Ciidamada Dowladda KMG ah oo iyagoo wata Taangi lagu arkay markii ugu horeysay Wadadda Maka al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho
Sunday 07 February 2010 SMC
Ciidamada Dowladda KMG ah oo wata gaadiidka Gaashaaman ayaa markii ugu horeysay lagu arkay waddooyinka magaalada Muqdisho, iyagoo daqiiqado kahor socod ku maray wadada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho.
Mid ka mid ah goob joogayaal ku sugan wadada Tree Biyaano ayaa shabakadan u xaqiijiyay in kolonyada ciidamada Dowladda oo wata gaadiidka gaashaaman uu isagu arkay, wuxuuna intaasi raaciyay in ciidamada Dowladda ay ahaayeen kuwa Milateriga.
Dhinaca kale mar aanu la xiriirnay saraakiil ciidan oo ka tirsan Dowladda KMG ah ayaa sheegay inuusan jirin wax dhaqdhaqaaq ah
oo ku saabsan howlgallo ciidan inay dhacayaan saacadaha soo socda iyo in kale, inkasta oo uu ka gaabsaday inaan wax ka weydiino xilliga ay bilaabanayaan.
Sida ay sheegayaan xeel-dheerayaasha dhinaca ciidamada, arrintan ayaa u muuqata mid hordhac ah oo ciidamada Dowladda KMG ahi isugu diyaarinayaan inay sameeyaan howlgalladii ugu weynaa, bacdamaa maalmihii la soo dhaafay ay isu diyaarinayeen tabaabusha arrintaasi, isla markaasina horay madaxda Dowladda KMG ahi uga dhawaajiyeen.
Somaliweyn Media Center
TFG Tanks Spotted In Mogadishu
Moderator: Moderators
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: TFG Tanks Spotted In Mogadishu
Very wrong to entrust them with tanks cuz within government there are those who works with the opposition.
- abdisamad3
- SomaliNet Super

- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: TFG Tanks Spotted In Mogadishu
those tangs will be in mujahedeen hands very soon..what ever the gaalo masters give the TFG pathetic servers will get to mujahedeeb hands even their soldiers will join the mujahedeen side..

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: TFG Tanks Spotted In Mogadishu
Those tanks are operated by Aaga 1aad & will never fall into Khawariij handsHutuKing01 wrote:Very wrong to entrust them with tanks cuz within government there are those who works with the opposition.
- ciyaal_warta
- SomaliNet Super

- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: TFG Tanks Spotted In Mogadishu
abdisamad3 wrote:those tangs will be in mujahedeen hands very soon..what ever the gaalo masters give the TFG pathetic servers will get to mujahedeeb hands even their soldiers will join the mujahedeen side..![]()
allow alle kalmada MUJAAHID aa dhuuso iska noqotay ....
AW
duqa hadii dagaal la dhaho cida sacad saciid cadkeeda meel banaanka u dhigay wallah.....alsheydaan ma idinku soo dag dagaaan eebow fiiri erea da aa joogtaan masoo weeraraan
- ciiseguure
- Posts: 227
- Joined: Mon Jan 22, 2007 10:42 pm
- Location: Beled Weyne
Re: TFG Tanks Spotted In Mogadishu
Abdiwahab I talked to one of my cuosins within this TFG and he told me that the Gen who is responsible for this hidden Army is Gen Aadan Fiidoow Ceeljooge,and also the ones that control those thanks are from Aaga 4-aad and 1-aad.
I can C you were very active during 1991 all out war.
I can C you were very active during 1991 all out war.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: TFG Tanks Spotted In Mogadishu
CiyaalWarta,
Adeer Mohammed Gelle Kahiye ba nimanka karbash fiican uu diyariiye. Nin dheela mahan.
Ciiseguure,
If the TFG had 10 tanks just one year ago, they would have cleaned the khawariij out of town. Bal iga waran Colonel Cabdi Cisman ?
Raagi mustaxiil ka soo halgamey aad bey uu yar yihiin.
Adeer Mohammed Gelle Kahiye ba nimanka karbash fiican uu diyariiye. Nin dheela mahan.
Ciiseguure,
If the TFG had 10 tanks just one year ago, they would have cleaned the khawariij out of town. Bal iga waran Colonel Cabdi Cisman ?
Raagi mustaxiil ka soo halgamey aad bey uu yar yihiin.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 25 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 7 Replies
- 714 Views
-
Last post by abwaan1
-
- 2 Replies
- 1105 Views
-
Last post by SunFromNorth
-
- 8 Replies
- 999 Views
-
Last post by AgentOfChaos
-
- 8 Replies
- 726 Views
-
Last post by Hard-Rock
-
- 0 Replies
- 336 Views
-
Last post by KacdoonSool
-
- 15 Replies
- 1021 Views
-
Last post by halfoshalfom-614
-
- 56 Replies
- 2484 Views
-
Last post by Twisted_Logic
-
- 0 Replies
- 292 Views
-
Last post by FieldMarshalMenace
-
- 9 Replies
- 799 Views
-
Last post by original dervish