Gurigan imisaad siisan lahayd??

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Gurigan imisaad siisan lahayd??

Post by Hyperactive »

i wouldnt pay a peny any property in any where in somalia.
User avatar
Gaashaanle_87
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 926
Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(

Re: Gurigan imisaad siisan lahayd??

Post by Gaashaanle_87 »

hyperactive wrote:i wouldnt pay a peny any property in any where in somalia.
Hyper waayo maxaa dhacay? lacagta lama caabudo waxbaa la siistaa kolayba adduunyada ku waari mayside
meel ka wacan wadankaaga ma jirto sxb
User avatar
Cinque Mtume
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4005
Joined: Fri Mar 06, 2009 5:36 pm
Location: Tres Puntos

Re: Gurigan imisaad siisan lahayd??

Post by Cinque Mtume »

10 K tops and probably biggest factor for this price is the ground it sits on.

I like the idea, but the actual construction and finishing of the design has been poorly executed. If I look at the walls and positioning of the lines and windows, this house would have to be demolished anywhere else in the world.

The guy/woman who paid the contractor for this is probably a moron.
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Gurigan imisaad siisan lahayd??

Post by Xamud. »

The color is messed up and the construction work is a bit weak as Cinque pointed out.

Other then that the house is alright I guess, I`d pay a lot of money if they fixed the few errors.
User avatar
suga_delic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1241
Joined: Fri Oct 02, 2009 3:21 pm
Location: UK

Re: Gurigan imisaad siisan lahayd??

Post by suga_delic »

i wona c da inside. :|
User avatar
Gaashaanle_87
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 926
Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(

Re: Gurigan imisaad siisan lahayd??

Post by Gaashaanle_87 »

cinque m

10K :lol: miskiin

Ta kale dadka gurigan dhistay maxaad u aflagaadaynaysaa niyaw horta xayawaan sanidaa
User avatar
Gaashaanle_87
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 926
Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(

Re: Gurigan imisaad siisan lahayd??

Post by Gaashaanle_87 »

Suga delic

Markaad gudihissa gasho naftaadu ma jeclaysan doonto inay kasoo baxdo dhawr week! waad iska mashaaxi lahayd
~Arabman~
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 289
Joined: Tue Dec 01, 2009 5:15 pm

Re: Gurigan imisaad siisan lahayd??

Post by ~Arabman~ »

If I guess it right, the asking price is a minimum of $100K.
User avatar
Cinque Mtume
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4005
Joined: Fri Mar 06, 2009 5:36 pm
Location: Tres Puntos

Re: Gurigan imisaad siisan lahayd??

Post by Cinque Mtume »

This is what cawaanka Duceysane/Gaashaanle wants to hear:


Allah gurigaan quruxda ka batey yaa leh? Yaa Kale! Qof Isaaq baa dhistey dee. Walaahi oo bilaahi hal milyan wax aan ka dhameyn baan ka siin lahaa gurigaan hadduu igu wareejiyo!


Dude, go do something constructive. If you're into qabiil cyber wars, you registered to Somalinet 5 years too late. Waagaas ayaa lays baabi'i jirey, sorry you had to miss those crazy days.
User avatar
Gaashaanle_87
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 926
Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(

Re: Gurigan imisaad siisan lahayd??

Post by Gaashaanle_87 »

Cinque Mtume

Walahi mid kaa nacasaysan ma arag! Inaader cuqdadan kugu jirta iska saar walahi sidani waa dhimasho e!
aar su'aal yar oo fudud ayaad waxaas oo hadala u shubaysaa!
midda kale qabiilka maxaa meesha keenay? walahi waxaad tahay mid cuqdadu lafaha ka gashay :arrow:
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Gurigan imisaad siisan lahayd??

Post by Cali_Gaab »

10k are you kiddin' me? There's not a place left in the city where you can get property for such a low price. My father bought 10 plots of land in Hargeisa with the house for like 70K and the same size in Burco at 65k.

Ten thousand would have been acceptable 6 or 7 years ago.
User avatar
Gaashaanle_87
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 926
Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(

Re: Gurigan imisaad siisan lahayd??

Post by Gaashaanle_87 »

Cali G

Kan xoolaha ah meesha buuglaand buu moodaayaa aar malaa ma oga in 1 million mansion ah la dhisto iminka :lol:
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Gurigan imisaad siisan lahayd??

Post by HELWAA »

000
User avatar
Macaaney_1991
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3600
Joined: Fri May 15, 2009 3:13 am
Location: Gettin ready to Migrate.....

Re: Gurigan imisaad siisan lahayd??

Post by Macaaney_1991 »

HELWAA wrote:000
:clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Gurigan imisaad siisan lahayd??

Post by The_Patriot »

Gaashaanle_87 wrote:Wuxuu ku yaalaa Magaaladda Hargeisa Xaafadda boqol jire

Image
It depends its location but if it is the prime areas of Hargeisa then its close to US$1M
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”