Isaaq Kingdom - Private section

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Isaaq Kingdom - Private section

Post by Mr_Alfaas »

salaams,marka hore,Marka xigta Is being about 3 weeks i requested To join Still didn't get the permision to enter,laba mid weeyi as i think..
1.Meesha waxa maamula afar qof oo is taqana.oo meel loo wada dhan yahay maaha. :(
2.mesha ma qofki la garanayo aya lasoo daynaya. ;)

Mida kale,wa iga suaal ma wakhti inta ka badan ayey dadka ku qaadata inay groupkaas galaan.waxaanba islaha meshu wa Group Isaaq,Ooo qof walo Duriyada barakaysan ee reer sh.isxaaq xaq u u leeyahay inu so galo sida magaca ka muuqata.

Mahadsanidiin duriyada rer sh.Isxaaq. :up: :sland: :up: :clap:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Isaaq Kingdom - Private section

Post by SahanGalbeed »

Not northern somali , huge give away !
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Isaaq Kingdom - Private section

Post by Siciid85 »

Mr. Alfaas,

You talk like wanlawayn to me. I don't like it.
User avatar
military-mind
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8508
Joined: Wed Mar 21, 2007 2:49 am
Location: Maxamed Farax mafraash

Re: Isaaq Kingdom - Private section

Post by military-mind »

:down:
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Isaaq Kingdom - Private section

Post by Mr_Alfaas »

Siciid85 wrote:Mr. Alfaas,

You talk like wanlawayn to me. I don't like it.
loool,Sxb what does it has to do with the topic,mida kale sxb waxan doono aan ku hadlo hadalkeygu waa cad yahay,mida sadexaad mesha ma inaad waxad jeceshahay kuso qorad rabta.Riyada ad ku jirto isaga bax sxb .
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Isaaq Kingdom - Private section

Post by ToughGong »

:lol: :lol: :lol: :lol:
NOT!!!!!!!!
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: Isaaq Kingdom - Private section

Post by abdikarim86 »

iska qayl :lol:
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Isaaq Kingdom - Private section

Post by Keyse_0208 »

Waaryaadhaheen, ninku suaalbuu idin weydiiyee, jawaab fiican u dhiiba. Mr alfaas saxiib, madaama oo aad cusub tahay, oo waxaad post gareysaa 100 posts ka yaryihiin, waa in lagu barto, meesha tuug badan oo sheegato ah ayaa ka buuxi jirtey markaa saxiib, imika waa inaad cabaar yara sugtid oo lagu barto. ninka la yidhaaho cali_gaab la sheekayso isagaa imika meesha maamulee. :up:
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Isaaq Kingdom - Private section

Post by Mr_Alfaas »

Keyse_0208 wrote:Waaryaadhaheen, ninku suaalbuu idin weydiiyee, jawaab fiican u dhiiba. Mr alfaas saxiib, madaama oo aad cusub tahay, oo waxaad post gareysaa 100 posts ka yaryihiin, waa in lagu barto, meesha tuug badan oo sheegato ah ayaa ka buuxi jirtey markaa saxiib, imika waa inaad cabaar yara sugtid oo lagu barto. ninka la yidhaaho cali_gaab la sheekayso isagaa imika meesha maamulee. :up:

Sxb Keyse,horta marka hore mahadsanid,marka labad niyow arin macquul ah ayaad ka hadashay iyadoo ay mesha dhex boodayaan qaar tuug iyo sheegashoba sidaad hadalka u dhigtay,si lo kal garto.

Sxb Jawaaab nin weyn oo xilkasnimo ku dheehan tahay ayaan kaa hayaa. :up: :D
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Isaaq Kingdom - Private section

Post by Mr_Alfaas »

abdikarim86 wrote:iska qayl :lol:
:down:

Maskaxdaada waxa ugu weyn ee aad ku hamidaa ayuu ereygaas noqdey,Iska Qayl.Ama suaasha ka jawaab ama adeer mustamic noqo.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”