inkaar kuugu dhacdee maxaad indhaha isku tireysaa al shabaab fal danbiyeed midkan ka foolxun ayna ku dhinteen dad aad ugu tira baddan dadkii ay maanta xasuuqeen al shabaab ayey al shabaab horey u qiratey.edleh wrote:Voltage..... addeer Oohinta iyo hadalka raqiiska ah meesha kala bax! Yaa ku ogeysiiyey in falka dhacay ay ka dambeeyeen Shabaab? Mise wixii aad maqashay ama la yiri ee soo gaaray dhagahaaga ayuunbaad iska raacasaa? Horta inta aadan wax dhihin waxaa la suubiyaa raadraac iyo dabagal si aad u ogaato ciddi ka dambeysey laynta dadka masaakiinta ah iyo sababtu waxay ahayd.
waad la socotaa falkii foosha xumaa ay al shabaab SUICIDE BOMBERKOODII ka sameeyeen BALADWEYNE ayagoo beegsanaya wasiir dawlada ka tirsan, falkaas waxay dileen al shabaab 98 qafoood JIDKA iska marayey innocent MUSILIMIIN SOOMAALI AH.
hooyooyin odayaaaal, ardey caruuur 98 qafoood ayey ku dileeen is qarxitaas ay AL SHABAAB ayba qirteeen.
waliba SHEEYDAANKII falkaas fuliyey si cad ay websike al shabaab ugu soo sawireen kuna qirteen inay ayaga ka danbeeyeen
sheeydaankii al shabaab ahaa ee fuliyey ficilkaas ka sii foolxun kii dhacey maanta sawirkiisa waa kanaa

inkaari kuugu dhacdee jaahiliinta indhaha la' ee taageera al shabaab xitaa hadey qirtaan GARACYADA al shabaab wali inkiraad ayaad ku jirtaaan. war HOREY FICILO KA FOOLXUN u sameeyeen wayna qirteeen, dhiiga islaamka inuu waxba ugu fadhin shayaadiinta al shabaab dadka inta baddan waa og yihiiin. sheeydaan yahooow

