CoolPoisons wrote:
micnaha langaabnimo so baro dumbass. Langaabnimo waa qabaailada aan gooni isu taagi karin oo aan siyaasad lahayn oo aan dhaqan gooni lahayn.
Lelkase waa qabiil gooni isu taagan oo dhaqan gooni leh oo siyaasad gooni leh. Adigana jiritaankaada (habarawal) waxay ku xirantahay Isaq while Lelkase jirintaankiisa aysan ku xiran Darod
Laangaab waxa weye Reer yar oo aan dhashisu badnayn oo brancheska ka qabilada uu sii kala bix bixin. Siyadad ma laha waxay degenyihin xaafad galkacyo affar kursi na barlamaanka puntland thats leelkase for you sxb
Qabil weyn sida habarawal isma barbar dhigi kartid oo deggan caasimadi labbaad eeh wixi la isku odhan jiray jamhuuriyadi somalia.
Ooh kala lahjad ah oo kala dhaqan ah oo kala degaan ah habarawal qaar ba reer jigjiga qaar ba reer jabuutii ah qaar ba reer burco , qofku marku laandhero yahay sidaasa lugu garanaya marku badan yahay meelo fara badan na dago dallal fara badan na dago.
Leelkase wa laangaab Merexaanka uun ba leelkase dhama