Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna oo dhaliilay hadal dhawaan uu Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed ka sheegay qaar ka mid ah warbaahinta.
Posted: 11/17/2009 8:55:00 AM
Shabelle: DHUUSAMAREEB
Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna ayaa sheegay in madaxweyne Sheekh Shariif uu qalad ka galay Culumaa’udiinka Ahlu Sunna kadib wareysi oo siiyay qaar ka mid ah warbaahinta.
Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna waljamaaca ee bartamaha Soomaaliya ayaa dhaliil u soo jeediyay madaxweynaha dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed,waxaana ay maamulka culumaa’udiinku sheegeen in madaxweyne Shariif uu qalad ka galay Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Suna.
Gudoomiyaha Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Sheekh Cumar Sheekh Max’ed Faarax oo shir jaraa’id ku qabtay bartamaha Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay in sheikh Shariif uu u gafay culumada Ahlu Sunna islamarkaana uu ka been sheegtay sida uu hadalka u dhigay.
Sheekh Cumar ayaa waxaa uu sheegay in Madaxweyne Shariif uu ka dhawaaqjiyay in Maamulka Culumaa’udiinka iyo dowladda uu u socdo wada hadal islamarkaana ay ku soo biirayaan dowladda KMG isagoo Madaxweynuhu uu intaasi sii daba dhigay in aan loo baahneyn xiligaan Jabhado ka sii dalaaca dalka Soomaaliya isagoo la garab safay Ahlu Sunna Al Shabaab iyo Xisbul Islaam.
Gudoomiyaha Maamulka Culumaa’udiinka waxaa uu ka codsaday dowladda KMG in ay raali gareyn deg deg ah ka bixiyaan hadii kale ay talaabo ka qaadanayaan sida uu hadalka u dhigay Sheekh Cumar.
Waa markii ugu horeeysay ee Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna ee bartamaha Soomaaliya ay dhaliilaan madaxweynaha dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyadoo masuuliyiinta kale ee dowladda ugu baaqay in ay ka fiirsadaan hadalka madaxweynaha
Ahlu Sunnah To Withdraw support For TFG
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Ahlu Sunnah To Withdraw support For TFG
ofcourse the focker called us jabhad
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 1131 Views
-
Last post by zingii
-
- 0 Replies
- 664 Views
-
Last post by snoop12
-
- 1 Replies
- 733 Views
-
Last post by zingii
-
- 0 Replies
- 830 Views
-
Last post by hanqadh
-
- 15 Replies
- 1704 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 0 Replies
- 599 Views
-
Last post by COSTA
-
- 0 Replies
- 586 Views
-
Last post by Somaliman50
-
- 6 Replies
- 1114 Views
-
Last post by Rabshoole
-
- 2 Replies
- 834 Views
-
Last post by James Dahl
-
- 15 Replies
- 1925 Views
-
Last post by ababanoah