Today, no more do Al Shabaab supporters have any excuse.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13999
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Today, no more do Al Shabaab supporters have any excuse.

Post by DR-YALAXOOW »

edleh wrote:Voltage..... addeer Oohinta iyo hadalka raqiiska ah meesha kala bax! Yaa ku ogeysiiyey in falka dhacay ay ka dambeeyeen Shabaab? Mise wixii aad maqashay ama la yiri ee soo gaaray dhagahaaga ayuunbaad iska raacasaa? Horta inta aadan wax dhihin waxaa la suubiyaa raadraac iyo dabagal si aad u ogaato ciddi ka dambeysey laynta dadka masaakiinta ah iyo sababtu waxay ahayd.
inkaar kuugu dhacdee maxaad indhaha isku tireysaa al shabaab fal danbiyeed midkan ka foolxun ayna ku dhinteen dad aad ugu tira baddan dadkii ay maanta xasuuqeen al shabaab ayey al shabaab horey u qiratey.

waad la socotaa falkii foosha xumaa ay al shabaab SUICIDE BOMBERKOODII ka sameeyeen BALADWEYNE ayagoo beegsanaya wasiir dawlada ka tirsan, falkaas waxay dileen al shabaab 98 qafoood JIDKA iska marayey innocent MUSILIMIIN SOOMAALI AH.
hooyooyin odayaaaal, ardey caruuur 98 qafoood ayey ku dileeen is qarxitaas ay AL SHABAAB ayba qirteeen.

waliba SHEEYDAANKII falkaas fuliyey si cad ay websike al shabaab ugu soo sawireen kuna qirteen inay ayaga ka danbeeyeen

sheeydaankii al shabaab ahaa ee fuliyey ficilkaas ka sii foolxun kii dhacey maanta sawirkiisa waa kanaa
Image

inkaari kuugu dhacdee jaahiliinta indhaha la' ee taageera al shabaab xitaa hadey qirtaan GARACYADA al shabaab wali inkiraad ayaad ku jirtaaan. war HOREY FICILO KA FOOLXUN u sameeyeen wayna qirteeen, dhiiga islaamka inuu waxba ugu fadhin shayaadiinta al shabaab dadka inta baddan waa og yihiiin. sheeydaan yahooow
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Today, no more do Al Shabaab supporters have any excuse.

Post by Voltage »

edleh wrote:Voltage..... addeer Oohinta iyo hadalka raqiiska ah meesha kala bax! Yaa ku ogeysiiyey in falka dhacay ay ka dambeeyeen Shabaab? Mise wixii aad maqashay ama la yiri ee soo gaaray dhagahaaga ayuunbaad iska raacasaa? Horta inta aadan wax dhihin waxaa la suubiyaa raadraac iyo dabagal si aad u ogaato ciddi ka dambeysey laynta dadka masaakiinta ah iyo sababtu waxay ahayd.
I love how many sympathizers this criminal organization has.
Sheikh Abdifatah, a senior al Shabaab official in Mogadishu, said the group had targeted the ceremony as part of its war on the U.S.-backed Transitional Federal Government. More attacks are to come, he warned. "We did not target the students —our target was the TFG, and each day and every hour we will keep fighting ... Our goal is to target the enemy of Allah. We will never give up pursuing the enemy of Allah.

Read more: http://www.time.com/time/world/article/ ... z0YfgDFJPv
edleh
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 386
Joined: Sun Jul 26, 2009 12:34 am

Re: Today, no more do Al Shabaab supporters have any excuse.

Post by edleh »

Sheikh Abdifatah, a senior al Shabaab official in Mogadishu, said the group had targeted the ceremony as part of its war on the U.S.-backed Transitional Federal Government. More attacks are to come, he warned. "We did not target the students —our target was the TFG, and each day and every hour we will keep fighting ... Our goal is to target the enemy of Allah. We will never give up pursuing the enemy of Allah.

Read more: http://www.time.com/time/world/article/ ... z0YfgDFJPv
[/quote]

This is nothing more than a made up Story and donesn't have any sense at all. A merely another sort of propaganda. Waxaynu ognahay in Shabaab ay caddeeyeen mawqiifkooda ku aadan falkii foosha xumaa ee maanta laga geystey wixii ka dhacay Muqdisho. Dad masaakiin ah oo gumaad loo geystey ciddina waxay ila tahay in aysan ku farxayn. Hase ahaatee, intii meeshaas ku dhimatay Eebbe ha siiyo dambi-dhaaf iyo Naxariistiisa, Amin!
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”