Su'aal; Horta Sacad Muuse iyo Habar Jeclo iyamaa badan?

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Su'aal; Horta Sacad Muuse iyo Habar Jeclo iyamaa badan?

Post by The_Emperior5 »

kaliil wrote:Waar heedhe dhegeyso,meeshu waa somalinet oo nin walbaa wuxuu doono ayuu sheegtaaye, ama suldaan sheego ama boqor sheego laakiin adiga iyo huuraalayaasha Habar Xabuusheed Garxajis faraha kala baxa.inta la idinka xishoonayo ayaad aragteene niicda joojiya ama waxaad tihiin iyo tuulayaashaad degtaan ayaa la idiin tirin.Anigu somalinet kuma cusbi oo waad ogtahay.Cid walba oo waxba ahayn oo cuqdadi dishay ayaa meeshan ku ciil baxda.
inadeer suldaanku wa suldaan aad u wanaagsan oo tolka so dhaweya oo wanagooda ka shaqeya hormarkooda ka shaqeya Maha suldan cabuuq iyo cuqdadi ka buuxdo. Wa ina lugu gu dhaarto Beesha baha xabusheed inay yihin toll xabiib ah tol jira Tol la odhan karo taarikh in doorweyna ah ka qaatay Taarikhada Reer sheikh isxaaq, ciid beelaha Garxajis ku aflagadeyse boggan ma jirto , waxa sa jirta loolan siyasadeed oo beryahan ba yara jiray laakin waxa weyaan ina mar walba la raaco wixi xaqa ah. Beesha Garxajis eeh anu walalaha nahay eeh run ahaanti ummad taarikh soo jireen ah ku laha umada reer sheikh isxaaq hasa yeeshe sanadahan maanta dib isku dhigay oo ku dabba fayley Kabashaaglayaashi Habarawal iska lahaan jiireen. tana maadhow walaga gudbi doona
Suldaan Emperior.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Su'aal; Horta Sacad Muuse iyo Habar Jeclo iyamaa badan?

Post by kaliil »

adigu horta waad fiicantahay oo marna waad kaftantaa oo reerkiina waad difaacdaa marna runtaad sheegtaa. dadka wanaagooda, sharaftooda iyo taariikhdooda waad u qirtaa laakiin midgaha habar xabuusheed ee iyagoon waxba ahayn halkan ka nacnacleeya ka hadh.Kuwaasi waa midgo qudhun ah oo intay cuqdadi dishay haddana xiniinyo lahayn oo ragga hortooda waxba ka odhan karayn.ta keliya ee ku ciilbixi karayaan waa somalinet iyo inay sida dumarka baroortaan oo calaacalaan.....Isaaq sidan u cuqdadaysan oo u buka weli lama arag.Naagtii dhillada ahayde Habar Xabuusho la odhan jiray ayaa cuqdadan ku dhashay ama waa garacyo oo sheekh Isaxaaq ba ma dhalin :D
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Su'aal; Horta Sacad Muuse iyo Habar Jeclo iyamaa badan?

Post by The_Emperior5 »

inadeer iyagu na wa tolka waan ogahay iyaguba Beesha H.y uma yareyaan cayda iyo aflgadada laakin ma fiicna sabbab Beesha habaryoonis. waxa ugu dhow Beesha habarjeclo cidii tolka ku badali mayso, xata hadaad rabii lahayd ina lugu badalo lugu badali mayo.
maad ilawday wagaad teamka ahayden, eeh yawle na gabayada Tirianayey Marki Ay habarjeclo caynabo qabsaday. iyo marki Salaan carabay markay Habaryoonis Doolle qabsaday isna yidhi
alayle wata habaryoonis hantiiday haradii doolod eh
yawle na yidhi
ina badan ba nugaal muran ka taagna ay qolo ba qolba maaganayd alayle Isaaq ( habarjeclo) mulkiday maaxdi caynaba.

Marka inadeer waxa wada jir iyo wanaag iyo iskaashi lugu heleyo kala qeybsanan iyo Durriyada oo is kala diira lugu ma hello. Cadaw farra badan beynu leenahay.
Anigu mar mar waan iska kaftama Habaryoonista waan ku yara tuuro kalmadoo laakin inay cadawadu fogato maha. shay aad u qurux badan na maha.

Suldaan Emperior :sland: :up:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Su'aal; Horta Sacad Muuse iyo Habar Jeclo iyamaa badan?

Post by LiQaaye_TDH »

Kaliil Midgaan Carre! we know who the ONLY Midgo in Somaliland are, here is clear message to the Garxajis Midgo Federation!!!!!!!!!


), Waraysi xaas xaasi ah oo laga qaaday suldaan ka mida salaadiinta beesha Gabooye, gaar ahaana Madhibaan Sudlaan Daakir Xassan Khaliif ayaanu halkan idiinku soo gudbin doonaa.

Suldaan Daakir Xassan Khaliif waliba waxa uu ka sii tirsan yahay jufada la yidhaahdo Siciid Kuul-ka.

Waraysigaasina waxa uu u dhacay sidan:-

S. Sudlaan Daakir, waxaa jiray beryihi ugu danbaysay in warbaahinta ay hadal haysay in beeshiina siciid kuul ay jiraan olole ay ku midoobayaan beesha kale ee habar yooni, asal ahaana ka lumay beesha habar yoonis, dulaan sheekadaas inta aad taariikhda ku hayso xagee ayey asalkeedu inagaga timi, horse ma u maqashay inta aad taariikhda ku hayso.

J. Horta ugu horayn qadiyadan hada laysku hayo ee ka dhaxaysa reerka madhibaan khaastan reerka Maxaadbare iyo qaar ka mida habar yoonista, runtii arrinkani wejiyo fara badan ayuu leeyahay wax aan soo koobi karno maaha laakin waxyar baanu ka ifdiimin doonaa.

Runtii warku waxa uuna soo gaadhay wakhtii aan dhawayn oo ku dhaw ilaa 2004 dad hadal haya, warkan badankiisina waxa uuna soo galay 2008 aakhrkiisii ilaa 2009 isagoo aad moodo in uu sidii hore ka dardar badan yahay.

Arrinka runtii waxaa keenay oo aanu anagu eediisa aanu dusha uga saaraynaa nin ka mida Habar yoonis oo muuse carre ah oo la yidhaahdo Axmed Quule iyo nin ka mida beesha aanu anagu ka soo jeedno oo iska dhalinyaro ah oo la yidhaahdo Mahad Ayaanle Shire, labadaas nin ayaa iska mirqaamay oo marqaankoodii ayey ka dhalatay qadiyada noocan ahi, mana ah mid ay ka soo gaadheen oo ay kala yimaadeen cid.

Teeda kale ninka Axmed Quule la yidhaahdo waxa uu yidhi Buug ayaan qoray, buugaa uu qoray waxa weeye ma kala doonayo wixii nasab ay ku tahay ama in ay tahay arrin aad iyo aad u xaas xaasiya, waxaa loo baahan yahay in ay noqoto wax meel ka soo jeeda oo uu qofku yidhaahdo waxaas waxa aanu ka maqalnay ilaa Jad..Jad ilaa Jad ama hebel iyo hebel ama awoow ilaa ka awoow, waana waxa uu isagu jeebkiisa kala yimi.
Ka soo gudub horta isagu arrinkaas halkaas ayuu kala yimi, sida loo arkay iyo dhibka uu keenay iyo halka ay xaaladu marayso hadii aan u soo noqdo, anagu waxaanu nahay reer ka mida madhibaanka hadii aanu nahay maxaadbaraha, maxaadbaruhuna waa seddex jilib waxa weeye:-

Siciid Kuul, sacad iyo dhag cas, saddexaas reer waa reer ka mida madhibaan, ma dhibaankana 13 oday ilaa 12 reer ayaa lagu tilmaamaa waana ogay ka mida.

Shayguna mar hadii uu nasab noqdo waa lagu kala bixi karaa, maanta hadii Habar Yoonis qof nagu qabsato waa lagu kala bixi karaa ama milad ayaa lagu kala bixi karaa ama wixii la hal maala ee la mida oo ay noqonayso in DNA-ga iyo in wax la baadho.

Arrinkaasi waa mid qaldan arrin ay umadu aqbali kartana maaha, hadaba anagu waanu ka hadalnay beel ahaan hada waxaan soo qabtay shir aad u balaadhan oo aan hawd ku soo qabtay oo ay ka soo qayb galay beelaha oodhan qadiyadaasna ay gaashaanka ku dhufteen diyaarna aanay odayaashi u hayan, xaqiiqadii rag muxtarim ah oo uu ugu horeeyo suldaanka guud ee Habar Yoonis Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar runtii hadalkoodana waanu soo dhaweynay, hadaba waxaa jira rag badan oo ka mida beesha habar yoonis oo aan ku qanacsanay wax ay sheegen iyo qaar ka mida beelahayaga.

Runtii beelahayaga waxaa ku jira nin garaad u ah beesha Sacadka oo ka mida beelaha saddexda ah ee aan tiriyey waxaa la yidhaahdaa Gaara Axmed Diirye Geedan laascaanood ayuu degaa waxaana lagu caleema saaray in uu ahaado garaadka guud ee beesha gabooye, hadii aad websites ama google aad ku qorto garaadka way soo bixi doonaan qoraaladiisii iyo qadiyada Somaliland isaga oo sheegay in nin lagu dilay Somaliland, isagoo ka hadlaya arrimaha midgaanimada iyo waxaas markaas garaadku wax badan ayuu ku dhiiranaa laakin hada wax ku dhiiriyey ma garan karno.

Geesta kale Sudlaan Daakir Xassan ayaa Weriye Ilka Case oo ka qaaday waraysigan waxa uu weydiiyey bal sida uu u arko suldaan ahaa qolyaha uu ka midka yahay Garaad Axmed Diiriye iyo qolyahah kale ee dibada ka wadan arinta iyo fariinta uu gaadhsinayo? Waxaanu ku jawaabay suldaanku.
J. Khaasatan qolodaas waxaanku odhanayaa illaahinaa ka cabsada, Nebigeeni waxa uu yidhi N.N.K.H “Naclada Ilaahay kor kiisa ha ahaato qofka qariya nasibkiisa ee sheekta nabas kale” wax kale oo uu xadiiska Rashuulkeenu N.N.K.H leeyahay “Qofka sheegta qof aan abiihi ahayn naclada ilaahay korkiisa ha ahaato janadana waa ka xaaraan”.

Reerkayga waxaan ugu nasteexaynaa waar ku iimaansada reerka aad tihiin oo illaahay ka cabsada, waxaanan ku dhiiri gelinayaa in ay ka waantoobaan wax ay ku dhaqmayaan iyo masayrkaa xun ee ay umada u horseedayaan oo ay tilmaamayaan in ay yihiin beel aanay ka soo jeedin iyaga intaas ayaan leeyahay.

Qoladan Habar Yoonisna waxaan leeyaay waar hadaad naga rabtaan xulufo oo aad doonaysaan gaashaanbuuraysi wado loo soo maro ayey leedahay anaguna diyaar ayaanu u nahay, Maraykan iyo ingiriis oo maanta aduunku ugu quwad weyn ayaan xulafo ka maarmin, sidaas daraadeed xulufo diyaar ayaanu u nahay anaga oo madhibaan ahi oo reerkayagii ah anaga oo weliba ka tashanayna.

Laakin ma ogalin mana yeelayno, idiinmana soconayso raga u ololayna in aanu ka mid nahay beesha beesha habar Yoonis anagu beel madhibaana ayaanu nahay aduunka oodhan ayaanu degnaa cid cadaawadi nagama dhaxayso, ogaane ayaanu la degnaa, majeerteen ayaanu la degnaa, hawiye, mareexaan, habar jeclo, awal intaaba waan la degnaa cid maanta godobi naga dhaxayso ma jirto. Sidaas dareed umada madaxa haysku kaaya gelinina oo illaahay ka cabsada xuduudna ma lihin oo meel kasta ayaanu degnaa.

Intayada Somaliland degtaa somlilander ayaanu nahay hada hadii aanu Puntland qabano cid na qabsanaysa ma jirto, cid naga shakiyeysaana ma jiroto aduunka waxaanu ku marnaa waa nabad galyo.

S. Marka laga hadlaayo Somalia ama taariikhda ee aad dib u raacdo ka Awoow ka awoow, aduunyaduna ama xiligii Nebga N.N.K.H waxay jirtay qarniyo badan somaliduna waa dadku isku sinjiyad isku afa qadiyadu markii ay taagnayd ee qaar midgaha loo bixiyey ee dumarkooda raga laga takoori jiray. Maanta qadiyadani iyada oo intaas oo qarni ay soo jirtay maxaa maanta keenay in laba qolo oo siman oo Somalia ahi ay qoloba qolada kale sheegato, side ayay arintaasi kuula muuqataa?

J. Horta walaalo anagu dhulkan waxaanu dagaynayn inta ay Somali iyo somalilandba daganayd, Habar Yoonis awoow ilaa ka awoow jaar ayaanu ahayn maalin qudha nalagama maqlin qadiyadaas ku tacaluqda reerkayga, Berbera xaafada barwaaqo lagu tilmaamo Ciise Muuse oodhami waa garanayaa, Habar Jeclo waa garanaysaa ilaa ingiriiskii reerkayga ayaa deganaa weliba Siciid Kuul oo qudha ayaa deganaa xataa gabayo ayaa loogu tiriyey, gabayadaas waxaa ka mid ahaa

 Nimanyow Siciid Kuul Berbera waad u Sidataan
 Sakadaha La Jeexay ee Saxarka Loo Diiday
 Sariirahan Furshaanta ah ee Siligu Laalaabay

Gabaygaas ayaa loo tiriyey Siciid Kuul, Muuse Cabdle dalka waa jooga Habar Yoonisna dalka way joogaan maalin qudha lagama maqal qoladaasi waa anaga, qadiyadu waxay maanta ku timi siyaada iyo doorasho kama madhna, waa la ogyahay Habar Yoonis ubucdeedu waa UDUB intooda u badani waa Udub siyaasadana kama madhna, anaguna dad wax fahmay ayaanu nahay oo meesha ay dadntaydu ku jirto waanu ognahay.

S. Hadii ay qadiyadii siyasad gashay, dhanka xukumada madaxweyne Riyaale ayaad ku eedayn lahayd?

J. Horta runtii walaalo dadkii aanu shirka dhanka Telephone-ka kuwa jirnay beri hore ayey ahayd, ragaas shirka aanu ku wada jirnay waxaa ka mid ahaa Suldaan Maxamed Suldaan, waxaa ku jiray Suldaan Yuusuf Xiiray, waxaa ku jiray niman badan oo Yurubtaas degan reerahayguna way ku jireen, waxaana shirkaasi lagaga hadlaayey Beesha Kuulcare ragaasi hada waxay sheegayaan in aanay wadan hadiiba ay ka toobad keenen waa alxamudi lilaah laakin waxaanu ogayn in ragaasi ay awooda u badan lahaayeen xiligasi.

S. Kuul. Kuul Care waa kii Habar Yoonis, Halkii Ay Siciid Care ka ahayd ayuunbaa loo bixiyey Kuul Care, Sidaas Miyaanay ahayn?

J. Walaalo waxaa la yaableh dadku waxaanay fahmayn, imika waxaa jira reerahayga qolo la yidhaahdo Muuse (Muuse Dhariyo) ka waran hadii reerkaas Muuse Cabdale lagu sheeko ka waran? Waa arin la yaable markaa umada oodhami waa wada Kuul magacuna uu ka dhaxayn karaa magacuna ma badali karo macanaha guud ee mansabka.

S. Sudlaan arrinku waa hadal hayn batay, dhanka xukumada ma jiraan wasiiro arrinta ku jira oo aad ilaa hada ka war hayso?

J. Haa way jiraan laakin hada ma carabaabayo, foolka foolna maanu isku arag laakin way jiraan.

Gabagabaadii Sudlaan Daakir Xassan Khaliif oo ka hadlaaya sida ay beeshooda ama reerkooda wax ugu sheegeen iyo beesha kale ee Habar Yoonis ayaa waxa uu yidhi

“ Anaga Reerkayga waanu u cadayn xaqiiqadii waanu u sheegnay waxaanu leenahay illaahina ka cabsada arrimahana faraha kala baxa, hadii aad tahay aqoon yahay umada waxaad qabanayso u qabo, hadii aad tahay nin ganacsade ah umada wixii aad u tarayso u tar, laakin umada iyadoo takoor jiray oo uu cadaadis badani jiray oo ay ahayaan qaar la hayb soocay dhibkii hore jiray dhi kale ha ugu siyaadinina. Runtii maanta ayey waxbarteen, jamacadoo kale oo ay ilbaxeen oo weliba magacoodii laguma magan galayaa aduunka.

“Reerka Habar Yoonis inta hawshan ku jirta hadii ay Habar Yoonis yaraatay oo ay ina Habar Yoonis yaraato ka baqanayaan dee ilaamadeeerayaal wado kale oo loo maro ayey leedahay ee ha soo maraan, hadii siyaasadi ku jirtano dee wado kale oo loo maro ayey leedahay ee anagu oo isir lahe ma badalayno qadiyadayada anagu waxaanu nahay reer madhibaana waanan aaminsanahay reerkayga.

Iyaga (Habar Yooni) waxaanu leenahay hadii aad u jeedo leedihiin ujeedadiina cadaystay, laakin Kuul Care ma nihin imikana ma nihin mana ahaandoono mana aqbali doono”

Intaas ayeynu ku soo koobaynaa waraysii xiisaha badanaa ee laga qaaday Suldaanka Madhibaan Sudlaan Daakir Xassan Khaliif oo uu waraysanaayey weriye Abdisalaan Maxamuud Ducaale (Ilka Case) oo jooga xarunta gobolka Togdheer ee Burco kana hawl gala shabakada caalamiga ah ee hadhwanaagnews.
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Su'aal; Horta Sacad Muuse iyo Habar Jeclo iyamaa badan?

Post by hargaysaay »

to liqaaye tdh

saaxiib habar jeclo waa laangaab ana waan ogahay adna waad ogtahay cid waliba way ogtahay burco iyo caynaba ma dhaaftaan ee wxba garxajis oo isaaq oo dhan iyo somalilandba ugu laandheeraysan uguna dhul balaadhan haysku qaadin, qabiil ciidagale ka tirsan baa habar jeclo dhan ka dhul balaadhan, qabiil habaryoonis ka tirsan baa habarjeclo dhan ka badan markaa laangaabnimada waad isaga dhalateene hays waalina walaalayaal. ta labaad waxaan u malaynayey inaad habar yoonis uun caydee goormaad ciidagale ku dartay, saxiib ciidagale odoo adoon yar oo laangaab ah buurahana ka soo bixin ayay suldaanka isaaqoo dhan ahaayeen hadana waa suldaankaaga dhulka ay ogaadeen ka qabsadeen iyo intuu leegyahay hadaad ogtahay ka maad hadasheen laangaabow.
ugu dambayntii viva united states of garxajis god bless them where ever they are
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Su'aal; Horta Sacad Muuse iyo Habar Jeclo iyamaa badan?

Post by Cali_Gaab »

LiQaaye_TDH wrote:Garxajis Waatas Wada Waalatay, Anaka Ayay Doonayaan inay Nagu Qasbaan in ay Dad Yahin, Aduunka waxey Degmo Ku Leeyahin Oodweyne, iyo 4 Xabo oo Wareegaya Miyiga Tuulada Gashaamo, Markaasau ku Leeyahin Dad ayaan uu Badan nahay :lol: Garxajis waxu Isko Tiro Buuxinaya Beesha Madhibaan ee (Kuul Carre- Midgaan) Waxay Isleeyahin Habar Jeclo iyo Habar Awal La tartama Markay Arkeen Inay Habar Jeclo Burco Ka Qaaday Sacad Muse'na Hargeisa Ka Qaaday.

Weliba Waxaas Taas kaaga Daran Markay Beeshi Midgaha ahayd ee Kuul Carre Diiday inay Ku Biiran Garxajis iyo Cuqdadooda, Shirki ay is lahaayena Ku soo Biiriya Fashilmay :down:

Magaalada Burco anigo Kama Hadlo Cida leh, Waayo waxaan Ogahay Inaanad Degaan'ba uu Lahayn!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! Xaafada Seylada Meel aan ahayn Kama Degtid Habarjeclo ayaana Ku Dejisay inaad Xoola La Noolatid..
Naagtaadan Caytamaysa ee Kaliil, Caynaba Waa Caasimad ay Ku Noolyahin 50.000 Kun oo Qofe, weliba Diiwangelinta Somaliland ka dhacday Ka soo Baxeen 90.000 oo Qof, Intee aya Ku Nool Tuulada Oodweyne? Carr Haddu Ilaahay Nin Ka Dhigay Na Tus Sawir Tuulada Oodweyne ee aad Keliya Degaan uu Leedahay... Gabiley waan Aragnay oo ay Degaan Sacad Muse oo ay ku Noolyahin Dad badan 100.000 qof...

Weligaaba Qayli, Habar Jeclo waa Majoritiga Somaliland, Kana Dhaqaale Badan, Kaana Xoog Badan Xiniinyaha Maroodiga ayaan Leenahay Diid ama Qarax!
:lol: :lol: :lol: :lol: , case closed.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Su'aal; Horta Sacad Muuse iyo Habar Jeclo iyamaa badan?

Post by Voltage »

kaliil wrote:adigu horta waad fiicantahay oo marna waad kaftantaa oo reerkiina waad difaacdaa marna runtaad sheegtaa. dadka wanaagooda, sharaftooda iyo taariikhdooda waad u qirtaa laakiin midgaha habar xabuusheed ee iyagoon waxba ahayn halkan ka nacnacleeya ka hadh.Kuwaasi waa midgo qudhun ah oo intay cuqdadi dishay haddana xiniinyo lahayn oo ragga hortooda waxba ka odhan karayn.ta keliya ee ku ciilbixi karayaan waa somalinet iyo inay sida dumarka baroortaan oo calaacalaan.....Isaaq sidan u cuqdadaysan oo u buka weli lama arag.Naagtii dhillada ahayde Habar Xabuusho la odhan jiray ayaa cuqdadan ku dhashay ama waa garacyo oo sheekh Isaxaaq ba ma dhalin :D
:shock:
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Su'aal; Horta Sacad Muuse iyo Habar Jeclo iyamaa badan?

Post by Cali_Gaab »

Kaliil & hargeysaay, habar xabusheed are irrelevant.


Your own suldaans:
"Xataa haddii ay sharciyan ku yimaadaan xisbiga aan tilmaamayo ee aan garanayaa ee Xisbiga KULMIYE Siilaanyo waa siyaasigeenii waa inaadeerkay habarjeclo waa reer qiimo badan nagu leh anaga oo aan jeclahay. Xisbigaasi wuxuu u eg yahay xisbigii Naasiga ee Hitler" :lol: :lol:

Those you've tried to incorporate, and we all know why you've tried to incorporate them:

"Reerka Habar Yoonis inta hawshan ku jirta hadii ay Habar Yoonis yaraatay oo ay ina Habar Yoonis yaraato ka baqanayaan dee ilaamadeeerayaal wado kale oo loo maro ayey leedahay ee ha soo maraan" :lol: :lol: :lol:

Ilaahay ka baqa oo sharaf yeesha, afar iyo labaatan saacadood ha ina daba socon eh :lol:

And it continues ( These are your people by the way making these statements):

“Waxa jirta in ragga xukuumadda ku jira ee ka soo jeeda beelaha Garxajis waxay caadaysteen waxyaabo xun xun, waxay had iyo jeer xoqayaan nabaradii iyo boogihii ee dagaaladii sokeeye ee aynu soo marnay ee aannu nin mahadiyey jirin,
weliba kuwa qoxaya waxa ka mid ah nin Wasiirka Hawlaha Guud la odhan jiray oo iminka la yidhaa Wasiirka Cayda Guud iyo Cambaaraynta dadka. Waddadii aynu marnay 1994-kii waddo khaldan oo aan la mahadin ayey ahayd oo go’doon laga galay Somaliland, maantana waxaad doonaysaan in aad go’doon kale oo siyaasi ah dalka gelisaane Cawil iyo Ina Sulub iyo kuwa noocaas ahi ee galinmaysaan maanta.

Siciid Sulubow waxaad ahayd maalintii Hargeysa xaggaa looga baxay ee aannu annagu (beelaha Garxajis) ka dagaalamaynay xaggaa adigu inan Nuux Ismaaciil ah (Sacad Muuse) ayaad qabtay magan baad halkan ku joogtaye,
waxaan leeyahay reerihii aad maganta ku joogtay ee aad lahayd anigu dagaalka kuma jiro haddaad maantana tidhaahdo waa la idilay
oo aad laabta garaacdo, annagu aannu laabta garaacnee adigu nalamaad joojine ha garaacin baan ku leeyahay, ciil iyo cadhana kuma qabno reer Somaliland maanta nabarkaas way ka bogsadeen,”
ayuu yidhi Sul. Saleebaan Boqor Cismaan.

WTF :lol: :lol: :lol:

Another one of your own:

Dawladu waxay ka shaqaysaa inay beelahu kala fogaadaan.
Waliba reerkayaga Habar yoonis cuqdad weyn ayay ka qabaanoo,
haddii ay mar maqlaan reer kale oo reer Somaliland ah ayay la shireen xaalku wuu ku xumaadaaa,
sababtuna waxa weeye reerkaasi waxay codka kaga doonaan ma aha wax baanu qabanaynaa oo wax baanu idiin keenaynaa waxay codka kaga doonaan waa la idinla col,
waa la idin dilay, Habar-awal ayaa idin neceb, Habar jeclo ayaa idin baa biinaysa.


:lol: :lol: :lol:

These are your people today, aniga ha igu faanin dhulka jahannamka aad degtaan, you're so cuqdad filled you gave all your votes to Riyaale....this is how you're living today :lol:

“Adeeg Waxbarasho ma hayno, Adeeg Caafimaad ma hayno oo haweenka Oodweyne inta lagu soo wado Hargeysa ayay qaar badani umul-arooraan.
Jid ma hayno oo kii kal hore la ballan qaadayna markay Doorashadu soo dhawaato, ayaa la fadh-fadhaa.
Biyo ma hayno oo Riiggii la geeyayna, wuu iskaga yimi.
Sidaas darteed, Oodweyne waxay noqotay Hub ay Xukuumadda Rayaale ku hanjabto markay Doorashadu soo dhaw dahay,
balse aan faa’iido ku qabin haba yaraatee Xukuumadda. Markaas Anagu cidna uma suntanin, Xisbina nama isticmaalin ee waxaanu ka hadlaynaa waa xaqiiqada dantayada.”

La xowla wa laa quwata ilaa bilaa, no water xitaa :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Guys, on a level now, stop occupying yourself with focusing on Habar Jeclo, you've got much bigger problems.
Please do something constructive with your time, go get Bohol, Digdahab & Co....meet in one of your bedrooms and sing the 'We are the world' song.

Salaam caleykum :lol: :up:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Su'aal; Horta Sacad Muuse iyo Habar Jeclo iyamaa badan?

Post by LiQaaye_TDH »

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

All them statement were made by their own Suldaans :lol: Sometimes Runtay ayay iska Qirtaan! :arrow:
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Su'aal; Horta Sacad Muuse iyo Habar Jeclo iyamaa badan?

Post by Cali_Gaab »

:lol: , i'm just missing kii lahaa "Wee ina xasuuqeen" :lol: :lol:

That's it, i'm no longer responding to these deluded kids walahi.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Su'aal; Horta Sacad Muuse iyo Habar Jeclo iyamaa badan?

Post by LiQaaye_TDH »

This is the same Garxajis that are imaginig that they are running the Soamliland Goverment!

Adeeg Waxbarasho ma hayno, Adeeg Caafimaad ma hayno oo haweenka Oodweyne inta lagu soo wado Hargeysa ayay qaar badani umul-arooraan.
Jid ma hayno oo kii kal hore la ballan qaadayna markay Doorashadu soo dhawaato, ayaa la fadh-fadhaa.
Biyo ma hayno oo Riiggii la geeyayna, wuu iskaga yimi.
Sidaas darteed, Oodweyne waxay noqotay Hub ay Xukuumadda Rayaale ku hanjabto markay Doorashadu soo dhaw dahay,
balse aan faa’iido ku qabin haba yaraatee Xukuumadda. Markaas Anagu cidna uma suntanin, Xisbina nama isticmaalin ee waxaanu ka hadlaynaa waa xaqiiqada dantayada.”

While Riyaales Clan Samaroon are building Hospitals in Boorame for 1.7million us dollars :lol:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Su'aal; Horta Sacad Muuse iyo Habar Jeclo iyamaa badan?

Post by Siciid85 »

Am sorry I said Garxajis was 90% of Isaaq. Sorry I meant 99.99% .1 soo hadhaynaa waa habar gusjaqdo. :lol:
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: Su'aal; Horta Sacad Muuse iyo Habar Jeclo iyamaa badan?

Post by Knight of Wisdom »

Bohol iyo karaman wrote:Somaliland population estimation in 1951

Sa'ad Muuse= 100,000

All Habar Habuush= 100,000

Xigasho = http://muse.jhu.edu/journals/northeast_ ... hammed.pdf
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: Su'aal; Horta Sacad Muuse iyo Habar Jeclo iyamaa badan?

Post by Knight of Wisdom »

Siciid85 wrote:Am sorry I said Garxajis was 90% of Isaaq. Sorry I meant 99.99% .1 soo hadhaynaa waa habar gusjaqdo. :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Su'aal; Horta Sacad Muuse iyo Habar Jeclo iyamaa badan?

Post by FBISOMALIA »

HJ biggest isaaq sub clan respect to the lions :som: :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”