Ogeysiis dhamaan Samaroon Siciid

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Ogeysiis dhamaan Samaroon Siciid

Post by Rightwing »

Thanks for that useful and historic article

Gabayadii Ugaas Nuur Ugaas Rooble waxaa ka mida ah

Ninkaan dili ninkaan dagi
Ninkaan dabin u qoolaayo
waa laysku kala daadshaa
Yuuna kaa didine
Dabinkaan u qoday
Maalintuu degelka soo saaro
Isagoon dareen qabin
Maxaan kaga dayaansiiyay

Goroyadu ilmaheeda aroori bay dhigtaayoo aboodigu ku laayaa
Shinbirtuna aroos ay ila xidhoo ammaan ah bay ubadkeeda seexisaa
User avatar
AwdalPrince
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1269
Joined: Fri Feb 19, 2010 7:37 am
Location: North Carolina

Re: Ogeysiis dhamaan Samaroon Siciid

Post by AwdalPrince »

^^ :shock: :shock:

You know about Ugaas Nuur? :shock:

Mashallah thats all I have to say. His best poem was the one he read after the battle of Ina Gunti Weyne which was the name of the Ugaas of the ciise. There was a war between the Samaroon and the Ciise which resulted in the death of the Ugaas of the Ciise. The Ugaas of the Ciise and the Ugaas of the Samaroon were habr wadaag so they were related. After the battle this is what he said over his dead body, he thought he was alive:

"Kabaal negi kobtii laygu dhalay keydka inankeyga
Kumbuskiyo kublaalaw hadaad kaw ku leedahaye
Koomade kadeedkaan marshiyo koortan ku dhawaajay
kutaanyadu waxay faras lahayd laysku wadakeeney
kobtoor iyo dixdii lay kulmee layga kari waayey
malaha ciise wuu soo kam’ee waa kas aadamae
Kidkidshaha kibaarkiyo kurbada kololoh kayrkayrka
Korka damaca kaarkiyo hammiga kaalufkiyo geydha
Kadiskiyo kadaaliga kaclila weerka kadalooba
Kudka kulul kamiintiyo hadduba wayku kiciyaane
Kuman guuto kaydkiyo hubkaad lahasho kooreysey
Karkaarada wadkaagiyo halaag kugula keynaanye
Kubkuu kaa jebshaa aabigii kula karaaraaye
Karaahida ka joog maalintaan kuula imid kaalka
Kohashadii karaamada lahayd kedeb lagaa saarye
Korme qooqay oo laqan koraa baarqab koran moodye
Kelidii labaan ayaa kunciil uunka kala geeyey
Kancaan iyo nabruud bay hortaa kudo ka tuureene
Karti iyo garaad keenadiid lagu karaameeyey
Kolkaad tidhi anaa kuul ku xidhi keni adaygaaga
Kelyihiyo laxaad kii ku hoday laqankii kaa keeney
Halkaad kuudadiyo geeriday kuu horkacayeene
Kuhaankaad ka soo faashatee sixirka kuuskuusay
Kumudkiyo dibuu kawshadkii kuu tafaafulaye
Kabuudshaha hankaagu kasbaday waxan kusookoobay
Gafkii nagu kibree nagu kama’a ee kaadso laga waayo
Kabo dhiiga waan siin jirniyo kalax dhunkaaleedee
Kiriirta iyo waa kaa kabadan koronkor meydkiiye
Kurus geel ka soofeen lo’aad timir la kuuskuusay
karuurka iyo dhaydaba nin uu buuxo kidinkiisu
kari waa inuu nabad ku cuno kimista tiisa ahe
Kobci nabadgelyada oo masiibada ha kookoollin
Ku waantoonbi weydoo lagaa maadin kari waaye
Adigaba kaskaagaa ku dhigay karinkan jiifeede
Kacoo weyseyso waadigii kibirka waalnaaye

When he found out the Ugaas of the Ciise was dead he cursed those who killed him.
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Ogeysiis dhamaan Samaroon Siciid

Post by Rightwing »

Thanks again for that useful Gabay. I love history and literature.
Ma maqashay Ugaasku inuu lahaan jiray dairy? British ayaa soo xaday and its in British museum.
User avatar
AwdalPrince
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1269
Joined: Fri Feb 19, 2010 7:37 am
Location: North Carolina

Re: Ogeysiis dhamaan Samaroon Siciid

Post by AwdalPrince »

Rightwing wrote:Thanks again for that useful Gabay. I love history and literature.
Ma maqashay Ugaasku inuu lahaan jiray dairy? British ayaa soo xaday and its in British museum.
Which museum? And how can I visit it? I love Somali history its beautiful walle.
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Ogeysiis dhamaan Samaroon Siciid

Post by Rightwing »

AwdalPrince wrote:
Rightwing wrote:Thanks again for that useful Gabay. I love history and literature.
Ma maqashay Ugaasku inuu lahaan jiray dairy? British ayaa soo xaday and its in British museum.
Which museum? And how can I visit it? I love Somali history its beautiful walle.

Haruun Aw-Abdi ayaan weydiin doonaa that museum.
sxb Xalay maxaad adiga emperior cabteen? both of you were on cloud nine ii sheeg an caawa cabee?
User avatar
AwdalPrince
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1269
Joined: Fri Feb 19, 2010 7:37 am
Location: North Carolina

Re: Ogeysiis dhamaan Samaroon Siciid

Post by AwdalPrince »

Rightwing wrote:
AwdalPrince wrote:
Rightwing wrote:Thanks again for that useful Gabay. I love history and literature.
Ma maqashay Ugaasku inuu lahaan jiray dairy? British ayaa soo xaday and its in British museum.
Which museum? And how can I visit it? I love Somali history its beautiful walle.

Haruun Aw-Abdi ayaan weydiin doonaa that museum.
sxb Xalay maxaad adiga emperior cabteen? both of you were on cloud nine ii sheeg an caawa cabee?
sxb mirqaanka jimcada waa unique markaa next week hadduu rabbi noloshadeena nii dayo anaaba ku iibineya inshalla :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”