Futtoole & sh.sharif agrees to disagree

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Futtoole & sh.sharif agrees to disagree

Post by AhlulbaytSoldier »

Image


Kulankii Madaxda Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Puntland ay ku yeesheen Nairobi oo la isku af-garan waayay

Jimco, November 13, 2009(HOL): Waxaa la isku af-garan waayay kulan ay maanta safaaradda Soomaaliya ee Kenya ku yeesheen Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland.

Kulankaas oo markiisii hore saxaafadda loo diiday, isla markaana ahaa mid ay albaabada u xiran yihiin ayaa waxaa markii uu in muddo ah socday waxaa saxaafadda la hadlay Madaxweynaha Maamulka Puntland C/raxmaan Faroole oo shirka ka soo baxay.

Warbixinta-BBC Somali Service

Madaxweyne Faroole ayaa sheegay in shirkii uu la qaatay madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Shiikh Shariif uu ku dhamaaday is-af-garad la’aan, wuxuuna ku eedeeyay dowladda Soomaaliya in ay ka cago-jiideyso arrimaha horumarinta mashaariicda Puntland iyo qodob kale oo uu ku sheegay dib u heshiisiinta.

Wuxuu intaas ku daray madaxweyne Faroole in aysan Dowladda Soomaaliya diyaar u ahayn in ay meel-mariso heshiis ay dhawaan kala saxiixdeen Maamulka Puntland iyo Dowladda Soomaaliya, kaasi oo ay kala saxiixdeen isaga iyo Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma-arke.

Heshiiska uu sheegayo madaxweyne Faroole in ay horay u saxiixdeen Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Puntland ayaa waxaa ku jira qodobo aad xasaasi u ah oo awoodo gaar ah siinaya maamulka Puntland, waxaana heshiiskaas ka horyimid Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo uu ka mid yahay Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax oo sheegay in heshiiskaas uu yahay mid aan suurtagal noqon karin oo markaasina ay Baarlamaanka ku sugayaan, marka la hor-keenana ay laali doonaan.

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online
sxiis@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya
LobsterUnit
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10442
Joined: Mon Nov 02, 2009 2:19 pm
Location: singapore

Re: Futtoole & sh.sharif agrees to disagree

Post by LobsterUnit »

Shariff will be sold as a slave to Congo and Farole to Eritrea, amen:mrgreen:
User avatar
galia
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8785
Joined: Tue Mar 15, 2005 6:32 am
Location: 46464
Contact:

Re: Futtoole & sh.sharif agrees to disagree

Post by galia »

Faroole is a joke and a nobody. What does he hve that the TFG needs from him.
Bugland is a joke, otherwise known as pirate land iyo majeertinia
User avatar
Talo alle udaa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2739
Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
Location: Evaluating the African mind

Re: Futtoole & sh.sharif agrees to disagree

Post by Talo alle udaa »

Latest news indicate both have gone to Addis to pay visit to a man they respect out of fear.

The bolded bastard ato meles
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”