Gabar Yar oo laga soo xaday Burtinle oo burco lagu haysto ayaa maanta Labo Gaari oo kuwa xamuulka ah ayaa loo afduuboay Gabadha yarta ah darteed oo ladoonayo in lagu bedesho. BBC oo hada sheegtay in baabuur laga afduubay Somaliland , Balse ay jirtay in gabar yar oo reer Puntland ah oo horay loo afduubay.. http://www.puntlander.com/