Hawlgalkii Eebo Cadow ee ay Ciidamada Xoreynta Ogadeniya ku ekeeyeen saldhigyada Wayaanaha oo aaney weli Wariyayaasheenu soo dhameystirin sababo ay isgaarEthiopian Dictator
siinta oo xun ka mid tahay ayaa lagu soo waramayaa in taliska Addis Ababa lagaga diley in ka badan 450 askari oo ay ku jiraan 12 Saraakiil sare ah oo ahaa kuwa kala xukumay Guutooyinka bari. Balse wararka ka soo baxaya Jigjiga iyo Harar ayaa sheegaya in tirada saraakiishu tahay 25 uu ku jiro sarkaalkii qaybta sahanka Ciidamada Wayaaha ee Harar oo lagu magacaabi jirey Hailu. Sidoo kale, dhaawaca ayaa lagu soo waramayaa in uu buux dhaafiyey Isbataalada, iyada oo askar badani u dhimatey dhaawicii soo gaadhey.
Dagaalkan oo ka dhacey 10 deegaan oo ay Ciidamada Wayaanuhu ku leeyihiin Saldhigyo waaweyn ayaa laga dhigey kuwa ay Ciidamada JWXO cagta mariyeen iyo kuwa ay qabsadeen., iyaga oo halkaas kula wareegey wixii saad iyo saanad Milatari yaaley oo ay ku jirto Daawo iyo qalabka isgaarsiinta. Hubka ay xoogaga ONLF furteen ayaa waxaa ka mid ah qoryaha PKM iyo Sniper-ka loo yaaqaano
Saraakiisha ONLF ee dagaalka hogaamineysa ayaa sheegaysa in ay dagaaladu meelo badan ku baaheen sida Qamuuda, iyaga oo intaas ku darey in ay Jabhada ONLF qabsatey xaruntii Isgaarsiinta ee Wayaanaha oo ku taaley buurta Qabri Jeeraar, halkaas oo uu yaaley qalabka lagu dhegaysto Isgaarsiinta Jabahada. Sidoo kale dagaaladan ayaa Waxaa ciidamada Wayaanaha lagaga gubey gadiid dagaal iyo kuwa xamuulka qaada.
Dhinaca kale, Ciidamada Wayaanaha ee magaalooyinka Godey, Jigjiga, Wardheer iyo Qabridaher ayaa heegan la geliyey, iyada oo baadhinaato lagu bilaabey magaalada Jigjiga oo duhurka cad dakd jidka lagu joojinayo.
La soco wararkeena dambe oo aanu soo daabici doona faah-faahin dheeraad ah
Update Xabashi death toll at 450+
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Update Xabashi death toll at 450+
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: Update Xabashi death toll at 450+
its more than 450+, easy almost 1000 troops died.
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: Update Xabashi death toll at 450+
They surrendered en-masse aswell.
-
Queen_Arawello
- SomaliNet Super

- Posts: 6096
- Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
- Location: Aware and Dhagax-Buur
- new-york24
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2800
- Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
- Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO
Re: Update Xabashi death toll at 450+
more valuble than anything else is their comunication devices fell in our hands,the amount of inteligence JWXO will collect is priceless. 
Re: Update Xabashi death toll at 450+
How sure are u guys that they were habashis and not somali dabadhalif like the ones we have been watching on youtube?
Re: Update Xabashi death toll at 450+
Maybe the one's who were killed were somali dabadhliif, but does it really matter? As far as I'm concerned, they're all in the same boat.Advo wrote:How sure are u guys that they were habashis and not somali dabadhalif like the ones we have been watching on youtube?
- new-york24
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2800
- Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
- Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO
Re: Update Xabashi death toll at 450+
advoAdvo wrote:How sure are u guys that they were habashis and not somali dabadhalif like the ones we have been watching on youtube?
the dabaqoodhi are in charge of harrasing the shacab and spying for the woyane.
they do not poses the ability to fight JWXO in any way shape or form.
- SultanOrder
- Posts: 21695
- Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
- Location: Peace!
Re: Update Xabashi death toll at 450+
The liyoo police is a militia designed only to minimally guard cities with small arm fires and to patrol outlaying area's and to engage in small skirmishes, but their real purpose is not to fight the Onlf but to terrorize the civilian population into being submissive and faqiir.new-york24 wrote:advoAdvo wrote:How sure are u guys that they were habashis and not somali dabadhalif like the ones we have been watching on youtube?
the dabaqoodhi are in charge of harrasing the shacab and spying for the woyane.
they do not poses the ability to fight JWXO in any way shape or form.
Re: Update Xabashi death toll at 450+
Advo,
From what I heard from people in that region, the cruelest folks stationed there are Somali
Perfect Order,
You're celebrating with Your ppl's today
From what I heard from people in that region, the cruelest folks stationed there are Somali
Perfect Order,
You're celebrating with Your ppl's today
- SultanOrder
- Posts: 21695
- Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
- Location: Peace!
Re: Update Xabashi death toll at 450+
When I was in Dhagaxbuur i use to hear several times a month this much and that much cars have been burnt belonging to liyuu police a lot when they would do their patrols to the point where they started only leaving the city a few times a month 
Murax
Were all celebrating today
Murax
-
Queen_Arawello
- SomaliNet Super

- Posts: 6096
- Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
- Location: Aware and Dhagax-Buur
- Ashwaaq90
- SomaliNetizen

- Posts: 268
- Joined: Mon Oct 19, 2009 9:27 am
- Location: Amsterdam/Cabudwaaq/Wardheer
Re: Update Xabashi death toll at 450+
Inta ey Godeey gaaladu fadhido
gami maayo oo gurmad iyo dagaal
kama gaabsadoo waa iga go'aan
Qabri dahar intey qajafada ku cuni
Xabadaha qarxiyo qori baan wataa
Geylaan ahoo ma qaboowayee
Inta uu wardheer wayaanuhu fadhiyo
Walee iyo bilee weerarar iyo dagaal
Kama waabto oo wacad baan ku maray
Dhagaxbuur intey gaaladu dhabeyn
Shacabkane ku dhibi, dhamac iyo rasaas
Dhigi maayo oo dhaar baan ku galay
Inta ey jig jiga joogaan tigree
Jiridil aan qabiyo jeel laygu xiro
Uma joogayee waan jahaadaya
gami maayo oo gurmad iyo dagaal
kama gaabsadoo waa iga go'aan
Qabri dahar intey qajafada ku cuni
Xabadaha qarxiyo qori baan wataa
Geylaan ahoo ma qaboowayee
Inta uu wardheer wayaanuhu fadhiyo
Walee iyo bilee weerarar iyo dagaal
Kama waabto oo wacad baan ku maray
Dhagaxbuur intey gaaladu dhabeyn
Shacabkane ku dhibi, dhamac iyo rasaas
Dhigi maayo oo dhaar baan ku galay
Inta ey jig jiga joogaan tigree
Jiridil aan qabiyo jeel laygu xiro
Uma joogayee waan jahaadaya
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 1850 Views
-
Last post by paperino
-
- 4 Replies
- 683 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 4 Replies
- 589 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 25 Replies
- 1641 Views
-
Last post by Shams al- Dawla
-
- 20 Replies
- 156 Views
-
Last post by gurey25
-
- 9 Replies
- 2457 Views
-
Last post by COSTA
-
- 4 Replies
- 597 Views
-
Last post by Alphamale1
-
- 28 Replies
- 1421 Views
-
Last post by eternauta