The story of nuur iyo naaleye iyo abahood axmed
The story of Nuur and naaleeye and the death of their father
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
The story of Nuur and naaleeye and the death of their father
Qiisadi nuur iyo Naleeye oo loo sheegay inu abahood sakaraad yahay Oday axmed , Dumarki iyo dadki ehelada oday axmed ba u yeedhay Nuur iyo naaleye si ay ula joogaan abahood Nuur iyo naleeye oo loo sheegay inu abahood sakaraad yahay oo ay naftu ka sii baxayso, ayaa goobti yimi ,markay goobti yimaadeen. Ayey Dadki ehelada aha odaygu ku yidhaheen Nuur iyo naaleye. Aaabihin naftii way ka baxaysa eeh la sii jooga. Nuur iyo naaleye aya jaabay Aaabo nafti ba ka baxaysa maxaynu yeelna
Nuur iyo naaleye aya is yidhi ka hor taga sidanay nafta uga bixin abahood oday axmed
intay marooyiin so ururiyeen ayey odaygii Duu duubeen si anay naftu uga bixin
Meel kasta marray kaga xiidheen oo odaygii way duuduubeen ila lugaha ila madaxa ila dhabarka
. Dhowr sacadood ka bacdi odaygi nafti ba ka dhacday oo naqaski bay ku sii dhadjiyeen
, Dhimashadiisi wabay so da dadajiyeen. Nuur iyo naaleeye ba is eegay wey yaabeen war odayga soonagii meel kasta ka soo xidhnay naftu halkay ka baxday
, Markasala yidhi nuur iyo naaleye iga waleh wa habaacsane
.
The story of nuur iyo naaleye iyo abahood axmed
The story of nuur iyo naaleye iyo abahood axmed
Re: The story of Nuur and naaleeye and the death of their father
Xolahaan daad waa hoore Dhintaay kuu Qoslayaa, oo Weliba Been abuuraya!!.The_Emperior5 wrote:Qiisadi nuur iyo Naleeye oo loo sheegay inu abahood sakaraad yahay Oday axmed , Dumarki iyo dadki ehelada oday axmed ba u yeedhay Nuur iyo naaleye si ay ula joogaan abahood Nuur iyo naleeye oo loo sheegay inu abahood sakaraad yahay oo ay naftu ka sii baxayso, ayaa goobti yimi ,markay goobti yimaadeen. Ayey Dadki ehelada aha odaygu ku yidhaheen Nuur iyo naaleye. Aaabihin naftii way ka baxaysa eeh la sii jooga. Nuur iyo naaleye aya jaabay Aaabo nafti ba ka baxaysa maxaynu yeelnaNuur iyo naaleye aya is yidhi ka hor taga sidanay nafta uga bixin abahood oday axmed
intay marooyiin so ururiyeen ayey odaygii Duu duubeen si anay naftu uga bixin
Meel kasta marray kaga xiidheen oo odaygii way duuduubeen ila lugaha ila madaxa ila dhabarka
. Dhowr sacadood ka bacdi odaygi nafti ba ka dhacday oo naqaski bay ku sii dhadjiyeen
, Dhimashadiisi wabay so da dadajiyeen. Nuur iyo naaleeye ba is eegay wey yaabeen war odayga soonagii meel kasta ka soo xidhnay naftu halkay ka baxday
![]()
, Markasala yidhi nuur iyo naaleye iga waleh wa habaacsane
.
The story of nuur iyo naaleye iyo abahood axmed
Kow, Waar orodo shaqa yelo waxasi wax kuu tari mayana!
Labo, Waar waaxa tahay Ma naaqane hana Baraana hana iskuu keen dhadhajiin sidi ina naa taqanid.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: The story of Nuur and naaleeye and the death of their father
Qiisadani wa qiiso jirta ha ka xanaaqiin BabygirlXolahaan daad waa hoore Dhintaay kuu Qoslayaa, oo Weliba Been abuuraya!!.
Kow, Waar orodo shaqa yelo waxasi wax kuu tari mayana!
Labo, Waar waaxa tahay Ma naaqane hana Baraana hana iskuu keen dhadhajiin sidi ina naa taqanid
Re: The story of Nuur and naaleeye and the death of their father
So sad..
You made up a story.
FAIL!
You made up a story.
FAIL!
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 19 Replies
- 2668 Views
-
Last post by siren
-
- 3 Replies
- 644 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 14 Replies
- 1557 Views
-
Last post by Navy9
-
- 29 Replies
- 5387 Views
-
Last post by Avicenna
-
- 6 Replies
- 626 Views
-
Last post by Minneapolis Mayor
-
- 1 Replies
- 1018 Views
-
Last post by Daff
-
- 4 Replies
- 1119 Views
-
Last post by EvolSyawla
-
- 0 Replies
- 363 Views
-
Last post by Daanyeer