Garaad jamac when will you go home

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Garaad jamac when will you go home

Post by The_Emperior5 »

Garaad Jaamac Garaad Cali Ayaa Boosaaso Ka Degay, Kuna Sii Jeeda Holhol.
Written by Jidbaale.com
Monday, 18 January 2010 14:51


Boosaaso(Jidbaale.com):-Garaad Jaamac Garaad Cali , Garaadka guud ee beelaha SSC ayaa maanta waxa uu ka soo degay garoorka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso.

Garaad Jaamac ayaa waxa uu ku sii jeedaa deegaanka Holhol oo uu halkaa kaga qayb gali doono shir Madax dhaqameedka SSC uga furmi doona 22.10.2010.



Garaadka ayaa muddo safar ugu maqanaa wadamada Kenya ,Jabuuti, Itoobiya, Kuweyt iyo Imaaraadka Carabta.

Last Updated on Monday, 18 January 2010 15:25
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Garaad jamac when will you go home

Post by Executive »

Garaadka maxa ka rabta???
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Garaad jamac when will you go home

Post by The_Emperior5 »

Goormu hoyanaya ?
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Garaad jamac when will you go home

Post by Executive »

^
The_Emperior5 wrote: Garaad Jaamac ayaa waxa uu ku sii jeedaa deegaanka Holhol oo uu halkaa kaga qayb gali doono shir Madax dhaqameedka SSC uga furmi doona 22.10.2010.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Garaad jamac when will you go home

Post by The_Emperior5 »

ma hubta :lol:
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Garaad jamac when will you go home

Post by Executive »

Haa wa huba, adiga ma hubta in abaha ku dhalaay??
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Garaad jamac when will you go home

Post by The_Emperior5 »

Executive wrote:Haa wa huba, adiga ma hubta in abaha ku dhalaay??

ceeb maxa aabo cay keenay :down:
soodigi ninka weyn aha
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”