Anigu waan ku caaya dadka qabiilkooda markaan dhaqan xumo ku arko shaqsi , laakin qofna ku ma naco qabiilku ka dhashay .<-- waa iga dhab wallahi !
Waxaynu wada ognahay walaalayaal hase ahatee , in somalidu dad qabiil ku dhaqma ay yihin .
Midda kale waxa weeye beelaha somalidu iney ku dhan yihin halkan Snet baan filaya .
"Proposal" -ka aan maanta idiin soo bandhigayo wuxuu ku saabsan- yahay doorasho
3-da waaweyn baan horta ku bilaabayna insha Allah .
Hawiye
1/Abgaal--> 1 man
2/Habar Gidir -->1 man
Darood
1/Mareexan --> 1 man
Ogaden-->1 man
*Majeerten--> 1 man
*Dhulbahante-->1 man
The reason I have not grouped these three in the Harti subgroup that
*Warsangeli-->1 man
The reason I have not grouped these three in the Harti subgroup that they really are is because of a "below the surface " kinda friction

Isaaq
Habar Awal --> 1 man
Garxajis -->1 man
Habar Jeclo -->1 man
Ninka reer walba laga soo doorto baa deal breaker noqonaya in a potential /future confrontation