4 ONLF Thugs Shot Dead by Gaaroodi Residents.
Moderator: Moderators
- ToughGong
- SomaliNet Super

- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
4 ONLF Thugs Shot Dead by Gaaroodi Residents.
Warar aanu ka helnay Magaalooyinka Awaare Iyo Rabasso ayaa waxay noo xaqiijiyeen in Deegaanka La Yidhaa Garagarada oo u dhaw Degmada Awaare Ee Gobolka Somalida ee Ethiopia ayaa waxa ka dhacay Dagaal ay iskaga hor yimaadeen Dadka deegaanka ee Xoola dhaqatada ah ee Beelaha Gaaroodi iyo Kooxaa nabad-diidka ee ONLF maalintii doraad.
Dagaalkan ayaa waxa dadka xoolo dhaqatada ah ee deeganka weerar ku soo qaaday kooxo aad hubaysan oo ka tirsan Kooxda Nabad-diidka ah ee ONLF, dagaalkan ayaa ka dhacay Garagarada ee Degmada Awaare Waqooyi Bari kaga Beegan koonfurna kaga beegan deeganka Sugumaha ee Rabasso.
Dagaalkan oo socday muddo Saacado ah ayaa sababay Dhimashada Hal Ruux iyo mid dhaawac fudud ah Dhinaca Dadka Deegaanka, halka Dhimashada Dhinaca kooxda nabad-diidka ah ay goobtii dagaalka kaga tageen Afar mayd ah iyo mid dhaawac ah oo nolol lagu qabtay , iyaga oo khasaaraa intii kale ee soo gaadhayna ay hore u sii qaateen markii ay jabeen lana ogayn inta uu gaadhsiisan yahay khasaarahaasi dimasho iyo dhawaac labadaba .
Dhimashada ninka deegaanka ayaa naloogu sheegay magaciisa in la yidhaa Dhegasoog Seeraar.
Mo Yusuf
Hargeisa
ToggaHerer
http://togaherer.com/2009/12/26/dagaal- ... ga-awaare/

- salafi_student
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2223
- Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
- Location: If you would only listen, I can educate you!
Re: 4 ONLF Thugs Shot Dead by Gaaroodi Residents.
Walaal....Stop believing everything you read on these retard sites.
Bless
Bless
Re: 4 ONLF Thugs Shot Dead by Gaaroodi Residents.
this is strange news what is ONLF doing in places near Awaare?
red line is south of Awaare towards Qabri Dhahar

Last edited by Digdahab on Sun Dec 27, 2009 8:24 am, edited 2 times in total.
- ToughGong
- SomaliNet Super

- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: 4 ONLF Thugs Shot Dead by Gaaroodi Residents.
Stop posting retarded advicesalafi_student wrote:Walaal....Stop believing everything you read on these retard sites.
Bless
- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: 4 ONLF Thugs Shot Dead by Gaaroodi Residents.
Probbaly a revenge attack for the truckers who were recently robbed, think about it, if the local residents can shoot 4 of these Rag tag militia think what an organised K5 Landers unit would be capable of.
Anyway Good job on the residents
Anyway Good job on the residents
- salafi_student
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2223
- Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
- Location: If you would only listen, I can educate you!
Re: 4 ONLF Thugs Shot Dead by Gaaroodi Residents.
^^^
You must be a child for saying that!
Bye
(footnote: No point to reply for this post as the originator of it will not be visiting or participating or ever read for any replies of this thread or topic! thanks)

Garoodi Lions. 
Keyse sxb a K5 police force is already in place, places such as Gaashaamo Woreda, Northern danot, Xarshin, some places in aware etc, i support the full arming of K5 landers, so we can do serious ass whooping.
Keyse sxb a K5 police force is already in place, places such as Gaashaamo Woreda, Northern danot, Xarshin, some places in aware etc, i support the full arming of K5 landers, so we can do serious ass whooping.
- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: 4 ONLF Thugs Shot Dead by Gaaroodi Residents.
Who are you badhweyn, is that you D..?
Re: 4 ONLF Thugs Shot Dead by Gaaroodi Residents.
No, I am returned former old member.
- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: 4 ONLF Thugs Shot Dead by Gaaroodi Residents.
Badhweyn wrote:No, I am returned former old member.
Re: 4 ONLF Thugs Shot Dead by Gaaroodi Residents.
Keyse_0208 wrote:Badhweyn wrote:No, I am returned former old member.![]()
but you joined 2 days ago..? how are u a old member
My former nick was Togdheer_Tiger, 2004.
Re: 4 ONLF Thugs Shot Dead by Gaaroodi Residents.
Is this some sort of revenge?
Re: 4 ONLF Thugs Shot Dead by Gaaroodi Residents.
bullshid story......u know no one can mess with ONLF 
Re: 4 ONLF Thugs Shot Dead by Gaaroodi Residents.
seemeyer wrote:Stop posting retarded advicesalafi_student wrote:Walaal....Stop believing everything you read on these retard sites.
Bless
Re: 4 ONLF Thugs Shot Dead by Gaaroodi Residents.
Advo wrote:bullshid story......u know no one can mess with ONLF
ONLF were present in the 1988 -1994 in the Hawd, and they were defeated by the SNM numerous times, nothing special about ONUUF boys.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 266 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 15 Replies
- 1310 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 11 Replies
- 1809 Views
-
Last post by Nubis
-
- 25 Replies
- 3091 Views
-
Last post by STREET_SWEEPERR
-
- 32 Replies
- 5418 Views
-
Last post by Spursman
-
- 39 Replies
- 3649 Views
-
Last post by FAH1223
-
- 9 Replies
- 1812 Views
-
Last post by Advo
-
- 1 Replies
- 928 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 77 Replies
- 7530 Views
-
Last post by Moguul21