Shabakadda wararka ee ToggaHerer Media ayaa waxay heshay magacyada dadka ay ku laayeen budhcada ONLF maalintii shalay deegaanka Isgoyska oo ka tirsan Degmada Abokor una dhaxaysa Yoocaale iyo Awaare.
Magacyada dadka ay laayeen Budhcadu ayaa waxay yihiin sidan;
Marxuum Nuur Xawaasheeye .
Marxuum Fool Aden Dhagjar.
Labdaa marxuum waa Labada Nin ee ay markii u horeysay ku dileen Barkadda.
Sidoo kale waxay ku dileen laba caruur ah oo Adhi la jooga meel u dhaw halka ay ku dileen labada Marxuum caruurtaas oo aan qaangaadh ahayn da’dooduna u dhaxaysay 10 sano ilaa 13 sanno jir, waxayna magacyadoodu kala Yihiin.
Marxuum Ina Haaruun Aden Dhagjar
Marxuum Ina Xasan Aden Dhagjar.
Dagaaladan shalay Dhacay ayaa Dadka Deeganka Isgosyka ee is difaacayay waxa ka dhaawacmay laba nin iyada oo wax dhimasho ahi soo gaadhin marka laga reebo Afrta Qof ee ay xasuuqeen Kooxda Budhacada ahi.
Dhinaca Kooxda Nabadiidka ayaa laga dilay Shan budhcad ah waxaana laga qabtay Hal dhaawac Nolol ahaan maydka Budhcada laba ka mid ah ayaa la keenay Magaalada Abokor halka laba kale iyo ka dhaawaca ahna la geeyey Degmada Awaare halka ka shanaad na uu wali yaalo goobtii la isku farasaaray.
Geesta Kale wali waxaan lahayan khasaaraha Dagaaladii ka dhacay Deegaanka Meermeersame dagaalkaas oo saaka ka qarxay halkaa gaar ahaan Tuulada Meermeersame dagaalkaas oo ahaa mid culus, walina waxa soconaya Guramado iyo Ciidamo u gurmanaya meelaha uu dagaalku ka qarxay iyada oo aanay wali jirin wax Ciidamo Ah oo ay leedahay Dawlada Ethiopia oo soo gaadhay deegaanadaa.
Wixii warar ah ee ka soo kordha dagaaladaas kala soco TogaHerer.
Warqabadka ToggaHerer
Hargeysa
Budhcada Onlf oo caruur ku...
Moderator: Moderators
- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Budhcada Onlf oo caruur ku...
- hargaysaay
- SomaliNet Super

- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Budhcada Onlf oo caruur ku...
aabohood wasooyinkan onlf itoobiyaan baa loo diree ma caruurtaa loo diray, walaahi ban ku dhaartee hadii hal mar aanu si saxa ugu soo jeedsano ogaadeenkan in la waayi meel ay mareen iyaga iyo xaabadooduba,
- abdikarim86
- SomaliNet Super

- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: Budhcada Onlf oo caruur ku...
aun ...especially the kids 
- hargaysaay
- SomaliNet Super

- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Budhcada Onlf oo caruur ku...
waar nimankaa la hortagaa oo la iska celiyaa ee ma caruurtaa la gaadaa waa xayawaanimadii iyo cawaanimadii ogaadeen,
when it comes to man to man shit we all now that ogaadeens will run and hit the roud like their tradition.
look they just lost 5 men immediatly when they faced the real men
when it comes to man to man shit we all now that ogaadeens will run and hit the roud like their tradition.
look they just lost 5 men immediatly when they faced the real men
- abdikarim86
- SomaliNet Super

- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: Budhcada Onlf oo caruur ku...
is the place kaam abokorhargaysaay wrote:waar nimankaa la hortagaa oo la iska celiyaa ee ma caruurtaa la gaadaa waa xayawaanimadii iyo cawaanimadii ogaadeen,
when it comes to man to man shit we all now that ogaadeens will run and hit the roud like their tradition.
look they just lost 5 men immediatly when they faced the real men
- hargaysaay
- SomaliNet Super

- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Budhcada Onlf oo caruur ku...
isgoyska is between yocale and awaare, that is south west of hawd , the place that maxamed mooge was ambushed
no the place is not kaam abokor but it says two bodys of the 5 killed mallitia were broyght to kaam abokor.
no the place is not kaam abokor but it says two bodys of the 5 killed mallitia were broyght to kaam abokor.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Budhcada Onlf oo caruur ku...
Aun to all of them my allah bless their soul amiin
Suldaan Emperior
Suldaan Emperior
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: Budhcada Onlf oo caruur ku...
atleast put some effort in trying to make it sound a tad truthful.
I beleive this was Rer Haruun(Rer Isaq) vs Ciidagale...where did ONLF come from
ONLF will commit genocide if they attacked these poor nomads.
Ciidagale attacked a place close to Aware and then were repelled, then Rer isaaq attacked...and this happened in Aware.
Ciidagale 4 died Rer Isaaq 3 died according to abokor muse suldan who used Militia's trained by Somaliland.
According to Rer Haruun 2 of there men died and they killed 5 in Revenge attacks.
Fock off now.
I beleive this was Rer Haruun(Rer Isaq) vs Ciidagale...where did ONLF come from
Ciidagale attacked a place close to Aware and then were repelled, then Rer isaaq attacked...and this happened in Aware.
Ciidagale 4 died Rer Isaaq 3 died according to abokor muse suldan who used Militia's trained by Somaliland.
According to Rer Haruun 2 of there men died and they killed 5 in Revenge attacks.
Fock off now.
- abdikarim86
- SomaliNet Super

- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: Budhcada Onlf oo caruur ku...
reer isaaq ...reer haaruun
why do you think we would know these names
just say ogaden...aabihiin wasee
going after innocent kids ......ma raggi baad iska celin kari waydeen
just say ogaden...aabihiin wasee
going after innocent kids ......ma raggi baad iska celin kari waydeen
- ToughGong
- SomaliNet Super

- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: Budhcada Onlf oo caruur ku...
abdikarim86 wrote:reer isaaq ...reer haaruunwhy do you think we would know these names
just say ogaden...aabihiin wasee
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: Budhcada Onlf oo caruur ku...
maraankan yaa meel naga fadhiisiya...war fock off kiddo...i picture a little fat kid with glasse's oo hada dhaqan celis ka yimid. 
- abdikarim86
- SomaliNet Super

- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: Budhcada Onlf oo caruur ku...
i go home every year ...motherfocker ..when was the last time aad adigu noqoteyhanqadh wrote:maraankan yaa meel naga fadhiisiya...war fock off kiddo...i picture a little fat kid with glasse's oo hada dhaqan celis ka yimid.
nasakh yahow
focking badiye animals baad tihiin ..
ma waxa diidan tahay the name ogaden
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: Budhcada Onlf oo caruur ku...
bacaaaaac hadana waad isku xaartay again. 
- hargaysaay
- SomaliNet Super

- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Budhcada Onlf oo caruur ku...
hanqadh wrote:atleast put some effort in trying to make it sound a tad truthful.![]()
I beleive this was Rer Haruun(Rer Isaq) vs Ciidagale...where did ONLF come fromONLF will commit genocide if they attacked these poor nomads.
Ciidagale attacked a place close to Aware and then were repelled, then Rer isaaq attacked...and this happened in Aware.
Ciidagale 4 died Rer Isaaq 3 died according to abokor muse suldan who used Militia's trained by Somaliland.
According to Rer Haruun 2 of there men died and they killed 5 in Revenge attacks.
Fock off now.
look at this pathetic guy abokor muuse subclan fought with their kuumbo subclan of haaruun(reer isaaq) with the help of onlf fighters despite that they lost 5 men in face to face battles, not killing and innocent 13 year old boys.
90% of ciidagale are not even involved in this fight,it is just abokor muuse only so i would tell these poor ignorant guys go and defeat ethiopians then come to abokor muuse
- Somalistan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4778
- Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
- Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland
Re: Budhcada Onlf oo caruur ku...
What a focking cagdheer doqon coward!hanqadh wrote:atleast put some effort in trying to make it sound a tad truthful.![]()
I beleive this was Rer Haruun(Rer Isaq) vs Ciidagale...where did ONLF come fromONLF will commit genocide if they attacked these poor nomads.
Ciidagale attacked a place close to Aware and then were repelled, then Rer isaaq attacked...and this happened in Aware.
Ciidagale 4 died Rer Isaaq 3 died according to abokor muse suldan who used Militia's trained by Somaliland.
According to Rer Haruun 2 of there men died and they killed 5 in Revenge attacks.
Fock off now.
What do you mean this is rer Isaaq vs. Ciidagale. You killed innocent nomads herding their animals you morons and you think you have fought against ciidagale? ciidagale will fock you into another dimension in real war. dhiladii cagdherta ahayd ee ku dhashay wasse.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 29 Views
-
Last post by AwdalPrince
-
- 23 Replies
- 1694 Views
-
Last post by michael_ital
-
- 10 Replies
- 1389 Views
-
Last post by Africangurl
-
- 0 Replies
- 243 Views
-
Last post by TheLoFather
-
- 14 Replies
- 930 Views
-
Last post by aweys_gedoow
-
- 8 Replies
- 676 Views
-
Last post by Minneapolis Mayor
-
- 0 Replies
- 352 Views
-
Last post by zaahidun
-
- 11 Replies
- 1259 Views
-
Last post by Niya
-
- 0 Replies
- 262 Views
-
Last post by Somaliweyn Commando