Miss Somalia UK 2009
- marcassmith
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2119
- Joined: Fri Oct 05, 2007 12:21 pm
- Location: Performing with an Acid Jazz group - touring the world and making good music
Re: Miss Somalia UK 2009
a pretty woman or in this case an half decent woman shouldnt speak...
I have linked aleast 4 of those miss somali(a) contestants.
God Bless
I have linked aleast 4 of those miss somali(a) contestants.
God Bless
- military-mind
- SomaliNet Super

- Posts: 8508
- Joined: Wed Mar 21, 2007 2:49 am
- Location: Maxamed Farax mafraash
Re: Miss Somalia UK 2009
mr smith, you got xaar in your eyes 
-
Ka darag
- SomaliNet Super

- Posts: 13122
- Joined: Thu Apr 03, 2008 11:13 am
- Location: He's not invisible anymore, with his father's nine and a broken fuse.
Re: Miss Somalia UK 2009
military-mind wrote:mr smith, you got xaar in your eyes
- *Nobleman*
- SomaliNet Super

- Posts: 6864
- Joined: Wed Jul 13, 2005 2:49 pm
- Location: United- Not arrogant, just better
Re: Miss Somalia UK 2009
Sharaf is lacking 
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Miss Somalia UK 2009
Oslochick23 wrote:Listen Ugly Midget,Cali_Gaab wrote:^Says the love that wears whore outfits, they are the future kulaha
love is U, love is the one who gave U birth, love is Ur ugly midget granny, love is Ur Sister
Ugly makhnuuud futada laga kooro... dont ever call me a love again.....fatal yahaw Idooor ee futada laga dhuuqaa
You're a love for not agreeing with this.Oslochick23 wrote:U are weird. Odd. Narrow minded. Retarded.HELWAA wrote:Cool
I believe only dhilos who get paid for sex ayaa nimanka isku balaqa...A decent muslim girl who is pure and never been touched by onther man is worth it.Every man should fight for her.
Once again you have displayed signs of dhillonimoOslochick23 wrote:Who needs balayo lugo dhuudhan's marriage in the first place![]()
![]()
Never wore a xijaab, weligayna ma xidhan doono.....I AM FREEE
Not to mention that thread where you asked what type of whore outfit you should wear to an halloween party, now missy.......please do explain how you're not a love
Last edited by Cali_Gaab on Wed Oct 28, 2009 1:01 pm, edited 1 time in total.
Re: Miss Somalia UK 2009
Weey washeen.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 1297 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 3 Replies
- 1450 Views
-
Last post by Basra-
-
- 8 Replies
- 1445 Views
-
Last post by Eye
-
- 66 Replies
- 9577 Views
-
Last post by garowegal
-
- 55 Replies
- 3771 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 10 Replies
- 43 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 21 Replies
- 7018 Views
-
Last post by Brawler99
-
- 36 Replies
- 7953 Views
-
Last post by CagoBaasto
-
- 12 Replies
- 3534 Views
-
Last post by qoraxeey
-
- 0 Replies
- 339 Views
-
Last post by L@fweyne