Wararkii ugu dambeeyey dagaalo saaka ka bilowday degmooyin ka tirsan woqooyiga Muqdisho oo weli soconaya, iyadoo qasaaraha ka dhashay uu sii kordhayo
Dagaalo oo saaka waaberigii ka bilowday qeybo ka mid ah degmooyinka Shibis iyo C/casiis ee magaalada Muqdisho ayaa weli halkaasi ka soconaya, kuwaasoo dhexmaraya ciidamada dowlada Somalia iyo xoogaga ka horjeeda ee Xarakada Mujrimiin Al- Shabaab, kuwaasoo geystay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray dad rayid ah iyo dhinacyada dagaalamaya.
Dagaalkan oo bilowday markii xoogaga Xarakada Al Shabaab ay soo qaadeen weerar ku wajahnaa safafka hore ee ciidamada dowlada Somalia ayaa la isku adeegsanayaa hubka culus iyo midka fudud, kuwaasoo daryankooda laga maqlayey qeybo aad u fara badan oo ka tirsan magaalada Muqdisho, waxaana madaafiic aad u fara badan oo labada dhinac ay isu adeegsadeen ay ku kala dhaceen qeybo ka mid ah magaalada.
Xaafadaha uu dagaalku saameeyey oo kala ah agagaarka hotelkii Global, iyo garoonka kubada cagta ee Banaadir Istaadyum ayaa lagu soo waramayaa iney la wareegeen ciidamada Al Shabaab ka dib markii ciidamada dowladda Somalia ay ka baxeen sida ay sheegeen dadka fara ku tiriska ahaa ee ku noo halkaasi.
Qasaaraha ka dhashay dagaalkaasi oo marna qaboobaya marka kululaanaya ayaa soo kordhaya iyadoo dadka rayidka ah ee ku dhintay dagaalkaasi ay hada gaareen inta laga warqabo ilaa shan ruux halka in ka badan 15 ruux oo dhaawac ahna la gaarsiiyey isbitaalada magaalada Muqdisho sida uu ku waramayo madaxa gaadiidka gurmadka deg deg ah Cali Muuse Shiikh oo intaa ku daray in dhaawaxcyada dadka ugu badan ay ka qaadeen degmada Kaaraan.
Warar laga helayo ilo madax banaaan ayaa sheegaya in ciidamada labada dhinac ee dagaalamay uu soo gaaray qasaare aad u balaaran oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac aad u fara badan, iyadoo marna la sheegay in Ciidamada al shabaab ay ku soo dhowaadaan isgoyska Ex-hotelkii Jubba inkastoo markii dambe dib loo celiyey sida wararka deegaanadaasi ka imanaya ay sheegayaan, waxaana weli dagaaladu ay si goos goos ah uga socdaan inta u dhexeysa Hotelka Global iyo Ex-Baar FIAT.
Apostate group wins more ground
Moderator: Moderators
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: Apostate group wins more ground
lucky the Ugandans are there, otherwise today Shabab would be have been in Villa Somalia.
They have been pushed back by the Ugandan tanks.
Shocking performance by the so-called newly trained troops
They have been pushed back by the Ugandan tanks.
Shocking performance by the so-called newly trained troops
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Apostate group wins more ground
hanqadh wrote:lucky the Ugandans are there, otherwise today Shabab would be have been in Villa Somalia.
They have been pushed back by the Ugandan tanks.
Shocking performance by the so-called newly trained troops
Its not surprising. they threatened one day ago to join shabaab if they dont get salary.
The tfg army is lacking discipline,eventhough they are upon haqq.
- Jesteye
- SomaliNetizen

- Posts: 560
- Joined: Tue Feb 12, 2008 9:58 pm
- Location: The league of evil (HQ).
Re: Apostate group wins more ground
Propaganda.
General Cali Caraale Cosoble (gacma dulle) defeated the Alshabab (see:http://www.radiomuqdisho.net/index.php? ... &language=)
General Cali Caraale Cosoble (gacma dulle) defeated the Alshabab (see:http://www.radiomuqdisho.net/index.php? ... &language=)
- guhad122
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4958
- Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
- Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!
Re: Apostate group wins more ground
That is what happens when you try to convert a Mooryaan to a discipled and a brave soldier. AbdiWahabs uncle Kahiye is a joke...I was telling him the other day they need to learn the art of fighting with killer shabaabs from Axmed Madoobe. How can you get so much help and training and then loose to few Arab-wanna bees with AK-F7s.
Now we know the Mooryaans don't even have the heart to fight...Coward motherfockers have lied to us so many times that they can liberate Muqdisho....It is time now to bring real TFG fighters from Gedo and Jubooyinka. I think those can do better than the Mooryaans.
Now we know the Mooryaans don't even have the heart to fight...Coward motherfockers have lied to us so many times that they can liberate Muqdisho....It is time now to bring real TFG fighters from Gedo and Jubooyinka. I think those can do better than the Mooryaans.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 18 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 0 Replies
- 454 Views
-
Last post by Addoow
-
- 29 Replies
- 1866 Views
-
Last post by GacanSareeye
-
- 0 Replies
- 334 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 0 Replies
- 4 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 0 Replies
- 436 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 4 Replies
- 56 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 15 Replies
- 2908 Views
-
Last post by The_Emperior5