Khamiis, 25 March 2010 (HOL)- Dhul-gariir xooggan, ayaa xalay ku dhuftay magaalooyinka Boorama iyo Gabiley ee Somaliland.
Dhul-gariirkaas oo ahaa mid culus, waxa uu argagax ku riday dadweynaha ku dhaqan magaalooyinka Boorama iyo Gabiley. Warku ma sheegin tirada halbeegag Dhulgariirada lagu qiyaaso ee Dhulgariirkaa Boorama, lamana sheegin wax khasaare ah oo uu sababay.
Sida warku sheegay, dadweynaha ku dhaqan magaalooyinkaass, ayaa dibadda uga soo baxay guryahooda, ka dib markii ay ka cabsadeen inay ku dumaan sida Dhulgariirku u ruxay darteed.
Waxa la sheegay inuu si gaar ah saamayn ugu yeeshay ardayda Jaamacadda gaarka ah ee EELO American, kuwaasoo ka cararay dhismaha Jaamacaddaas oo ku taala badhtamaha magaalada magaalada Boorama.
Dhulgariirkaas waxa lagu tilmaamay inuu ahaa kii noociisa ah ee tobankii sannadood ee u dambeeyay ka dhacay magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ee Galbeedka Somalilans, taasoo mararka qaarkood Dhulgariiro ka dhacaan.
Dhul-gariir xalay gilgilay Magaalooyinka Borama iyo Gabiley
Moderator: Moderators
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 658 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 0 Replies
- 214 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 15 Replies
- 1225 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 7 Replies
- 790 Views
-
Last post by cutee_wit_da_booty
-
- 4 Replies
- 639 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 2 Replies
- 1685 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 2 Replies
- 310 Views
-
Last post by KingWaslawi
-
- 21 Replies
- 1436 Views
-
Last post by waryaa
-
- 21 Replies
- 9265 Views
-
Last post by LeJusticier
-
- 40 Replies
- 14061 Views
-
Last post by HayWire