Nayrobi: Shariif Sheekh Axmed oo loogu baaqay Iscasilaad.
14. januar 2010
Nayrobi(AllPuntland)- Baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya oo dhexda kaga jira mooshino culeysyo badan leh ayaa shaaca ka qaaday in ay fashilantay dawladda uu madaxda ka yahay Shariif Sheekh Axmed oo ay sheegeen in ay awoodi weyday in hanaankeeda Maamul lagaarsiiyo 3 degmo oo ka mid ah magaalada Muqdisho.
Xildhibaanada oo hada kala jooga Nayrobi iyo Muqdisho ayaa maalmihii ugu dambeeyey falkinayay qorshayaal ku wajahan dawladda KMG ah ee Soomaaliya, gaar ahaana Xaafiisyada Madaxda ugu sareysa ee dawladda, iyagoo dooda ugu xooga badan dul-dhigay sharci ahaanshaha Aaden Maxamed Nuur (Aaden Madoobe).
Cabdi Cabdile Siciid loona yaqaano (Jini-Boqor) oo ka mid ah Mudanayaasha baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya, kuna soo jiray baarlamaankii dawladdii Madaxweyne Yuusuf, kana soo horjeeday Siyaasadii C/laahi Yuusuf ayaa sheegay in uu fashilmay Shariif Sheekh Axmed.
Mudanahan baarlamaan ayaa ugu baaqay Madaxweynaha dawladda KMG ah in uu la yimaado Iscasilaad, hadii uu doonayo maslax Soomaaliyeed, waa sida uu hadalka udhigaye, isagoo ku eedeyeey Shariif in uu waxba ka qaban waayay xaaladaha amaan iyo horey udhaqaajinta dhaqdhaqaaqa dawladda KMG ah ee Soomaaliya.
Madaxweynaha dawladda KMG ah oo hada booqanaya dalka Kenya ayaa la kulmay saacadihi lasoo dhaafay Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, wuxuuna kala hadlay sidii ay uga laaban lahaayeen Soomaaliya iyo in la joojiyo Mooshinada faraha badan ee ka socda magaalooyinka Nayrobi iyo Muqdisho, oo hada ay ka jirto xiisad xoog leh oo dhanka Siyaasada ah.
Madaxweyne Shariif waa markii ugu horeysay oo ay dawladdiisu dhexda ufariisato mowjado Siyaasadeed oo gudaheeda, iyadoo horay ula daala-dhacaysay dagaalada uga imaanaya kooxaha ka soo horjeeda,waxaana aan la garan Karin talaabooyinka uu qaadayo, maadaama ay utahay markii ugu horeysay.
Baarlamaanka KMG ah ayaa looga bartay qorshayaasha mowjadaha Siyaasadeed, kuwaas oo kala qeybiya hadba dawladda jirta, balse Masuuliyiintii kala duwanaa ee jagooyinka uga horeeyey Cumar C/rishiid iyo Shariif Sheekh Axmed, waxa ayna ahaayeen kuwa saameyn ku dhex leh baarlamaanka, balse Siyaasiin badan ayaa shaki galinaya awooda Madaxdan ay ku dhex leeyihiin baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya.
F. C. Maxamed
AllPuntland
MP's call on Sharif Hotel to resign
Moderator: Moderators
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super

- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super

- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
Re: MP's call on Sharif Hotel to resign
The Sooner the better. The Republic doesn't need the likes of Sharif Hotel at this moment in our History.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: MP's call on Sharif Hotel to resign
hadu is casilo na maxamamd dhere ama Abdiqeybdid ba lugu badalaya maxaad yeeli 
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super

- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
Re: MP's call on Sharif Hotel to resign
Anyone is better than Sharif Hotel at the moment.The_Emperior5 wrote:hadu is casilo na maxamamd dhere ama Abdiqeybdid ba lugu badalaya maxaad yeeli
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: MP's call on Sharif Hotel to resign
Somalis focus to much on the top seat a united administration can make things happen. There is to much division and disunity among the TFG I am talking about the cabinet the strong forced of the government, the prime minister. If Somalis stop focusing on the top seat and form one block against alshababu al murtadiin. . things can change.
-
LobsterUnit
- SomaliNet Super

- Posts: 10442
- Joined: Mon Nov 02, 2009 2:19 pm
- Location: singapore
Re: MP's call on Sharif Hotel to resign
My sources tell me he is willing to sign if they give me him free travel around the world for the next twenty years. 
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super

- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
Re: MP's call on Sharif Hotel to resign
GaajoUnit wrote:My sources tell me he is willing to sign if they give me him free travel around the world for the next twenty years.
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: MP's call on Sharif Hotel to resign
If you reject every dowlad that comes your way what is it that you need?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 19 Replies
- 1797 Views
-
Last post by xoogSADE14
-
- 5 Replies
- 488 Views
-
Last post by Amilla
-
- 4 Replies
- 11 Views
-
Last post by galia
-
- 0 Replies
- 652 Views
-
Last post by Rambie
-
- 8 Replies
- 1349 Views
-
Last post by THE_TRUTH1
-
- 9 Replies
- 756 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 19 Replies
- 131 Views
-
Last post by Addoow
-
- 23 Replies
- 1216 Views
-
Last post by Somalistan
-
- 9 Replies
- 67 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 15 Replies
- 3224 Views
-
Last post by union