Kulankii labaad ee Beelaha Reer Nuur iyo Ciidagale ee London
Moderator: Moderators
Kulankii labaad ee Beelaha Reer Nuur iyo Ciidagale ee London
London ( Dillapress.com) Waxa shir balaaran isugu yimid xubno ka mid ah Odayaasha Aqoonyahanka Culuma’udiinka Waxgarad Dhalinyaro iyo dumar ka soo jeeda Beelaha walaalaha ah ee R/Nuur iyo Ciidagale ee ku nool UK.
Shirkaas oo ay martiqaadka fidiyeen beesha ciidagale kana dhacay Galbeedka magaalada London 19kii December 2009, waxa ka soo qayb qalay dad aad u tira badan oo ilaa 100 qof gaaraya . Kulankan oo uu ka horeeyey shir hore oo beesha reer nuur ay martiqaadka fidiyeen.
Shirkan oo muhiimadiisu la xidhiidhay is xog wareysi iyo sidii bulshada labada beelood ay isugu soo dhawaan lahaayeen una dardargalin lahaayeen xidhiidh kooda soo jireenka ah, una ahaan lahaayeen laba beelood oo bidix iyo midiga danahoodana meel uga soo wada jeeda ayaa waxaa ka soo baxay go’aamo ay ka mid yihiin.
1.wax is tar iyo taakulayn joogta ah in ay yeeshaan labada beelood.
2.in la xoojiyo lagana shaqeeyo horumarinta labada beelood siiba arrimaha bulshada sida schoolada caafimaadka iwm.
3.In dhan looga soo wada jeesto dhibaato kasta oo ku timaada mid ka mid ah labada beelood.
4.In laga shaqeeyo shirweyne ka dhaca guddaha oo ay yeeshaan labada beelood.
5.In guddiga farsamo ee la sameeyey ay ka shaqeeyaan gaarsiinta iyo wacyi galinta bulshada meekasta oo joogaan.
BAAQ
Waxa kale oo shirkaasi baaq u jeedinayaa bulshada labada beelood meelkasta oo ay joogaan in ay gacmaha isqabsadaan sidoo kale waxan ugu baaqaynaa Odayaasha Dhaqanka ,Cuqaasha waxgaradka iyo Guurtida labada beelood ee guddaha ay qabtaan shir weyne deg deg ah halkaana laga anba qaado.
Waxana la isku afgartay iskaashi iyo wada tashi joogta ah in ay yeeshaan labada beelood, Guud ahaanba kulankaasi ayaa ku bilaabmay jawi aad u heersareeyay iyo farxad kuna dhamaaday jawi degan iyo is afgarad,kaasi oo lagu dhisay guddiyo labada beelood ah kana shaqayn doona danaha iyo horumarinta xiriirka labada beelood .
see the pic here
http://www.dillapress.com/index.php?opt ... ararkanews

Re: Kulankii labaad ee Beelaha Reer Nuur iyo Ciidagale ee London
viva Reer Nuur iyo Ciidagale
-
- SomaliNet Super
- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Kulankii labaad ee Beelaha Reer Nuur iyo Ciidagale ee London
Reer Nuur of Gadabuursi, is that it? Mise waa reer Nuur kale?
Re: Kulankii labaad ee Beelaha Reer Nuur iyo Ciidagale ee London
Koohi, is this a politcal meeting? i think the Cidagale are trying to include sub clans of samaroon into UCID to gain more ground in awdal since UDUB are losing there much since the recent ceelbardle incident and the recent selling of a jazira in saylac by riyaale further fuelled their anger with riyaale.
Re: Kulankii labaad ee Beelaha Reer Nuur iyo Ciidagale ee London
ducaysane,L@fweyne wrote:Koohi, is this a politcal meeting? i think the Cidagale are trying to include sub clans of samaroon into UCID to gain more ground in awdal since UDUB are losing there much since the recent ceelbardle incident and the recent selling of a jazira in saylac by riyaale further fuelled their anger with riyaale.
this is not just a political meeting i think since Ciidagale are weak in Somaliland they are trying to make alliance. in 2005 elections Reer Nuur were divided politically between the UDUB, UCID and small number supports Kulmiye. today Reer Nuur are one after all Isxaaq except Garxajis are against them in Ceelbardaale issue and who knows maybe they'll join UCID in upcoming election. one thing alse there is Ciidagale sub clan who originally belong to Reer Nuur so there relationships are cool.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Kulankii labaad ee Beelaha Reer Nuur iyo Ciidagale ee London
koohi wrote:ducaysane,L@fweyne wrote:Koohi, is this a politcal meeting? i think the Cidagale are trying to include sub clans of samaroon into UCID to gain more ground in awdal since UDUB are losing there much since the recent ceelbardle incident and the recent selling of a jazira in saylac by riyaale further fuelled their anger with riyaale.
this is not just a political meeting i think since Ciidagale are weak in Somaliland they are trying to make alliance. in 2005 elections Reer Nuur were divided politically between the UDUB, UCID and small number supports Kulmiye. today Reer Nuur are one after all Isxaaq except Garxajis are against them in Ceelbardaale issue and who knows maybe they'll join UCID in upcoming election. one thing alse there is Ciidagale sub clan who originally belong to Reer Nuur so there relationships are cool.
or it can be the other way around this what i heard i heard the reer mataan of the ciidangalle share the same mother with the reer nuur on their mother said bay ka walalo yihin
ma maqashay qiisadaas
-
- Posts: 32
- Joined: Wed Dec 30, 2009 12:20 pm
Re: Kulankii labaad ee Beelaha Reer Nuur iyo Ciidagale ee London
I didn't know any relations between Gadabursi-Reer Nuur & Ciidagale, Koohi my prediction is it's because reer nuur are not happy with riyaale and his UDUB party i predict they will join UCID in huge numbers.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5229
- Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm
Re: Kulankii labaad ee Beelaha Reer Nuur iyo Ciidagale ee London
Reer nuur ku wa kuwaa uguu guska wayne samaronkaa!!
try to take a little farm (maybe as big as a house garden) from them and you will know how it hurt..
Plus there were always the vice prime minister of djibouti even tough mahamed cassey are related to cissa, more numerous and were the first settler in djibouti city when it was created by the french.
but reer nuur took by force all the power allocated to the samarone.
.......................................
what you don't know kids as well is that cidagale and reer nuur are related.
the mother of cidagale was reer nuur

I didn't know Ciidagale's reer abti were Gadabursi - Reer Nuur, Khalid why did you said before they reer abti were Arap 

Re: Kulankii labaad ee Beelaha Reer Nuur iyo Ciidagale ee London
Reer Nuur abti uma aha ciidagale mana dhici karto Reer Nuur count 6 from samaroon - around 500 years ago while ciidagale are main branch of isxaaq maybe 700 years ago. so it is quite impossible for reer nuur being ciidagale abtiSiigodheer wrote:I didn't know Ciidagale's reer abti were Gadabursi - Reer Nuur, Khalid why did you said before they reer abti were Arap
waxa wada dhashay reer nuur(nuur yonis) adan yonis iyo jilib ka mid ah ciidagalaha oo ah reerka lo yidhaa mataanka cas waxa dhashay islaan Gurgure ah waxa berigii hore la odhan jiray bah gurgure imika dadkii markay bateen nin weliba magaciisa ayu gooni ula qaatay. halka Jibril Yonis iyo tiny Cali Yonis ay isku bah ka yihiin.
waxa kale oo jira reero kale oo ciidagale ah waxa dhashay islanta reer nuurka dhashay walasheed marka reer nuurka kuwaa waa habro wadaag.
-
- Posts: 32
- Joined: Wed Dec 30, 2009 12:20 pm
Re: Kulankii labaad ee Beelaha Reer Nuur iyo Ciidagale ee London
Ciidagale is not a main branch of Isaaq it's a branch of Garxajis - remember they are Garxajis before they are Isaaq.
Re: Kulankii labaad ee Beelaha Reer Nuur iyo Ciidagale ee London
ducaysane,Siigodheer wrote:Ciidagale is not a main branch of Isaaq it's a branch of Garxajis - remember they are Garxajis before they are Isaaq.
tell me what u know about habar Garxajis
-
- Posts: 32
- Joined: Wed Dec 30, 2009 12:20 pm
Re: Kulankii labaad ee Beelaha Reer Nuur iyo Ciidagale ee London
Garxajis is a nickname for Ismaaciil Bin Isxaaq , there isn't such thing as Habar Garxajis really since that name is not from the maternal side but the fatherside so i never understood why it was called Habar Garxajis, Habar Yoonis and Cidagale don't even had the same mothers, the mother of Habar Yoonis(Sicid Cismaaciil was - Aba Yoonis Geri Koombe, and Ciidagale's(daud Ismaacil) reer abti was Arap from what i heard, the only thing they have in common is both hal nin ba dhalay, although i have seen Richard Burton's books he refers to Habar Yoonis as Habar Garxajis.
but i am assuming it can be used both Maternal and Paternal since Habar Awal.
Abdirahman Awal ( Habar Awal)
Ismaaciil (Garxajis) or also Habar Garxajis.
but i am assuming it can be used both Maternal and Paternal since Habar Awal.
Abdirahman Awal ( Habar Awal)
Ismaaciil (Garxajis) or also Habar Garxajis.
Re: Kulankii labaad ee Beelaha Reer Nuur iyo Ciidagale ee London
so Garxajis is a nick name not their mother's nameSiigodheer wrote:Garxajis is a nickname for Ismaaciil Bin Isxaaq , there isn't such thing as Habar Garxajis really since that name is not from the maternal side but the fatherside so i never understood why it was called Habar Garxajis, Habar Yoonis and Cidagale don't even had the same mothers, the mother of Habar Yoonis(Sicid Cismaaciil was - Aba Yoonis Geri Koombe, and Ciidagale's(daud Ismaacil) reer abti was Arap from what i heard, the only thing they have in common is both hal nin ba dhalay, although i have seen Richard Burton's books he refers to Habar Yoonis as Habar Garxajis.
but i am assuming it can be used both Maternal and Paternal since Habar Awal.
Abdirahman Awal ( Habar Awal)
Ismaaciil (Garxajis) or also Habar Garxajis.

Re: Kulankii labaad ee Beelaha Reer Nuur iyo Ciidagale ee London
..............................
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 21 Replies
- 3335 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 2 Replies
- 364 Views
-
Last post by Ismaciil Jaberti
-
- 10 Replies
- 2807 Views
-
Last post by waayeel101
-
- 2 Replies
- 435 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 8 Replies
- 2493 Views
-
Last post by Burao_Media
-
- 8 Replies
- 3778 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 4 Replies
- 200 Views
-
Last post by afisoone
-
- 4 Replies
- 1218 Views
-
Last post by afisoone
-
- 7 Replies
- 1344 Views
-
Last post by Siciid85