Maanta sheeko waxay

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Maanta sheeko waxay

Post by SahanGalbeed »

Socoto ba , marexaanka intu ragga qaarkii soo kaxaystay ,bay halkan soo fadhisteen oo yidhahdeen reer daahir oo habar jeclo ah baynu nahay ..ya? Walle taarikh bay inoo gashay taasi :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Maanta sheeko waxay

Post by The_Emperior5 »

SahanGalbeed wrote:Socoto ba , marexaanka intu ragga qaarkii soo kaxaystay ,bay halkan soo fadhisteen oo yidhahdeen reer daahir oo habar jeclo ah baynu nahay ..ya? Walle taarikh bay inoo gashay taasi :lol:
looooool walahi ceeb ba dhacday , maxaynu yeelka sahanow
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Maanta sheeko waxay

Post by ToughGong »

looooool walahi ceeb ba dhacday , maxaynu yeelka sahanow

"Closing the stable door after the horse has bolted" comes to mind
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Maanta sheeko waxay

Post by SahanGalbeed »

Mareexankii oo halkan la inoogu soo geshay iyo wixii tolku ku haasawayay o caddow hortii la wadhay ,labadasi ba mid la ilaawayo ma'aha ,waxaad idinku ka yeelaysaan idinka ayay idin jirta .
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Maanta sheeko waxay

Post by Cali_Gaab »

I know, shocking ey :lol: :lol:
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Maanta sheeko waxay

Post by Cali_Gaab »

Habar jeclada maxaad uga quusatay?
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Maanta sheeko waxay

Post by SahanGalbeed »

Habar Jeclo ka maan quusan , booli qarantii halkan soo gashay (sadeboi,voltage) waxay inagu yidhahdeen reer daahir baynu nahay . Anigu miyaan kala aqaana ? Qabiil specific ah magacisii bay siteen mareexanka halkan soo galay . Kaas uun baa loo racaya :lol: Ma reerkaas baad tahay adigu cali gaabow ? Been ha sheegin hadda waayo waxa dhici karta in adiga daraada la iska indho tiro qaladaad-ki hore u dhacay . Yes or no ? :lol:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Maanta sheeko waxay

Post by SahanGalbeed »

Okay I will take that as a yes which is very courageous of you , halkii lagu kala badbaadayo inaad been yar iska raaciso waa lagu ogolyahay ,only IF haddi lagu kala badbaadayo :lol:
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Maanta sheeko waxay

Post by Keyse_0208 »

sahanow abti anuu horaan kuugu sheegay, meeshan Markaad MADAX ka tahay, tii kastee afka soo taagtaba waa inaad waxay tahay tustid iyo halkey taagan tahay
Last edited by Keyse_0208 on Wed Mar 17, 2010 12:53 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Maanta sheeko waxay

Post by Cali_Gaab »

SahanGalbeed wrote:Habar Jeclo ka maan quusan , booli qarantii halkan soo gashay (sadeboi,voltage) waxay inagu yidhahdeen reer daahir baynu nahay
Iyagaa og meel alaa ey isku raaci doonaan. Anigu reer kaasi ma ihi, ilmo boli qaran waxey general la daba socdaan waxa weeye wuxu uu soo sheegay bes, wax kale maba jirto. Maalin dhow ayeey caayi doonan haddana waad arki doonta weey iska yara sabsabayaan. Nacasnimadiisa ayeey arkeen dabeedna waxey isleeyahin ' Ha la taageero'. Ruwaayad ayuu dadkani uu waddaa, meeshey ku dambeen doonto uu arki doona.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Maanta sheeko waxay

Post by SahanGalbeed »

Cali gaab adigu geesi baad tahay e iska noolow inaar . Haddaanan booli qaranta cabaad kaga keenin ina baxar la i'ma yidha !Keyse wallahi arrintan baan dhaanta rap iyo reggae songs -kaagi hore :lol:
User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: Maanta sheeko waxay

Post by GENERAL_SNM »

If this is a way of saying we need help from GSNM to stop the marexaans, unsii boys your on your own. :mrgreen:

Anigu I warned you guys but you choose to seat idle and then scrambling out around when the damage was done. It wasn't me that broke the trust of the IPG it was one of your own, my action was a reaction.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Maanta sheeko waxay

Post by LiQaaye_TDH »

Sahan are you trying to find a way to hit on the Habar jeclos? :lol: why dont you do it directly, instead of hiding behind Generals SNM Nonsense!

but after all i knew you for so long, there is no Balls hanging between those Baasto legs!
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Maanta sheeko waxay

Post by CoolPoisons »

War heedhe, dirirtu wali ma waadan. Take a chill pill and stop taking things so serious.

Meeshan internet aya la yiraahda. Cuqdad ha ka qaadina.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Maanta sheeko waxay

Post by SahanGalbeed »

Qudhadaadu iska naageyti baad tahay ma'ogtahay liqaayee ,waxaan hadalka kaa yareeyo ba halkaasad ka garan lahayd haddaad aqli leedahay ? Cuqdad xun ba ku haysa oo in mar walba habar jeclo xumaan loo hayo baad u haysata . Anigu cali gaab ninka la yidha baan la haysta e fuck off baan ku idhi beri hore , waa haddaad wax kala xasuusan karto de .
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”