Bosaaso safe?

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Bosaaso safe?

Post by AhlulbaytSoldier »

War Deg Deg ah Qarax goordhoweyd kadhacay Boosaaso iyo Magaalda Boosaaso oo kacsan

Qaraxan oo ah mid aad uxoogan ayaa goordhoweyd laga maqlay gudaha magaalada Boosaaso gaar ahaan xaafada Baalade ee kamid ah xaafadaha magaalada ayadoona uu qaraxan yahay mid siweyn looga dareemay magaalada Cabsina geliyey.

Warar kudhow dhow goobta uu Qaraxu kadhacay ayaa kuwaramaya in qaraxa uu yahay bambaano nooca gacanta laga tuuro lalana eegtay taliyaha saldhiga Mijir oo isagu xaafadaasi kuyaala ayadoona lasheegayo in qaraxu uu kadhashay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo aan sirasmi ah uqwwxneyn.

Markii qaraxu dhacay kadib waxaa goobta laga maqlayey rasaas xoogan oo ay rideen ciidamada waloow aan la ogeyn qasaaraha rasaastaasi kadhashay waxaana ciidamo xoog leh lagu arkayaa caawa iyaga oo gaaf wareegaya xaafadaha magaalada kuwaasi oo aad uhubeysan.

Qaraxan ayaa imaanaya xili xalay sidoo kale fiidkii bam gacmeed lagu weeraray bar ay ciidamada amaanka Boosaaso kubaarayeen gaadiidka noocyadiisa kala duwan kaasi oo isana qasaaraha kadhashay ay sarakiisha ciidanku kagaabsadeen.

NOT
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Bosaaso safe?

Post by kambuli »

Hutu,

Yaad u dirtey? Who did you send to do the dirty work? :|
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Bosaaso safe?

Post by Executive »

HutuKing01 wrote: Magaalda Boosaaso oo kacsan

Doesn't kacsan mean horny :lol:
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Bosaaso safe?

Post by AbdiWahab252 »

kambuli wrote:Hutu,

Yaad u dirtey? Who did you send to do the dirty work? :|
:lol: :lol: :lol:


HutuKing,

Leave that crap alone and enjoy:

User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Bosaaso safe?

Post by kambuli »

A/W aka Hutu,

Who did you send :?:
User avatar
Cinque Mtume
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4005
Joined: Fri Mar 06, 2009 5:36 pm
Location: Tres Puntos

Re: Bosaaso safe?

Post by Cinque Mtume »

Dad kacsan ayaa Bosaso kiciyey. These guys were sent to Bosaso to fight 'gaalo'? If Hutus want to die, they're at the right address in Bosaso. We feed them to the sharks for fun. Ask our Yemeni cousins on the other side of the Gulf of Aden for confirmation. :lol:
Image
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Bosaaso safe?

Post by AhlulbaytSoldier »

Its simple to know who were behind this heroic attack. 1 ogaden is killed in prisons,the ogs take revenge :up:
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Bosaaso safe?

Post by kambuli »

Hutu,

Is that how you orchestrated?
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Bosaaso safe?

Post by AhlulbaytSoldier »

Kambulie,its now 21:10. What does that mean? Timeto take your pills.

Image
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Bosaaso safe?

Post by kambuli »

Tuug la qabtay talo ma leh :clap:
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Bosaaso safe?

Post by Murax »

kambuli wrote:Tuug la qabtay talo ma leh :clap:

:up: :up:
subeir123
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 627
Joined: Sun Jun 08, 2008 3:58 pm
Location: Galmudug State

Re: Bosaaso safe?

Post by subeir123 »

I hope ONLF is behind this :P
JaMaaL-23
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2271
Joined: Mon May 09, 2005 2:12 am
Location: Burtinle, Nugaal

Re: Bosaaso safe?

Post by JaMaaL-23 »

^ Maxay ku tareysaa adiga? ilko yar yareydee
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Bosaaso safe?

Post by Advo »

ONLF :up:
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Bosaaso safe?

Post by kambuli »

ONLF :?: :?: Nah...

Nimankiina habeen iyo maalin ku taahaya Amaanka Puntland are behind it..Those of you who were angry and envious about the peace in Puntland are behind this horrific act..How many times did you say in this joint..Puntland should feel the heat of Mogadisho????

You folks are behind this horrific acts :down:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”