1.- Gobolka Afdheer
Hargeelle Jarrati Baareey
Ceel-Karre
doolow baay
Goorabaq
Iimey
Guredhaamoole
Q-duule
Magaalo madaxda gobolkani waa Hargeelle, dhaqaalihiisu wuxuu ku tiirsan yahay Xoolaha nool, beeraha, Milixda warshadda Godcusbo, iyo ganacsiga.
2.- Gobolka Godey Godey Qalaafe Mustaxiil
Cadaadle Feerfeer
Iimeybari
Dhanaan
Magaalo madaxda gobolkani waa Godey, dhaqaalihiisu wuxuu ku tiirsan yahay Xoolaha nool, beeraha iyo ganacsiga.
3.- Gobolka Qorraxeey
Qabridaharre Dhoobaweyn Shilaabo
Shaygoosh
Magaalo madaxda gobolkani waa Qabridaharre, dhaqaalihiisu wuxuu ku tiirsan yahay Xoolaha nool iyo ganacsiga.
4.- Gobolka Jigjiga
Jigjigga Qabribayax Xarshin
Awbarre Bambaas
Magaalo madaxda gobolkani waa Jig-Jigga, dhaqaalihiisu wuxuu ku tiirsan yahay ganacsiga, xoolaha nool.
5.- Gobolka Shiniile
Shiniile Erer Dambal
Ayshica Afdam Ma`ayso
Magaalo madaxda gobolkani waa Shiniile, dhaqaalihiisu wuxuu ku tiirsan yahay xoolaha nool.
6.- Gobolka Dhagaxbuur
Dhagaxbuur Awaare Gaashaamo
Gunagado D-Madow
Magaalo madaxda gobolkani waa Dhagaxbuur, dhaqaalihiisu wuxuu ku tiirsan yahay xoolaha nool iyo ganacsiga
7.- Gobolka Fiiq
Fiiq Sagag Xamaro
Dhuxun
Laga hidda
Garbo Mayomaluqa
Salaxaad
Magaalo madaxda gobolkani waa Fiiq, dhaqaalihiisu wuxuu ku tiirsan yahay beeraha, Xoolaha nool iyo ganacsiga
8.- Gobolka Wardheer
Wardheer Galaadi Danood
Bookh
Magaalo madaxda gobolkani waa Wardheer, dhaqaalihiisu wuxuu ku tiirsan yahay Xoolaha nool iyo ganacsiga.
9.- Gobolka Liibaan
Fiiltu Doolow Addo Mooyaale
Hudaat
Magaalo madaxada gobolkani waa Fiiltu, dhaqaalihiisu wuxuu ku tiirsan yahay ganacsiga, beeraha iyo xoolaha nool.
Gobolada iyo degmooyinka dhulka Ogaden
Re: Gobolada iyo degmooyinka dhulka Ogaden
Very informative,we need these type educational posts 

-
- SomaliNetizen
- Posts: 428
- Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
- Location: Awaare
Re: Gobolada iyo degmooyinka dhulka Ogaden
mahadsanid ugaas, laakiin gobolka ma fiiq baa la dhahaa mise nogob... kuba wareeraye
Re: Gobolada iyo degmooyinka dhulka Ogaden
where is Shilaabo and Doolo?
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: Gobolada iyo degmooyinka dhulka Ogaden
its in Qoraxay and doolo odo is in libaan.snoop12 wrote:where is Shilaabo and Doolo?
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: Gobolada iyo degmooyinka dhulka Ogaden
Labadaba wey tahay...waa sida Dhagaxbuur/Jarar.Faarax-Caytame wrote:mahadsanid ugaas, laakiin gobolka ma fiiq baa la dhahaa mise nogob... kuba wareeraye
Lakiin Inshallah NOGOB iyo JARAR bay Noqon.
- reerbrazil_mudug
- Posts: 182
- Joined: Fri Apr 03, 2009 10:39 pm
- Location: Gaalkacyo, Puntland State, Somalia
Re: Gobolada iyo degmooyinka dhulka Ogaden
i was wondering i went to ogaden area around 2007 i went to bookh injiiro and QALOCAN is where i stayed i was wondering where is that ?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 25651 Views
-
Last post by THE_TRUTH1
-
- 0 Replies
- 2036 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 32 Replies
- 2629 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 0 Replies
- 495 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 1 Replies
- 730 Views
-
Last post by eyes-only
-
- 0 Replies
- 374 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 501 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 4 Replies
- 592 Views
-
Last post by kaliil
-
- 4 Replies
- 940 Views
-
Last post by QansaGabeyle