SahanGalbeed wrote:Illeterate -ka ayu wax u yahay ninkaasi ! Dhegayso roble 90 n gadabuursi baad tahay sow 'maha ? Haddaad aniga siiba nabad iga rabtaan , propaganda-da faqashta inaga la bax . Meel walba ood daarod ku aragto waad isoo istagtaa. Anagey ina dhaleen daaroodku , inaga ma xigtid , haddaanad cay iyo colaad inaga donayn , ama iska bax , ama edebtaada ku fadhi . Haddaan idinku bilaabo wallahi , xabad gadabuursi dib uso gali mayso meeshan !
faqashta Iyo waxa aad sheegaysid wa wax laga soo tagay,,
mida kale, aniga Cid aan caye ma jirto iyo CID aan wax ka sheegay, I was just expressing my opinion, and I have the right to do so...
Aniga shaqsigayga baan uu hadla, ee uma hadlo gadabuursi oo dhan.
Mida kale, aniga darood wu ii dalay oo ayeyadey baa isaaq ah,
oo CID walba waan soo daweynaa, somaliland iyo somaliyaba..
Cuqdada kaa buuxdo ilahey ha ka cafiyo.
ASC