Breaking news Bare Hirale becomes gudomiye of 6 gobols
Moderator: Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Breaking news Bare Hirale becomes gudomiye of 6 gobols
in Somalia
Gedo, Jubbada Dhexe, Jubbada Hose, Bay, Bakool iyo Shabelada Hose. that's like 50% of Somalia
Saraakiisha dowladda KMG ee gobolka Gedo oo tafaasiil ka bixiyay sameynta maamul goboleed cusub
Ka dib markii shaaca laga qaaday qorshe lagu dhisayo maamul goboleed cusub gudaha dalka, ayaa arrintaasi waxaa tafaasiil ka bixiyay saraakiisha dowladda KMG ee gobolka Gedo.
Cabdi Barre Cabdi oo u waramayay idaacadda Simba isagoo ka mid ah saraakiisha dowladda ee gobolka Gedo ayaa wuxuu sheegay in mudo lix bilood ah uu soo socday qorshahan haatana la gaaray heer gabo ah.
Maamul goboleedka ayaa wuxuu ka kooban yahay lixda gobol ee ku yaala koonfur bari, waxaana qorshaha wax ka qada xildhiobaano, siyaasiyiin, waxgarad iyo xubno kale oo badan, sida uu sheegay Cabdi Barre.
Qorshahan ayaa wuxuu tilmaamay inuu qeyb ka yahay nidaamka ay ku dhisan tahay dowladda KMG, ujeedada ugu weyn ee laga leeyahayna ay tahay in si fudud lagu helo maamul dowli ah dhammaan gobolada dalka, sida uu hadalka u dhigay.
Dalka ayaa haatan waxaa ka jira maamul goboleedyo oo qaarkood taageersan dowladda KMG halka qaar ka kalena ay ka soo horjeedaa oo sheegtay inay gebi ahaanba ka madax banaan yihiin Soomaaliya.

Re: Breaking news Bare Hirale becomes gudomiye of 6 gobols
Xildhibaano iyo Saraakiil katirsan Dowladda oo Maamul u samaynaya 6-Gobol oo dhaca Koonfurta Somalia.
Xildhibaanno katirsan Baarlamanka dowlada Federaalka KMG Somalia ayaa sheegay in ay dejiyeen qorshayaal ay Maamul ugu samaynayaan 6-gobol oo dhaca Koonfurta Somalia.
Shir Jaraa’id oo ay degmada Doolow gobalka Gedo ku qabteen Saraakiishii dowlada ee gobalada Koonfureed lagala wareegay ayay ku sheegeen in ay diyaar u yihiin dhismaha dowlad Goboleed.
Aadan Saran-soor oo kamid ah Saraakiishii dowlada ee laga qabsaday Bay iyo Bakool oo loo doortay Afhayeenka guddiga dhisaya maamulka ayaa sheegay in ay la tashiyo la wadaan Odayaasha gobalada dhaca Koonfurta dhawaan ay ku dhaqaaqayaan dhismaha maamulkaasi.
Saraakiishan dowladda ee sheegay in ay maamulo u samaynayaan Gobalada Sh/Hoose, J/Hoose, Bay, Bakool, Gedo J/dhexe ayaanan maamulin hal gobal oo goboladaasi ka mid ah waxaana gacanta ku hayan xoogaga Islaamiyiinta ah ee dowlada kasoo horjeeda.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in lasameeyay guddi 21-Xubnood ka kooban oo uu gudoomiye u yahay Xildhibaan Barre Hiiraale dhawaana ay guda geli doonaan dhismaha maamulka.
Saraakiil kale oo dowlada katirsan ayaa kasoo horjeestay arrimaha Maamulkan iyagoona ku taliyay in marka hore Gobalada Koonfureed laga xoreeyo Kooxaha Islaamiyiinta ee haysto.

oo maxaad u qoslaysaVoltage wrote:![]()
![]()
- IRONm@N
- SomaliNet Super

- Posts: 5122
- Joined: Tue May 01, 2001 7:00 pm
- Location: Jannatul-Fardowsa
- Contact:
Re: Breaking news Bare Hirale becomes gudomiye of 6 gobols
Dreams and blah blah!
He doesn't control Jubbada Hose, it's under Alshabab.
He doesn't control Bay iyo Bakool, it's under Digir and Mirifle shabaab.
He doesn't control shabeelada hoose.
only Gedo!
so how is this possible?

- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Breaking news Bare Hirale becomes gudomiye of 6 gobols
Doesn't the land have to be controlled first? That's before you even get to this hilariously desperate attempt of "6 regions" that have nothing to do with each other.CoolPoisons wrote:oo maxaad u qoslaysaVoltage wrote:![]()
![]()
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Breaking news Bare Hirale becomes gudomiye of 6 gobols
Look at this little tribalist. Jubbada Hoose is controlled by Shabaab but Bay/Bakool are controlled by "Raxnaweyn Shabaab" and Barre only has "Gedo".IRONm@N wrote:Dreams and blah blah!
He doesn't control Jubbada Hose, it's under Alshabab.
He doesn't control Bay iyo Bakool, it's under Digir and Mirifle shabaab.
He doesn't control shabeelada hoose.
only Gedo!
so how is this possible?
Jubbada Hoose, Bay/Bakool, and Gedo are all controlled by Shabaab, b.itch.
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Breaking news Bare Hirale becomes gudomiye of 6 gobols
waa ninka ku farxay Ali Madobe's "police chief"Voltage wrote:Doesn't the land have to be controlled first? That's before you even get to this hilariously desperate attempt of "6 regions" that have nothing to do with each other.CoolPoisons wrote:oo maxaad u qoslaysaVoltage wrote:![]()
![]()
war heede, dulaanka bilaash ma ahan. U have to build maamul before U get the land back. If U get the land back then it takes time to build maamul laakin if U already got maamul in place then wax muran ma imaanaya hadaad gacanta ku dhigtid gobolada naga maqan. ma garatay
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Breaking news Bare Hirale becomes gudomiye of 6 gobols
The only thing "aan gartay" is how delusional you are.
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Breaking news Bare Hirale becomes gudomiye of 6 gobols
once a hater always a hater. asaakada wax waa weyn ayaa ka fakarayaan. Kani wali guul la so hooyaday ayuu qaata jagada la siiyey adeerkiis Ali Madobe LoyanVoltage wrote:The only thing "aan gartay" is how delusional you are.
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Breaking news Bare Hirale becomes gudomiye of 6 gobols
Looyaan, looyaan waligaa dheh sxb. Delusional is your middle name now excuse me while I leave you to your caqli lix saac rantings.
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Breaking news Bare Hirale becomes gudomiye of 6 gobols
CoolP & Volt:
Xabada intay kululaan privateka lataga.
Xabada intay kululaan privateka lataga.
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Breaking news Bare Hirale becomes gudomiye of 6 gobols
War privatena la aadi maayo kan. Lix gobol baa maamul samaysatay baan ku qoslay anigu, that is all. 
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Breaking news Bare Hirale becomes gudomiye of 6 gobols
zingii waligey hater aan Voltage ahayn kuma arkin Beesha Sade. ninkaan Somalida kale ayuu ceebeyey with his Somalida are this ama that. hadana Marehan ayuu raba inu ceebeyozingii wrote:CoolP & Volt:
Xabada intay kululaan privateka lataga.
Focking caaq waxaan oo camal. Ninkaan wax baa ka maqan
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Breaking news Bare Hirale becomes gudomiye of 6 gobols
It is called being objective and sincere in what I preach, bitch.CoolPoisons wrote:zingii waligey hater aan Voltage ahayn kuma arkin Beesha Sade. ninkaan Somalida kale ayuu ceebeyey with his Somalida are this ama that. hadana Marehan ayuu raba inu ceebeyo
Focking caaq waxaan oo camal. Ninkaan wax baa ka maqan
And trust me sxb, if Marehan has someone that embarrasses them, you need to look a little bit closer at home to see who.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 31 Replies
- 215 Views
-
Last post by COSTA
-
- 27 Replies
- 2936 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 2 Replies
- 49 Views
-
Last post by Murax
-
- 1 Replies
- 698 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 5 Replies
- 1026 Views
-
Last post by xaliye123
-
- 32 Replies
- 3492 Views
-
Last post by Mustafee101
-
- 26 Replies
- 2241 Views
-
Last post by Murax
-
- 4 Replies
- 1413 Views
-
Last post by Magnusomalius
-
- 1 Replies
- 838 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 2 Replies
- 808 Views
-
Last post by 500ml