Waar anigu u malayn maayo wax doorasho la yidhaa inay dhacayso! Daahir riyaale walahi waa nacas siday shacanbka reer Somaliland ugu liseen ugu muu hanbayn 7 sano ayuu kursiga ku fadhiyay waa wakhti taariikh ugu filan. hadday duunyo noqotona waa ninka ugu ladan, kursigoo la isku adkeeyaana dad iyo duunyaba wuu ku seejinayaa, laakiin waa nin aan cidna u tudhayn Somaliland na waxba ka gelin oo shandad yar uun u taalo!
Waayo hadduu u tudhaayo wadankiisa iyo shacabkiisa qaaligaa ama doorashuu ogolaan lahaa ama wuu is casili lahaa taas oo fursad noqon lahayd
dadka iyo dalkaba ka saari lahayd mugdigan iyo mustaqbal la'aantan maanta taagan.
Garadka Beesha Kuul Care H/Y oo Hargeysa siwayn logu so dhow
Moderator: Moderators
- Gaashaanle_87
- SomaliNetizen

- Posts: 926
- Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
- Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(
Re: Garadka Beesha Kuul Care H/Y oo Hargeysa siwayn logu so dhow
afkaaga hagaajiso Samaroon waa loo dhashaaye xisbi maaha lagu soo biiro. Ina Rayaalena ma metelo Samaroon oo dhan UDUB waa xisbi HY taageerto hadii ay mashruuca Kuul Carre wataana waa wax ay HY wadato.kaliil wrote:Ina Xirsi Qani markii hore udub wuu taageeri jiray laakiin hadda arrintan wuu kasoo horjeedaa.Wuu ku qasbanyahay inuu kasoo horjeesto arrinkan oo kale, haddii kale cid danbe weligii waxba dhegeysanmayso hadduu aqbalo ama taageero waxan oo kale.Anigu waaban rabaa ina shirka Burco la isku dilo si arrinkan u fashilmo oo inta yar ee waxan wadana loo kala eryo.Sxb waxani waa riwaayad laakiin way ku hungoobi inshallah, Daahir Riyaale iyo udub midgahay wataan Gudabiirsiga haku daraan hadday rabaan iyadaa dad urursi u baahanane laakiin anaga ilaahay ayaa na badiyay oo midgo iyo cidkale uma baahnin
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 53 Replies
- 2331 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 2 Replies
- 734 Views
-
Last post by yawle
-
- 9 Replies
- 974 Views
-
Last post by Bohol iyo karaman
-
- 0 Replies
- 270 Views
-
Last post by Bohol iyo karaman
-
- 1 Replies
- 414 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 4 Replies
- 640 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 1 Replies
- 477 Views
-
Last post by 1_londoner
-
- 0 Replies
- 414 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 0 Replies
- 1098 Views
-
Last post by Erigavo-Man
-
- 26 Replies
- 2825 Views
-
Last post by Octavius