Eng. Muunye and the 6 ships of Dawladi Kacanka he has

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Eng. Muunye and the 6 ships of Dawladi Kacanka he has

Post by CoolPoisons »

ninkaan has 6 big ships of hanti qaran from Dawladi kacaanka in Yemen laakin ive heard that TNA iyo TNG iyo TFG all requested inu ku wareejo laakin wuu diiday madaame u ka shakisana that they gonna abuse it

ileen ninka waa wadani

Eng. Muunye oo ah massulka maamula Lix markab oo Dowladda Soomaaliya leedahay ayaa dowladdihii ka horeeyay tani ay ka codsadeen Eng. Muunye in uu soo wareejiyo hantida Qaranka ee uu haayo, hase ahaatee wey muuqan weyday cid gacanta loo geliyo hantidada Qaranka Soomaaliyeed, wuxuuna Muunye uu ku dooday in uusan diyaar u aheyn in la dayaco hantida qaranka, ama loo gacan geliyo maamulo jiritaankooda la ogeyn halka ay ku danbeyn doonaan.
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Eng. Muunye and the 6 ships of Dawladi Kacanka he has

Post by sheekh-Farax-zero »

that foccker is not wadani,,, markiibtaas xaraan ayuu ku haysta waana ku shaqaysta,, sunta soomaliaya
lugu shubana asagaa dilaal ka ah.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Eng. Muunye and the 6 ships of Dawladi Kacanka he has

Post by CoolPoisons »

sheekh-Farax-zero wrote:that foccker is not wadani,,, markiibtaas xaraan ayuu ku haysta waana ku shaqaysta,, sunta soomaliaya
lugu shubana asagaa dilaal ka ah.
Hadu xaaran ku haysto tolow ma Hawiye baa
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Eng. Muunye and the 6 ships of Dawladi Kacanka he has

Post by sheekh-Farax-zero »

no he is somali born yamani.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Eng. Muunye and the 6 ships of Dawladi Kacanka he has

Post by CoolPoisons »

sheekh-Farax-zero wrote:no he is somali born yamani.
what U mean somali born yemeni. U mean Rer Hamarka cad cad
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: Eng. Muunye and the 6 ships of Dawladi Kacanka he has

Post by djibsomali »

laIlaha ilahla!!

Waar inleen ciyalkaa somalia waxbaa kamaa yaqanan!!

Muunye is a jareer somalis and have saved some of somalia boats from bililiqo.........
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Eng. Muunye and the 6 ships of Dawladi Kacanka he has

Post by CoolPoisons »

Image

he doesnt look like jareer to me
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: Eng. Muunye and the 6 ships of Dawladi Kacanka he has

Post by djibsomali »

jareertaa ma kuwaa congo kuu nool ayaad moday??

more than half of jareer way kaa guruxbadanyeheen!!!
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Eng. Muunye and the 6 ships of Dawladi Kacanka he has

Post by CoolPoisons »

djibsomali wrote:jareertaa ma kuwaa congo kuu nool ayaad moday??

more than half of jareer way kaa guruxbadanyeheen!!!
^^ What the fock do U know U. Ur a Jabutian from Jabuti. Afaraha Somalia maxa ka galay
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Eng. Muunye and the 6 ships of Dawladi Kacanka he has

Post by sheekh-Farax-zero »

Djibuti
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:


Coolpoison

reer-xamar cad-cad iyo somali yamanis waa kala gaar iskumid maha,, Tusaale=

Amiin caamir is reer-xamar cad cad

Eng-muunya ama Abdow aram(singer), ahmed naaji sacad (singer) waa somali yamani.
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: Eng. Muunye and the 6 ships of Dawladi Kacanka he has

Post by djibsomali »

maa abahaa ba somalia lee baad modaysaa??

somalia is for somalis...........
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Eng. Muunye and the 6 ships of Dawladi Kacanka he has

Post by CoolPoisons »

sheekh-Farax-zero wrote:Djibuti
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:


Coolpoison

reer-xamar cad-cad iyo somali yamanis waa kala gaar iskumid maha,, Tusaale=

Amiin caamir is reer-xamar cad cad

Eng-muunya ama Abdow aram(singer), ahmed naaji sacad (singer) waa somali yamani.
oh U mean Yemenis who were born in somalia oo afka somaliya ku hadla
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Eng. Muunye and the 6 ships of Dawladi Kacanka he has

Post by sheekh-Farax-zero »

CoolPoisons wrote:oh U mean Yemenis who were born in somalia
yes,, that is what i mean
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Eng. Muunye and the 6 ships of Dawladi Kacanka he has

Post by zingii »

Viva la inginera la Munye. :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”