Farduus The Lorry Driver!
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Air_Canada
- Posts: 217
- Joined: Sat Oct 31, 2009 6:15 am
Farduus The Lorry Driver!
Maalin dhawayd baa anagoo maqaaxi la yidhaado (ILA-MURANTA) fadhina oo shaah baraada iska cabayna goor fiida Sir-lugooye na noo sheekaynaayo,
ayaa waxa maqaaxidii kusoo dul bakhtiistay LORRY WEYN, markaasaa halkaas oo kale waxaa kasoo dhaqaaqday naag buuran oo qaad afka ku haysata midh sigaara oo dheerna u shidan yahay, waxay xidhan tahay surwaal gaaban timo gaagaabana way leedahay' waa naag balaayo ka dhacday oo magaaladoo dhami taqaano
waxaa la yidhaahda (FARDUUS) waana naagta LORRY gaba wadata!
Markaasaa intay sidaa iisoo eegtay oo igu soo yara dhaqaaqday bay ii il jabisay eeeeuuuuwwwww! ... al markaasaan gabigaygiiba dhididay!... waan aqaanaayo naagtu hadday il jabisaba waa naag wax soo halaagtay.... Aar intaan anna soo yara dhaqaaqay oo axmaq iska dhigay ayaan ku idhi yaad u il jabinaysaa! .. markaasay intay sigaarkii lugta ku nakhtiisay ayay labada badhin ee hore furatay!
ana intaan boorsadii kala booday ayaan cararay..
Waar naagtii waatan suuqa i dhex eryatay sidii wax waalan...Dumarka Somaliyeed waad taqaanaa siday u ordaan. Intay gacan googaradda iyo diraca kor ugu xaytaan ayey gacanta kalena naasaha ku qabtaan, si ayna naasuhu BALAQ, BALAQ, BALAQ u odhan markay ordayaan.
Naagtii boodhkaan ku qasay oo waan ka badbaaday. Anigoo xiiqsan oo rafaadsan ayaan bakhaarkii INA BAXAR . Anoo bakhaarkii hor taagan ayaa waxaa bakhaarka soo hor istaagay LORRY WEYN. Al, markaasaa wixii xammaal ahaa ee meesha joogay ku wada yaacay LORRY-GII..gadbadaha sonkorta, gadbadaha daqiiqda, bariiska, karaatoonta saliidda, laga soo dajinayao waad yaabaysaa.
War anoo meesha iska taagan ayaa LORRYga waxaa ka soo dagay , naag buuran oo geedkaas le'eg (balaadhan). Waa THE LORRY DRIVER oo FARDUUS ayaa la yidhaahdaa, Si kale kuma garatide waxay u eegtahay, oday adeer ii ah oo Jeega dheere la yidhaahdo oo hargeysa jooga oo xayraan ah. Way timo gaaban tahay, AFRO, markaasay laan jaad ahna afka ku guraysaa, markaasay il cawaran tahay. Adigu hadday habeen madow kaa soo hor baxdo waxaad is odhan lahayd tani waa dajaaj cawarkii la sheegayay.
Naagtii ayaa i aragtay inaan ku maqanahay oon eeg@yo, sidii cayn aan ghost arkay oo kale..Mid xamaal ah oo i ag taagnaa ayaan weydiiyay "War naagtaasi waayo?" markaasuu igu yidhi " ma taqaanid miyaa? suga n spice ayaa la dhahaa waa naag adduunyo soo halaagtay". Al
markaasaan bahal qosol ah kaga sii daayay..wakh wakh wakh wakh. Markaasay igu soo dhaqaaqday, Al, markaasaan gabigeygiiba isku yaraaday..way isoo hor istaagtay, markaasay igu tidhi * Waryaa, is baadh*..markasaan ku idhi " Inaar ma xoolaad ii dhiibatay, maxaan isku baadhaa". Ileyn show naagtu waa naag baadda gurata oo laga wada baqo. War waan is giijiyay. Markaasay caleentii jaadka intay meel dhigatay ayey shalmadeedii dhexda ku xidhatay.
Al, intaad din u istaagay ayaan surwaalkii kor u laabtay, markaasaan candhuuf gacmaha ku tufay oon ciidda dhex galiyey, markaasaan Bruce Lee sidiisii feedh duubtay.
Kulleetiga intay i qabatay ayey kor ii dallacday, Labadaydii jilib ayaa labadeedii naasood dul fadhiistay. Hayaay, waar naagta waan ka shabbacay si kale kuma garatide. Markaasay bahal mashxarad ah intay ku dhifatay "ILILILILILI" ayaabay gadbadihii daqiiqda igu dul tuurtay.
Gadbad sonkoraan is idhi qaad, waan hinjin kari waayey. loool..markaasaan daasad saliida la booday oon ku tuuray, markaasaan orday oon bakhaarka galay, way iga soo daba oraday oo bakhaarkii ayey iga soo daba gashay....
TO BE CONTINUED.

- Abdi-Samatar
- Posts: 163
- Joined: Tue Apr 07, 2009 4:32 pm
- Location: Soul Chamber.
Re: Farduus The Lorry Driver!
Air_Canada wrote:Maalin dhawayd baa anagoo maqaaxi la yidhaado (ILA-MURANTA) fadhina oo shaah baraada iska cabayna goor fiida Sir-lugooye na noo sheekaynaayo,

^^^
Inaar marka Lorry-gu shaqada soo dhameeyo ayaa la heli doonaa iska dhaaf.

-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Goljano lion inaar adiga keenshaligay ku gashan lahayd, naagtu waa mid masaabiir ku quraacataa,Goljano Lion wrote:Air_Canada wrote:Maalin dhawayd baa anagoo maqaaxi la yidhaado (ILA-MURANTA) fadhina oo shaah baraada iska cabayna goor fiida Sir-lugooye na noo sheekaynaayo,

![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
Re: Farduus The Lorry Driver!
-
zulfiqir23
- Posts: 67
- Joined: Sat Oct 31, 2009 8:50 am
Re: Farduus The Lorry Driver!
War naagtan yaa Qaba who is her husband........LUcky man.....
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Farduus The Lorry Driver!
Air_Canada wrote:Goljano lion inaar adiga keenshaligay ku gashan lahayd, naagtu waa mid masaabiir ku quraacataa,Goljano Lion wrote:Air_Canada wrote:Maalin dhawayd baa anagoo maqaaxi la yidhaado (ILA-MURANTA) fadhina oo shaah baraada iska cabayna goor fiida Sir-lugooye na noo sheekaynaayo,
ayaa waxa maqaaxidii kusoo dul bakhtiistay LORRY WEYN, markaasaa halkaas oo kale waxaa kasoo dhaqaaqday naag buuran oo qaad afka ku haysata midh sigaara oo dheerna u shidan yahay, waxay xidhan tahay surwaal gaaban timo gaagaabana way leedahay' waa naag balaayo ka dhacday oo magaaladoo dhami taqaano
waxaa la yidhaahda (FARDUUS) waana naagta LORRY gaba wadata!
Markaasaa intay sidaa iisoo eegtay oo igu soo yara dhaqaaqday bay ii il jabisay eeeeuuuuwwwww! ... al markaasaan gabigaygiiba dhididay!... waan aqaanaayo naagtu hadday il jabisaba waa naag wax soo halaagtay.... Aar intaan anna soo yara dhaqaaqay oo axmaq iska dhigay ayaan ku idhi yaad u il jabinaysaa! .. markaasay intay sigaarkii lugta ku nakhtiisay ayay labada badhin ee hore furatay!
ana intaan boorsadii kala booday ayaan cararay..
Waar naagtii waatan suuqa i dhex eryatay sidii wax waalan...Dumarka Somaliyeed waad taqaanaa siday u ordaan. Intay gacan googaradda iyo diraca kor ugu xaytaan ayey gacanta kalena naasaha ku qabtaan, si ayna naasuhu BALAQ, BALAQ, BALAQ u odhan markay ordayaan.
Naagtii boodhkaan ku qasay oo waan ka badbaaday. Anigoo xiiqsan oo rafaadsan ayaan bakhaarkii INA BAXAR . Anoo bakhaarkii hor taagan ayaa waxaa bakhaarka soo hor istaagay LORRY WEYN. Al, markaasaa wixii xammaal ahaa ee meesha joogay ku wada yaacay LORRY-GII..gadbadaha sonkorta, gadbadaha daqiiqda, bariiska, karaatoonta saliidda, laga soo dajinayao waad yaabaysaa.
War anoo meesha iska taagan ayaa LORRYga waxaa ka soo dagay , naag buuran oo geedkaas le'eg (balaadhan). Waa THE LORRY DRIVER oo FARDUUS ayaa la yidhaahdaa, Si kale kuma garatide waxay u eegtahay, oday adeer ii ah oo Jeega dheere la yidhaahdo oo hargeysa jooga oo xayraan ah. Way timo gaaban tahay, AFRO, markaasay laan jaad ahna afka ku guraysaa, markaasay il cawaran tahay. Adigu hadday habeen madow kaa soo hor baxdo waxaad is odhan lahayd tani waa dajaaj cawarkii la sheegayay.
Naagtii ayaa i aragtay inaan ku maqanahay oon eeg@yo, sidii cayn aan ghost arkay oo kale..Mid xamaal ah oo i ag taagnaa ayaan weydiiyay "War naagtaasi waayo?" markaasuu igu yidhi " ma taqaanid miyaa? suga n spice ayaa la dhahaa waa naag adduunyo soo halaagtay". Al
markaasaan bahal qosol ah kaga sii daayay..wakh wakh wakh wakh. Markaasay igu soo dhaqaaqday, Al, markaasaan gabigeygiiba isku yaraaday..way isoo hor istaagtay, markaasay igu tidhi * Waryaa, is baadh*..markasaan ku idhi " Inaar ma xoolaad ii dhiibatay, maxaan isku baadhaa". Ileyn show naagtu waa naag baadda gurata oo laga wada baqo. War waan is giijiyay. Markaasay caleentii jaadka intay meel dhigatay ayey shalmadeedii dhexda ku xidhatay.
Al, intaad din u istaagay ayaan surwaalkii kor u laabtay, markaasaan candhuuf gacmaha ku tufay oon ciidda dhex galiyey, markaasaan Bruce Lee sidiisii feedh duubtay.
Kulleetiga intay i qabatay ayey kor ii dallacday, Labadaydii jilib ayaa labadeedii naasood dul fadhiistay. Hayaay, waar naagta waan ka shabbacay si kale kuma garatide. Markaasay bahal mashxarad ah intay ku dhifatay "ILILILILILI" ayaabay gadbadihii daqiiqda igu dul tuurtay.
Gadbad sonkoraan is idhi qaad, waan hinjin kari waayey. loool..markaasaan daasad saliida la booday oon ku tuuray, markaasaan orday oon bakhaarka galay, way iga soo daba oraday oo bakhaarkii ayey iga soo daba gashay....
TO BE CONTINUED.
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 311 Views
-
Last post by LobsterUnit
-
- 16 Replies
- 2200 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 2 Replies
- 1322 Views
-
Last post by MenaceToSociety
-
- 0 Replies
- 1012 Views
-
Last post by MenaceToSociety
-
- 15 Replies
- 1944 Views
-
Last post by original dervish
-
- 25 Replies
- 1937 Views
-
Last post by Mr. Yungnfresh
-
- 218 Replies
- 20036 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 2 Replies
- 658 Views
-
Last post by jamalllll
-
- 6 Replies
- 935 Views
-
Last post by GacanSareeye
-
- 37 Replies
- 3328 Views
-
Last post by AbdiWahab252