Shir Jaarayid Suldaanka Guud

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Shir Jaarayid Suldaanka Guud

Post by The_Emperior5 »

Image

Shirjaraayid Feb 20-02-2010



Bismilahi raxmaani raxim, alahuma Sali cala sayidna wa mawlana muxammad kama salayta cala iebrahien wa calaalihi iebrahien , inaka xamidun majid

Ama bacd
Walalayaal waxa halkan idinka la hadlaya Suldaankina Guud Suldaan Emperior oo rabba inu ummada u suldaanka u yahay ogeysisyo, inay waxyalaha halkan ka socda wax badan na ino wanaagsanyihin waxyalaha qaar na aynu wax ka badali karno.
Mida kobaad horta meeshan boga Somalinet ilamdeereyaal wa Media , mediadana waliga lama yareysto.wiil hargeisa jooga aya intu internet café iska gallo ayu ku qoraya wa wa wa dhibic Somalinet dhibic com Markasu forumkeena akhrisanaya hada wa kuwi u rabay inu la mid noqdo aya marka ka sheekenaya waxyala bulshadeena daryeeleyn,marka hadaladina deelqaafka ka fiirsada, walaalkeen rightwinger ayaa arimaha itga iyo computerada ku takhasusay oo na og waxay internetku calaamka ay ku so kordhisay

Walaayaal waxan kallo idin ogeysiinayaa, meeshan somalinet dagaal hosed ba ka socda golaha sareh eeh Somalinet wa warrar anu qarsoodi ku helnay inaga ina samayn meyso si toos ah laakin way inu raad yeelan doonta mustaqbalka aynu halkan sii joogno. waxa ka mid ah inaynu halkan yeelano mod inaga ino gaar ah u arimaheena ino takuleeya oo waxyalaha ku lid ah jiritaanka somaliland ina meesha laga saaro, dhowrjeer ayaanu golaha sareh eeh somalinet ogeysiinay inaynu meeshan uga baahnahay nin u taliya oo ino noqda gaadhaye, nin naadifya meesha markay canasirtu ku aflagadoodan , Hase yeeshe wali wax war ah kama hayno adminki iyo kuwi la shaqeyn jiray.walayaal waxan kale idin ogeysinaya inay gabadhi Xamari ay ku so noqotay private somaliland groupki Oo dambiyadeedi hore oo dhan Suldaanku ka samaxay.

Ugu danbeynti walalayaal wuxu rabba suldaanka guud eeh beelehaha reer sheikh isxaaq eeh boga snet inaynu u duceyno madaxweyne kuxigeenka somaliland oo aan anigu warrar hoos hoose ku heley inu xanuunsayo oo jooga hada maagalada paris eeh dalka france walayaal madaxawyne kuxigeenka Somaliland mudane axmed yusuf yasin ilahay cafimad iyo cimriga ha u dheereyo. Anigu hormoodkina ah oo dhanka kale na idin horseeday warar kale oo hoos hoos ah ku sahabsan arligi na meesheni privatka spg ayaan idin dhigay wanaad ka faaloon kartin bi idmilah.

Walaayaal Suldaanka guud eeh beelaha reer sheikh isxaaq eeh boggan Somalinet aad buu idin wada salamaya


Somaliland jiritankeedu wa muqadis

Suldaan Emperior :sland: :up:
Last edited by The_Emperior5 on Fri Feb 19, 2010 10:11 pm, edited 5 times in total.
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Shir Jaarayid Suldaanka Guud

Post by Goljano Lion »

:clap: :clap: :clap: :clap: :lol: :lol: But, We shouldn’t make A Pro Somalweynta as a moderators, that would be a shame
my votes goes to Lali or Cali Gaab.........True Somalilanders :sland:
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Shir Jaarayid Suldaanka Guud

Post by Rightwing »

Goljano Lion wrote::clap: :clap: :clap: :clap: :lol: :lol: But, We shouldn’t make A Pro Somalweynta as a moderators, that would be a shame
my votes goes to Lali or Cali Gaab.........True Somalilanders :sland:



Cool.....my votes goes to Lali, Cali-gaab and Xamari :up:
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Shir Jaarayid Suldaanka Guud

Post by Goljano Lion »

Rightwing wrote:
Goljano Lion wrote::clap: :clap: :clap: :clap: :lol: :lol: But, We shouldn’t make A Pro Somalweynta as a moderators, that would be a shame
my votes goes to Lali or Cali Gaab.........True Somalilanders :sland:



Cool.....my votes goes to Lali, Cali-gaab and Xamari :up:
i wouldnt trust xamari if i were you
User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: Shir Jaarayid Suldaanka Guud

Post by Somalistan »

Great! now lets go get some faqash :)
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Shir Jaarayid Suldaanka Guud

Post by Rightwing »

Goljano Lion wrote:
Rightwing wrote:
Goljano Lion wrote::clap: :clap: :clap: :clap: :lol: :lol: But, We shouldn’t make A Pro Somalweynta as a moderators, that would be a shame
my votes goes to Lali or Cali Gaab.........True Somalilanders :sland:



Cool.....my votes goes to Lali, Cali-gaab and Xamari :up:
i wouldnt trust xamari if i were you

Are you worried that she maybe Arawelo in disguise Xamari nick ? 85% I can figure out her identity and her parents. I know where she lives and I know Muse Ismail families there and I know she's Muse Ismail.

RW
lali99
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1575
Joined: Sat Feb 21, 2009 9:10 pm

Re: Shir Jaarayid Suldaanka Guud

Post by lali99 »

RW SL is not about isaaqniimo but as a country where different tribes cohabite peacefully and brotherly...this broad notion of somaliland is not the same as OUR constitution.. she represent dir tribe in villa somalia :mrgreen:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Shir Jaarayid Suldaanka Guud

Post by The_Emperior5 »

Lali :up: :sland: Got my vote , wa muwaadin xaqa na dadka wa u mizaami doona.

Suldaan Emperior :sland: :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”