1/
WAA LAGABYAA AYAA MAQASHAY SAA DHUUSO AYAA KA WAREEGTAY
War bal ninkan eega !
Horta weligey hore u maan maqal , midda labaad na wax maskaxda geleya ba ma'aha !!
Dhuusadu sidee bey iskaga wareegta ?
Wax naqas futada ka soo baxay , sow maad garan ? halkaad u baxdo ayuun bey ku daba soconaysa ... dhuuso aa ka soo wareegtay maxay ka dhigantahay ?? Xaggey ka timid dhuusadu ?
2/
HADAA RABTID INAA CAMERA KU KADO XAYEEYSII SACIID AFISOONE IN MUDDO AH WAAN KU KADAA INSHALLAH.
Aar niyow af somali kala duwan arrin ka weyn ba ina kala dhex taala
Anigu wax i iibi ku maan odhan e , KUWI CAMERA-da ADIGA ku soo iibshay baynu haysana
