ABAABUL DAGAAL XOOGAN OO KU KA SOCDA DOLOW
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
ABAABUL DAGAAL XOOGAN OO KU KA SOCDA DOLOW
Guddoomiye ku xigeenkii Maamulkii Dowladda KMG Gobolka Gedo ayaa ku hanjabay dagaalo hor leh in ay ku soo qaadi doonaan Gobolada Jubooyinka, si ay meesha uga saaraan awooda kooxaha Islaamiyiinta.
Maxamad Cabdi Kaliil Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Gedo Dowladda KMG, ayaa sheegay heegan inay geliyeen Ciidamada Dowladda KMG Degmada Doolow, dagaalka ugu horeeyana ku soo qaadayana Degmooyinka Gobolka Gedo, kadibna uga soo talaabayaan deegaanada kale ee Jubooyinka.
Guddoomiye ku xigeenkii Gobolka Gedo maamulkii dowladda KMG ee Soomaaliya Maxamad Cabdi Kaliil ayaa meesha ka saaray abaabulkaasi dagaal inay qeyb ka yihiin Ciidamada itoobiya, balse sheegay dowladda Itoobiya iyo Soomaaliya ka dhaxeeyo xariir dowladdeed.
Ugu danbeyn Maxamad Kaliil Guddoomiye ku xigeenkii Maamulkii dowladda KMG Gobolka Gedo ayaa sheegay dulaanka ay ku soo yihiin Gobolada Jubooyinka inay ka gaari doonaan guulo militari, balse lama oga waxyaabaha ay kala kulmi doonaan dhanka xoogaga islaamiyiinta oo ku awood badan Gobolada Jubooyinka.

Re: ABAABUL DAGAAL XOOGAN OO KU KA SOCDA DOLOW
Xubno uu ka mid yahay Bare Hiiraale oo abaabulo dagaal ka wada Degmada Doolow ee gobolka Gedo.
Dooloow.14.Nov.09.Wararka ka imaanaya Degmada Doolow ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in ay halkaasi ka socdaan abaabulo dagaal oo ay wadaan xubno kuu ka mid yahay xildhibaan Barre Hiiraale.
Guddoomiye ku xigeenka maamulkii dowladda KMG Gobolka Gedo Maxamad Cabdi Kaliil ayaa sheegay duulaan culus in ay ka wadaan degmada Doolow si ay meesha uga saaraan ururada Al-shabaab iyo xizbul Islaam oo maamulaan deegaanadaasi.
Guddoomiye ku xigeenka ayaa sheegay duulaankaasi in ay qeyb ka yihiin saraakiil iyo xubno kale uu ka mid yahay Barre Hiiraale, isagoona rajo ka muujiyey dib u qabsashada Degmooyinka Gobolada Jubooyinka.
Dhanka kale xariiro aan la samaynay degmada doolow ayaa naloo xaqiijiyey duulaankaasi in ay qeyb ka noqon doonaan Cutubyo ka tirsan Ciidamada itoobiya oo soo gaareen degmada Doolow ee Gobolka Gedo.
Sidoo kale mar aan arrimahaasi wax ka waydiinay guddoomiye ku xigeenkii dowladda KMG Gobolka Gedo Maxamad Cabdi kaliil ayuu ku gaabsaday in dowladda KMG xariir la leedahay dowladda itoobiya.
Si kasta oo ay ahaato waxaa laga cabsi qabaa in dagaalo culus oo dhiig badan ku daato ka dhaco degmooyinka Gobolka Gedo.

- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: ABAABUL DAGAAL XOOGAN OO KU KA SOCDA DOLOW
Thats ugly.Guddoomiye ku xigeenkii Gobolka Gedo maamulkii dowladda KMG ee Soomaaliya Maxamad Cabdi Kaliil ayaa meesha ka saaray abaabulkaasi dagaal inay qeyb ka yihiin Ciidamada itoobiya, balse sheegay dowladda Itoobiya iyo Soomaaliya ka dhaxeeyo xariir dowladdeed.

Hiraale man up and fight your own battle's ay.

- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: ABAABUL DAGAAL XOOGAN OO KU KA SOCDA DOLOW
^^ ma Afsomaliga kuga adag? what does it say what U quoted?hanqadh wrote:Thats ugly.Guddoomiye ku xigeenkii Gobolka Gedo maamulkii dowladda KMG ee Soomaaliya Maxamad Cabdi Kaliil ayaa meesha ka saaray abaabulkaasi dagaal inay qeyb ka yihiin Ciidamada itoobiya, balse sheegay dowladda Itoobiya iyo Soomaaliya ka dhaxeeyo xariir dowladdeed.![]()
Hiraale man up and fight your own battle's ay.dadka dhulka ha ka wasakhayn.
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: ABAABUL DAGAAL XOOGAN OO KU KA SOCDA DOLOW
sambac what does that say?Dhanka kale xariiro aan la samaynay degmada doolow ayaa naloo xaqiijiyey duulaankaasi in ay qeyb ka noqon doonaan Cutubyo ka tirsan Ciidamada itoobiya oo soo gaareen degmada Doolow ee Gobolka Gedo.
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: ABAABUL DAGAAL XOOGAN OO KU KA SOCDA DOLOW
waxna kama jiraan. Gedo's border of Liban and Libana waxa dega Rer Hasanka Ethiopia. it just Rer Hasan army from Ethiopiahanqadh wrote:sambac what does that say?Dhanka kale xariiro aan la samaynay degmada doolow ayaa naloo xaqiijiyey duulaankaasi in ay qeyb ka noqon doonaan Cutubyo ka tirsan Ciidamada itoobiya oo soo gaareen degmada Doolow ee Gobolka Gedo.
Re: ABAABUL DAGAAL XOOGAN OO KU KA SOCDA DOLOW
Interesting. Either way Shabab seem to be at their weakest right now. Only the die hard Itixaad type Marexaans will fight for them, the rest won't.
Hanqadh,
That was a propaganda piece. Ethiopia cannot come back into Somalia.

- zingii
- SomaliNet Super
- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: ABAABUL DAGAAL XOOGAN OO KU KA SOCDA DOLOW
Hanqadh: kilinka 5naad bay soo wada aadeen after loosing over 600 soldiers so that means they cannot afford to be inside gedo or for that matter any where else.
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: ABAABUL DAGAAL XOOGAN OO KU KA SOCDA DOLOW
bal waa la arki were ol barre gets upto this time...we should see whether Coolpoison's hype bear's fruit or not.
- zingii
- SomaliNet Super
- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: ABAABUL DAGAAL XOOGAN OO KU KA SOCDA DOLOW
^^^ waryaa lately i've bee hearing the OG's were kicking some azzzzzzzzzz in somali-galbeed.
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: ABAABUL DAGAAL XOOGAN OO KU KA SOCDA DOLOW
hanqadh abaal ma leh
dont U know that the second biggest clan in ONLF's Rer Cisman Marehan
dont U know that the second biggest clan in ONLF's Rer Cisman Marehan
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: ABAABUL DAGAAL XOOGAN OO KU KA SOCDA DOLOW
Zingii sxb waa run xabashida sii fiican baa loo jilciyay, expect more this a continuing offensive meela dhan baa la rabaa in gacanta lagu dhigo.
wara cool anigu marexan kama soo horjeedi ee siyaasada aad wadatid baa ila qalafsan...anigu barre hiraale iyo shaqsiyadaa marexan sidaan xidig iyo dhabqodhiga jigjiga oo kale ayaan ooga soo horjeeda.
Rer cisman wa kuwee ma wagardhacda...sxb dad rer babile oo somali jabjabsan baa hada onlf kujira waa arin fiican, dadku mar haday arkeen dariiqii xoriyada.
wara cool anigu marexan kama soo horjeedi ee siyaasada aad wadatid baa ila qalafsan...anigu barre hiraale iyo shaqsiyadaa marexan sidaan xidig iyo dhabqodhiga jigjiga oo kale ayaan ooga soo horjeeda.
Rer cisman wa kuwee ma wagardhacda...sxb dad rer babile oo somali jabjabsan baa hada onlf kujira waa arin fiican, dadku mar haday arkeen dariiqii xoriyada.

Re: ABAABUL DAGAAL XOOGAN OO KU KA SOCDA DOLOW
Wagerdhac ma aha, Reer-Cismaan waa qabiil Marexaan oo boqol sano wax ka yar ka guurtey Mudug and they all reside in Ogdeniya now. NY and them know who they are.
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: ABAABUL DAGAAL XOOGAN OO KU KA SOCDA DOLOW
Waraa kan waaba Sheegad hadusan Rer Cisman aqoon
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 287 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 171 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 3 Replies
- 581 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 1 Replies
- 488 Views
-
Last post by adanboy
-
- 1 Replies
- 334 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 340 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 5 Replies
- 677 Views
-
Last post by The Magnificent
-
- 0 Replies
- 563 Views
-
Last post by xaseey