Breaking news Bare Hirale becomes gudomiye of 6 gobols

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Breaking news Bare Hirale becomes gudomiye of 6 gobols

Post by CoolPoisons »

in Somalia

Gedo, Jubbada Dhexe, Jubbada Hose, Bay, Bakool iyo Shabelada Hose. that's like 50% of Somalia

Saraakiisha dowladda KMG ee gobolka Gedo oo tafaasiil ka bixiyay sameynta maamul goboleed cusub

Ka dib markii shaaca laga qaaday qorshe lagu dhisayo maamul goboleed cusub gudaha dalka, ayaa arrintaasi waxaa tafaasiil ka bixiyay saraakiisha dowladda KMG ee gobolka Gedo.

Cabdi Barre Cabdi oo u waramayay idaacadda Simba isagoo ka mid ah saraakiisha dowladda ee gobolka Gedo ayaa wuxuu sheegay in mudo lix bilood ah uu soo socday qorshahan haatana la gaaray heer gabo ah.

Maamul goboleedka ayaa wuxuu ka kooban yahay lixda gobol ee ku yaala koonfur bari, waxaana qorshaha wax ka qada xildhiobaano, siyaasiyiin, waxgarad iyo xubno kale oo badan, sida uu sheegay Cabdi Barre.

Qorshahan ayaa wuxuu tilmaamay inuu qeyb ka yahay nidaamka ay ku dhisan tahay dowladda KMG, ujeedada ugu weyn ee laga leeyahayna ay tahay in si fudud lagu helo maamul dowli ah dhammaan gobolada dalka, sida uu hadalka u dhigay.

Dalka ayaa haatan waxaa ka jira maamul goboleedyo oo qaarkood taageersan dowladda KMG halka qaar ka kalena ay ka soo horjeedaa oo sheegtay inay gebi ahaanba ka madax banaan yihiin Soomaaliya.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Breaking news Bare Hirale becomes gudomiye of 6 gobols

Post by CoolPoisons »

Xildhibaano iyo Saraakiil katirsan Dowladda oo Maamul u samaynaya 6-Gobol oo dhaca Koonfurta Somalia.

Xildhibaanno katirsan Baarlamanka dowlada Federaalka KMG Somalia ayaa sheegay in ay dejiyeen qorshayaal ay Maamul ugu samaynayaan 6-gobol oo dhaca Koonfurta Somalia.

Shir Jaraa’id oo ay degmada Doolow gobalka Gedo ku qabteen Saraakiishii dowlada ee gobalada Koonfureed lagala wareegay ayay ku sheegeen in ay diyaar u yihiin dhismaha dowlad Goboleed.

Aadan Saran-soor oo kamid ah Saraakiishii dowlada ee laga qabsaday Bay iyo Bakool oo loo doortay Afhayeenka guddiga dhisaya maamulka ayaa sheegay in ay la tashiyo la wadaan Odayaasha gobalada dhaca Koonfurta dhawaan ay ku dhaqaaqayaan dhismaha maamulkaasi.

Saraakiishan dowladda ee sheegay in ay maamulo u samaynayaan Gobalada Sh/Hoose, J/Hoose, Bay, Bakool, Gedo J/dhexe ayaanan maamulin hal gobal oo goboladaasi ka mid ah waxaana gacanta ku hayan xoogaga Islaamiyiinta ah ee dowlada kasoo horjeeda.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in lasameeyay guddi 21-Xubnood ka kooban oo uu gudoomiye u yahay Xildhibaan Barre Hiiraale dhawaana ay guda geli doonaan dhismaha maamulka.

Saraakiil kale oo dowlada katirsan ayaa kasoo horjeestay arrimaha Maamulkan iyagoona ku taliyay in marka hore Gobalada Koonfureed laga xoreeyo Kooxaha Islaamiyiinta ee haysto.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Breaking news Bare Hirale becomes gudomiye of 6 gobols

Post by Voltage »

:lol: :lol: :lol:
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Breaking news Bare Hirale becomes gudomiye of 6 gobols

Post by CoolPoisons »

Voltage wrote::lol: :lol: :lol:
oo maxaad u qoslaysa
User avatar
IRONm@N
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5122
Joined: Tue May 01, 2001 7:00 pm
Location: Jannatul-Fardowsa
Contact:

Re: Breaking news Bare Hirale becomes gudomiye of 6 gobols

Post by IRONm@N »

Dreams and blah blah!

He doesn't control Jubbada Hose, it's under Alshabab.
He doesn't control Bay iyo Bakool, it's under Digir and Mirifle shabaab.
He doesn't control shabeelada hoose.
only Gedo!

so how is this possible?
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Breaking news Bare Hirale becomes gudomiye of 6 gobols

Post by Voltage »

CoolPoisons wrote:
Voltage wrote::lol: :lol: :lol:
oo maxaad u qoslaysa
Doesn't the land have to be controlled first? That's before you even get to this hilariously desperate attempt of "6 regions" that have nothing to do with each other. :lol:

IRONm@N wrote:Dreams and blah blah!

He doesn't control Jubbada Hose, it's under Alshabab.
He doesn't control Bay iyo Bakool, it's under Digir and Mirifle shabaab.
He doesn't control shabeelada hoose.
only Gedo!

so how is this possible?
Look at this little tribalist. Jubbada Hoose is controlled by Shabaab but Bay/Bakool are controlled by "Raxnaweyn Shabaab" and Barre only has "Gedo".

Jubbada Hoose, Bay/Bakool, and Gedo are all controlled by Shabaab, b.itch.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Breaking news Bare Hirale becomes gudomiye of 6 gobols

Post by CoolPoisons »

Voltage wrote:
CoolPoisons wrote:
Voltage wrote::lol: :lol: :lol:
oo maxaad u qoslaysa
Doesn't the land have to be controlled first? That's before you even get to this hilariously desperate attempt of "6 regions" that have nothing to do with each other. :lol:
waa ninka ku farxay Ali Madobe's "police chief"

war heede, dulaanka bilaash ma ahan. U have to build maamul before U get the land back. If U get the land back then it takes time to build maamul laakin if U already got maamul in place then wax muran ma imaanaya hadaad gacanta ku dhigtid gobolada naga maqan. ma garatay
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Breaking news Bare Hirale becomes gudomiye of 6 gobols

Post by Voltage »

The only thing "aan gartay" is how delusional you are.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Breaking news Bare Hirale becomes gudomiye of 6 gobols

Post by CoolPoisons »

Voltage wrote:The only thing "aan gartay" is how delusional you are.
once a hater always a hater. asaakada wax waa weyn ayaa ka fakarayaan. Kani wali guul la so hooyaday ayuu qaata jagada la siiyey adeerkiis Ali Madobe Loyan
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Breaking news Bare Hirale becomes gudomiye of 6 gobols

Post by Voltage »

Looyaan, looyaan waligaa dheh sxb. Delusional is your middle name now excuse me while I leave you to your caqli lix saac rantings.
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Breaking news Bare Hirale becomes gudomiye of 6 gobols

Post by zingii »

CoolP & Volt:

Xabada intay kululaan privateka lataga.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Breaking news Bare Hirale becomes gudomiye of 6 gobols

Post by Voltage »

War privatena la aadi maayo kan. Lix gobol baa maamul samaysatay baan ku qoslay anigu, that is all. :lol:
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Breaking news Bare Hirale becomes gudomiye of 6 gobols

Post by CoolPoisons »

zingii wrote:CoolP & Volt:

Xabada intay kululaan privateka lataga.
zingii waligey hater aan Voltage ahayn kuma arkin Beesha Sade. ninkaan Somalida kale ayuu ceebeyey with his Somalida are this ama that. hadana Marehan ayuu raba inu ceebeyo

Focking caaq waxaan oo camal. Ninkaan wax baa ka maqan
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Breaking news Bare Hirale becomes gudomiye of 6 gobols

Post by Voltage »

CoolPoisons wrote:zingii waligey hater aan Voltage ahayn kuma arkin Beesha Sade. ninkaan Somalida kale ayuu ceebeyey with his Somalida are this ama that. hadana Marehan ayuu raba inu ceebeyo

Focking caaq waxaan oo camal. Ninkaan wax baa ka maqan
It is called being objective and sincere in what I preach, bitch. :up:

And trust me sxb, if Marehan has someone that embarrasses them, you need to look a little bit closer at home to see who.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”