7 Sargaal oo Cusub oo Lagu Dhaariyay Villa Somalia

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
IRONm@N
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5122
Joined: Tue May 01, 2001 7:00 pm
Location: Jannatul-Fardowsa
Contact:

7 Sargaal oo Cusub oo Lagu Dhaariyay Villa Somalia

Post by IRONm@N »

Waxaa maanta lagu hor-dhaariyay madaxweynaha Soomaaliya Sheekh shariif Sheekh Axmed saraakiil military oo dhawaan dalka Uganda tababar ku soo qaatey.
Saraakiishan oo ka koobneyd ilaa 7-sarkaal ayaa waxaa madaxweyne Shariif hortiisa lagu siiyay darajooyin ama garaado.

http://www.qarankanews.com/view_content ... icleid=370
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”