Diiwangeliniti Somaliland Habar jeclo 40% of SL Population
Moderator: Moderators
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Diiwangeliniti Somaliland Habar jeclo 40% of SL Population
Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi oo ka tirsan Mudaanayshaa Golaha Wakiilada ee ka soo baxay Xisbiga UCID dhasho ahaana ka jeeda degaanada Sool iyo Koonfurta Sanaag, ayaa sheegay in haddii natiijada Server-ka lagu galo doorashooyinka soo socda ay Beesha Bariga Burco ka heli doonto Kuraasta labada aqal ee Baarlamaka (Guurtida iyo Wakiilada) min 38 Xildhibaan, taasina ay keeni karto miisaan dheeli ku yimaado qaab-dhismeedkii wadaaga ahaa ee Somaliland ku dhisnayd.
Xisbiga KULMIYE, waxa u muuqata anigu ma garanayo siday u qaateene, diiwaangelintaa haddii lagu galo inay wax helayaan, oo iyaga keligood soo baxyaan, waa aragti. Haseyeeshee dad qaar baa fikir kale qaba haddii diiwaangelinta lagu galo sida wax lagu kala helayo, markaa iyagu way is tusiyeen, weliba waxa ay isu tusinayaa dadku waxa ay u badan tahay diiwaangelintan markaad reer ahaan u eegto hal qoys baa 40% [Boqolkiiba Afartan] helaya, markaa hal qoys oo Somaliland ah, markaad ardaayadii u eegto 12-ka ahaa ee hore ee Somaliland Afar ardaa oo hareeraha iyo Siddeed ardaa oo dhexda ahaa. Sidaa darteed mushkiladha uu yeelanyo xattaa haddii la isla oggolaado, waxa weeye 38 Xildhibaan oo Golaha Wakiilada waxa yeelanya hal reer ah oo Somaliland, weliba hal qoys oo degaan ka mid ah Burco ah, Burco waata Bariga iyo Galbeedka la yidhaahdo. Bariga Burco 38 Xildhibaan (Sidded iyo Soddon) bay ku yeelanayaan Golaha Wakiilada iyo Golaha Guurtida-ba, Somaliland-ta kalena, waxay isugu tegaysaa 44-ka kale. Miisaan dheeli baa halkaa ka soo socda maaha haddii doorashadan la galo miisaan dheeligu waxa uu ka imanayaa degaanadayadii Sool iyo Sanaag Bari inay dadka ku yaraanayaan, waad ogaad doontaane degaanada gudaha ku jira ee u haysta tiro koob inuu dhacay bay iyaga lafdigooda ku imanaysaa in hal xaafadi Golayaasha [Guurtida iyo Wakiilada] dhex fadhido.
Dadkeenu doorashadii ayaynu wax ku baraynay si kasta oo aynu Xisbiyo u nahay nin walba reerkiisa ayaa dooranayey, Golaha Wakiiladana waad aragteenoo marka arini kululaato raas-raas baanu u soo kala shir-naa, Xisbiyo uma kala shir-no yaan taa been laga sheegin. Golaha Wakiilada reer baanu u soo kala shir-naa, maaha arrin qarsoon.
Dabadeetana Berito markay timaado hal reer markuu Siddeed iyo Soddon noqdo, wixii kalena jaaba-jaabe, anagaaba qaylinaynaye qaar baan na dhaamayn gudaha ku jira oo Lab qof iyo Saddex qof iyo ay ka soo gelayaan Golayaasha Baarlamanka. Haddii aan ku noqdo Saaxiibadaa Saddexda ah ee geesta nooga go'ay fikir kale, oo aan degaankii ahayn, laakiin doorashada uun ku xidhan ayay wateen, fikirkoodana waanu ku ixtiraamaynaa.

Re: Diiwangeliniti Somaliland Habar jeclo 40% of SL Population
Haseyeeshee dad qaar baa fikir kale qaba haddii diiwaangelinta lagu galo sida wax lagu kala helayo, markaa iyagu way is tusiyeen, weliba waxa ay isu tusinayaa dadku waxa ay u badan tahay diiwaangelintan markaad reer ahaan u eegto hal qoys baa 40% [Boqolkiiba Afartan] helaya
- Gaashaanle_87
- SomaliNetizen
- Posts: 926
- Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
- Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(
-
- SomaliNet Super
- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Diiwangeliniti Somaliland Habar jeclo 40% of SL Population
40%? Why not? Sheikh Isaxaaq had 8 kidz 4 of those can be grouped as HJ. I think that is only fair however, I don't think all HJ will be voting one way. I think they're more diverse than you think politically
- Keyse_0208
- SomaliNet Super
- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: Diiwangeliniti Somaliland Habar jeclo 40% of SL Population
it should've even be more since they're exactly half of isaxaaq, i wonder how much of the population as a whole goes for HY+HA.?Dhaga Bacayl wrote:Sheikh Isaxaaq had 8 kidz 4 of those can be grouped as HJ
- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super
- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: Diiwangeliniti Somaliland Habar jeclo 40% of SL Population
Sxb, you know full well what your saying is miss leading. Your implying HJ is 4 sons equal in size grouped together, when in fact its 90% Musse Isxaaq and the 3 remaining sons make up the other 10%.Dhaga Bacayl wrote:40%? Why not? Sheikh Isaxaaq had 8 kidz 4 of those can be grouped as HJ. I think that is only fair however, I don't think all HJ will be voting one way. I think they're more diverse than you think politically

-
- SomaliNet Super
- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Diiwangeliniti Somaliland Habar jeclo 40% of SL Population
Keyse_0208 wrote:it should've even be more since they're exactly half of isaxaaq, i wonder how much of the population as a whole goes for HY+HA.?Dhaga Bacayl wrote:Sheikh Isaxaaq had 8 kidz 4 of those can be grouped as HJ
Don't know that. I think HY are very large according to the size of the area in Somaliland and Ethiopia they occupied.
Re: Diiwangeliniti Somaliland Habar jeclo 40% of SL Population
general is that why they say habar jeclo waa muse
Re: Diiwangeliniti Somaliland Habar jeclo 40% of SL Population
dhaga he means what percentage would go to ha plus hy combined............???Dhaga Bacayl wrote:Keyse_0208 wrote:it should've even be more since they're exactly half of isaxaaq, i wonder how much of the population as a whole goes for HY+HA.?Dhaga Bacayl wrote:Sheikh Isaxaaq had 8 kidz 4 of those can be grouped as HJ
Don't know that. I think HY are very large according to the size of the area in Somaliland and Ethiopia they occupied.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Diiwangeliniti Somaliland Habar jeclo 40% of SL Population
GENERAL_SNM wrote:Sxb, you know full well what your saying is miss leading. Your implying HJ is 4 sons equal in size grouped together, when in fact its 90% Musse Isxaaq and the 3 remaining sons make up the other 10%.Dhaga Bacayl wrote:40%? Why not? Sheikh Isaxaaq had 8 kidz 4 of those can be grouped as HJ. I think that is only fair however, I don't think all HJ will be voting one way. I think they're more diverse than you think politically
I didn't say the number is equally distributed nor do I care for that matter. They name that was used in this thread is Hj, Not Muse Isxaaq, Not Cimraan or any other name. Having said that, HJ consist of 4 the sons of Ishaxaaq kidz and everybody knows that. You can’t have it both ways couz.

My statement above only answers to that argument not the details you've shown.
Yunis,
According to this thread, the rest of ISAAQ population is 60% so do the month.

- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super
- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: Diiwangeliniti Somaliland Habar jeclo 40% of SL Population
Fair enough my bad if it makes you guy's feel better the thread starter should simplified it for you guy's and titled the thread Musse Isxaaq is 40% of Somaliland. You guy's use this ''but HJ is 4 sons of Isaaq'' as if its a major advantage over you guy's. When the truth of the matter is the other 3 sons of Isxaaq you guy's talk about are actually less then my sub tribe of reer dahir combined.Dhaga Bacayl wrote:GENERAL_SNM wrote:Sxb, you know full well what your saying is miss leading. Your implying HJ is 4 sons equal in size grouped together, when in fact its 90% Musse Isxaaq and the 3 remaining sons make up the other 10%.Dhaga Bacayl wrote:40%? Why not? Sheikh Isaxaaq had 8 kidz 4 of those can be grouped as HJ. I think that is only fair however, I don't think all HJ will be voting one way. I think they're more diverse than you think politically
I didn't say the number is equally distributed nor do I care for that matter. They name that was used in this thread is Hj, Not Muse Isxaaq, Not Cimraan or any other name. Having said that, HJ consist of 4 the sons of Ishaxaaq kidz and everybody knows that. You can’t have it both ways couz.![]()
My statement above only answers to that argument not the details you've shown.
Yunis,
According to this thread, the rest of ISAAQ population is 60% so do the month.
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Diiwangeliniti Somaliland Habar jeclo 40% of SL Population
Afartan qof oo la sheegayo waa kuma?
Re: Diiwangeliniti Somaliland Habar jeclo 40% of SL Population
so general if the other three hj bros make up 10% of the total and according to you they are equel to reer dahir then it means reer dahir make up 10% hj oodhan.
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Diiwangeliniti Somaliland Habar jeclo 40% of SL Population
yunis, although it's quite lovely to see you try and engage in a 'discussion', he did clearly state that they are "less" than Reer Daahir. Unfortunatly, your reverse psychology doesn't make any sense.
Re: Diiwangeliniti Somaliland Habar jeclo 40% of SL Population
gaab bruv horta hello........ you kool?Cali_Gaab wrote:yunis, although it's quite lovely to see you try and engage in a 'discussion', he did clearly state that they are "less" than Reer Daahir. Unfortunatly, your reverse psychology doesn't make any sense.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 66 Replies
- 4055 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 34 Replies
- 3455 Views
-
Last post by hydrogen
-
- 3 Replies
- 610 Views
-
Last post by LaY-D_LicK
-
- 7 Replies
- 711 Views
-
Last post by LaY-D_LicK
-
- 16 Replies
- 8527 Views
-
Last post by Burco Boss
-
- 6 Replies
- 89 Views
-
Last post by Ceelgabo