Tolow waa sidee ?
Ma kuwaasa meesha qabsaday , mise ma aniga la' igu haysta , halkaanad terrorist organisation tababarka ku siisa .. wagareeeey
Moderators: Moderators, Junior Moderators


SahanGalbeed wrote:Al shaababti video-goodi markaan u jawaabay bay meeshi xidhantay ba![]()
Tolow waa sidee ?
Ma kuwaasa meesha qabsaday , mise ma aniga la' igu haysta , halkaanad terrorist organisation tababarka ku siisa .. wagareeeey


SahanGalbeed wrote:War waxaan sheegaya access to the site .
Ama waa la yara xidhay meesha , ama waa la i yara ban gareeyay .. something

Correction:Goljano Lion wrote:SahanGalbeed wrote:War waxaan sheegaya access to the site .
Ama waa la yara xidhay meesha , ama waa la i yara ban gareeyay .. something
![]()
HADAA MI KAALBTAA KA MID AH BAAD KA CADHAYSIISAY KOLKAA WU KU YAR XIDHAY

zingii wrote:Correction:Goljano Lion wrote:SahanGalbeed wrote:War waxaan sheegaya access to the site .
Ama waa la yara xidhay meesha , ama waa la i yara ban gareeyay .. something
![]()
HADAA MI KAALBTAA KA MID AH BAAD KA CADHAYSIISAY KOLKAA WU KU YAR XIDHAY
1-Caresiisay and not cadheesisay.
2-xiray and not xidhay.
you wlc.

