Warbixin Guud Oo Ku Saabsan NImacada Taala Gobolka Sanaag Iy

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Warbixin Guud Oo Ku Saabsan NImacada Taala Gobolka Sanaag Iy

Post by Siciid85 »

Warbixin Guud Oo Ku Saabsan NImacada Taala Gobolka Sanaag Iyo Ka faaiidaysi la aanta+Daawo

Image
Waa Muuqaal gudbinaya fariin dhaba, fiiri oo xisaabtan dabadeed

Akhristayaal sida aad Shabakada Wararka ee SanaagNews uga barateen, inay muhiimad gaar ah siiso arrimaha/dhaqdhaqaaqyada ka socda Gobolka Mustaqbalka/awoowayaasha waa Sanaage in aanu idiinka soo gudbino sawiradii u danbeeyey iyo warbixinahas, dhowaan ayay ahayd markii ay gobolka booqdeen Saddex Wefti oo midba midka kale ka miisaan cuslaa , ayna ugu horeeyeen Wefti Salaadiina oo u socday inay Gobolka Horumarkiisa soo indhaindheeyaan, isna garaba taagaan shacabka Go'doponka ku jira ee reer Sanaag, waxaa gobolka Booqday sidoo kale Wefti ka socda Xisbiga siyaasiga ah ee UCID, halka koox wasiira ahi ay wali ku sugan yihiin,

Hadaba Gobolka oo aad haatan moodo inuu ka soo baxayo Go'doonkii Juqraafiyadeed ayaa la saadaalinayaa hadii Wax laga qabto Hawlaha Dhismaha Dekedda Caalamiga ah ee Maydh in dhaqaalaha Somaliland 40% kor u kac ku iman doono, madaama gobolkaasi yahay gobol dihin sugayana Maalgashi ramiya oo u helo si heerka nololeed ee dadka degaanaka Gobolku kor ugu koco,


Hadaba Akhristayaal nala daawada sawiro qurxoon oo qaar ka mida Akhristayaashu noo soo gudbiyeen waxay shabakada Wararka ee SanaagNews soo dhowaynaysaa wax kasta oo aad kaga qayb qaadan kartid in aadan la walaacin


Hadaba sida aad ku arki karto Linkigan hoose, oo aad ka gali karto Youtube-ka waa Dhowaan wafti halkaas ku tegay , waxaan waraysi bixinaya Maayarka Degmada Maydh mudane Siciid Cali Doobyareed iyo Cabdiraxaan dawaare, hadaba Si aad u furato linkigan hoose ka gal,











Sadexdan link wa akala duwan yihiin marba muid ayaad fiirin kartaa,

Sawirada waxaa ka muuqda NImcada Ilaahay Meeshaas dhigay iyo sida dadku aany u ogayn Qiimaha ay leedahay, Dhadhan ma samaynayso dabcan hadii aad ka baahan tahay



ceerinews

Mahadanidin




Image
User avatar
yunis09
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3441
Joined: Thu Feb 19, 2009 1:32 pm

Re: Warbixin Guud Oo Ku Saabsan NImacada Taala Gobolka Sanaag Iy

Post by yunis09 »

Mashallah amazing scenes can't wait to breath the sanaag air again, ceeri midhisho daallo dayaxa and maydh
siciid you have to go those places next time you are in sl Specially daalo and midhisho
User avatar
Ismail_Boss
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 691
Joined: Sat Feb 21, 2009 9:12 pm
Location: Burco - Somaliland

Re: Warbixin Guud Oo Ku Saabsan NImacada Taala Gobolka Sanaag Iy

Post by Ismail_Boss »

THE LAND OF MUSA ISMAIL JUST WAY TO AMAZING,
somaliland gov is dumb for not investing in this place, its time they
need to overlook hargesia
User avatar
yunis09
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3441
Joined: Thu Feb 19, 2009 1:32 pm

Re: Warbixin Guud Oo Ku Saabsan NImacada Taala Gobolka Sanaag Iy

Post by yunis09 »

Sup boss hws sheff?
Cuz it's nt entirely the government responsiblity but people like me and you to do our bit in helping development of The place.
User avatar
Ismail_Boss
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 691
Joined: Sat Feb 21, 2009 9:12 pm
Location: Burco - Somaliland

Re: Warbixin Guud Oo Ku Saabsan NImacada Taala Gobolka Sanaag Iy

Post by Ismail_Boss »

wud up yunis i am not in sheff i am in canada saxib and yes
inshallah the habar yonis meeting will turn out good and
alot of money will go to sanaag!
User avatar
AsadSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2899
Joined: Sun Mar 21, 2010 2:31 am
Location: Oodweyne

Re: Warbixin Guud Oo Ku Saabsan NImacada Taala Gobolka Sanaag Iy

Post by AsadSL »

i wouldn't call that video warbixin it was very brief. lakiin ninka that recored the video mashallah hes committed and inshallah good will come out of what ever hes doing in sannag.

Him and ururka which are from Holland. :sland: :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”