SHIR LAGU SOO DHAWEYNAAYEY SUULDAAN CALI CUMAR SAALAX OO LAGU QABTAY MAGAALADA SHEFFIELD 02 Feb 2010
Sheffield(OWN): Waxa Shalay lagu qabtay xaflad ay ka soo qayb galeen dhamaan jaaliyada reer somaliland ee degan magaalada sheffield U.K, halkaas oo loogu talo galay in lagu soo dhaweeyo suldaanka beesha Sacad Yoonis (H.Yoonis),