Maxaa ka soo baxay kulankii magaalada Nairobi ku dhexmaray Sheekh Shariif iyo qaar ka mid ah odayaasha Beesha Absame?
Waxaa jiray kulan xasaasi ah oo bishan gudaheeda magaalada Nairobi ku dhex maray Madaxweynaha DKMG ee Somaalia Sheekh Shariif Sh.Axmed iyo qaar ka mid ah odayaasha Beesha Absame ee ku dhaqan magaalada Nairobi kaasoo lagaga wada hadlay siyaasada Beesha ee ku wajahan DKMG iyo arimaha siyaasada ee Gobolada Jubooyinka.
Goob jooge ku sugnaa kulanka oo u waramay wariyaasha Warsidaha Dhanaan.com ayaa sheegay in badi waxyaabihii kulanka lagu soo qaaday la isku afgartay marka laga tago hal qodob oo kolkii dambe sababay in kulanku uu guul daro ku dhamaado.
Dhanka kale waxaa lagu soo waramayaa in qaar ka mid ah siyaasiyiinta Beesha Absame ay u boqooleen magaalada Muqdisho iyadoo aan si dhab ah loo ogeyn sababaha dhaliyey socdaalkan deg dega ah.
Warsidaha Dhanaan.com ayaa ku dadaalaya bal inuu xog dheeraad ah ka helo ageendihii kulanka iyo khaastan waxyaabihii kulanka fashiliyey.
Dhanaan.com
Kulankii Shariif iyo Beesha Absame Nairobi....
-
ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Kulankii Shariif iyo Beesha Absame Nairobi....
inaar kan kulankiisu micna male
saa adaa ka awood badan
saa adaa ka awood badan
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: Kulankii Shariif iyo Beesha Absame Nairobi....
show Beesha absame ina adan haday baraarugtey, kuwa jubboyinka, markii guryahay iska fadhiyeen dareen la'aan garissa qaxooti kaga noqdeen bay qab-qab iyo dhul baa nalaga haystaa ku kaceen, 20kii sano ee laso dhaafey ma afkay ka tolayeen...Shariif wax awood ah ma leh, waa run lakiin isku siyaasad bay wadaagaan hada marka loo eego Shabab...bal dhaq dhaqaaqooda wuxuu dhalaan arkeynaa.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 1187 Views
-
Last post by Erigavo-Man
-
- 29 Replies
- 3178 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE
-
- 5 Replies
- 1127 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 0 Replies
- 1225 Views
-
Last post by Shift
-
- 24 Replies
- 2548 Views
-
Last post by Queen_Arawello
-
- 21 Replies
- 4342 Views
-
Last post by metamorphosis
-
- 2 Replies
- 761 Views
-
Last post by Teeri
-
- 4 Replies
- 1242 Views
-
Last post by Faarax-Caytame
-
- 7 Replies
- 1556 Views
-
Last post by Hard-Rock