Sida ay ku waramayaan ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in falaaga diineedka Al-Shabaab ee ku sugan deegaanada Kaaraan, Shibis iyo Cabdicasiis in ay bilaabeen bililiqeysiga xaafadaha laga barakacay ee degmooyinkaasi, gaar ahaan guryaha ay deganaayeen Mas´uuliyiinta la soo shaqeysa Dowladda iyo kuwa taageera.
Xaaji Xasan Hiraabo oo ka mid ah waxgaradka degmada Kaaraan ku sugan ayaa Calanka.com u sheegay in habeen hore maliishiyo ka tirsan kooxda Al- Shabaab ay galeen gurigii Allaha u naxariistee Ahayeenkii Gobolka Banaadir oo qoyskiisa ay ka barakaceen, kuwaasi oo wixii alaab ah ee guriga yiilay ku gurtay gawaarida tiknikada.
`Waxaan isku daynay inaan ka hor istaagno bililiqada maliishiyada Al-Shabaab ay u geysteen gurigaasi, hase ahaatee waxay nagu yiraahdeen alaabta gurigani taal waa Qaniimo, ee ka leexda`, sidaasi waxaa yiri Ganacsade ku sugan degmada Kaaraan oo diiday in magaciisa la shaaciyo sababo amaan.
Dhinaca kale xaafadaha kale ee ay deganaayeen siyaasiyiinta iyo dadka waxgalka ah ee taageera Dowladda KMG ayey bilaabeen in ay Al-Shabaab gudaha u galaan iyagoo qaadanaya wixii alaab ah ee looga tegay xaafadahaasi.
Bililiqo ka socota waqooyiga Muqdisho Gues who is behind
Moderator: Moderators
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Bililiqo ka socota waqooyiga Muqdisho Gues who is behind
Bililiqo in Muqdisho is newsworthy? Gtfoh with that bs.
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Bililiqo ka socota waqooyiga Muqdisho Gues who is behind
if u had read the article and followed somali situation then u would know that the shabaaab beheading people and looting properties in muqdisho are dooros & eelay.
I cant blame them,they are seeking revenge by hiding behind religion.
I cant blame them,they are seeking revenge by hiding behind religion.
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Bililiqo ka socota waqooyiga Muqdisho Gues who is behind
I suppose then Hawiye haven't been robbing and killing their own people in Mogadishu for the last 20 years?
Reer baadiye with a sick and retrograde tribal mentality. Just stfu.
Reer baadiye with a sick and retrograde tribal mentality. Just stfu.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Bililiqo ka socota waqooyiga Muqdisho Gues who is behind
Voltage wrote:I suppose then Hawiye haven't been robbing and killing their own people in Mogadishu for the last 20 years?
Reer baadiye with a sick and retrograde tribal mentality. Just stfu.
Adigu soodigi qabilka iska dayey Soodigan wali hadal haya
- Twisted_Logic
- SomaliNet Super

- Posts: 12897
- Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
- Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists
Re: Bililiqo ka socota waqooyiga Muqdisho Gues who is behind
The_Emperior5 wrote:Voltage wrote:I suppose then Hawiye haven't been robbing and killing their own people in Mogadishu for the last 20 years?
Reer baadiye with a sick and retrograde tribal mentality. Just stfu.
Adigu soodigi qabilka iska dayey Soodigan wali hadal haya
Re: Bililiqo ka socota waqooyiga Muqdisho Gues who is behind
tell us something new dhehVoltage wrote:Bililiqo in Muqdisho is newsworthy? Gtfoh with that bs.
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Bililiqo ka socota waqooyiga Muqdisho Gues who is behind
How did he come to the conclusion that they were from clan X?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 48 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 35 Replies
- 1562 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 35 Replies
- 142 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 0 Replies
- 310 Views
-
Last post by Amirsade
-
- 1 Replies
- 668 Views
-
Last post by Kramer
-
- 0 Replies
- 7 Views
-
Last post by abucubeed
-
- 21 Replies
- 1094 Views
-
Last post by Chris*Milian
-
- 1 Replies
- 267 Views
-
Last post by GANG Green
-
- 2 Replies
- 428 Views
-
Last post by Minneapolis Mayor
