Boqorka Magaado oo manta siwayn logu soo dhoweeyey Hargeysa

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Boqorka Magaado oo manta siwayn logu soo dhoweeyey Hargeysa

Post by SahanGalbeed »

Emperior niyow ma waxba ku dhiman ? hadal aanad hubin baad iska tuuraysa , anagii na dambiga ina gelisay :down:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Boqorka Magaado oo manta siwayn logu soo dhoweeyey Hargeysa

Post by The_Emperior5 »

SahanGalbeed wrote:Emperior niyow ma waxba ku dhiman ? hadal aanad hubin baad iska tuuraysa , anagii na dambiga ina gelisay :down:

Wexe inadeer?
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Boqorka Magaado oo manta siwayn logu soo dhoweeyey Hargeysa

Post by hargaysaay »

adigu ma magaado ayaad ka soo hor jeedaa, dee angaa soo dhaweysane na daa hadaba, malaha waxa runa sheekadii inaad habar shariifo ka jeceshihiin magaado :D

magaado waa dad soomaali ah oo sharaf leh sheekh isxaaq ka guursaday , :up: :up:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Boqorka Magaado oo manta siwayn logu soo dhoweeyey Hargeysa

Post by The_Emperior5 »

hargaysaay wrote:adigu ma magaado ayaad ka soo hor jeedaa, dee angaa soo dhaweysane na daa hadaba, malaha waxa runa sheekadii inaad habar shariifo ka jeceshihiin magaado :D

magaado waa dad soomaali ah oo sharaf leh sheekh isxaaq ka guursaday , :up: :up:
Adigu waxaad iska tahay ninka wax kasta iska qaatta war Anigu magaado ma diidani ilahay ha u naxaristo hooyadey , Laakin arinkan wa arin siyasadeysan waligeen boqor magaado oo la caleemo saaro 500 sannoh meynu arkin maxa maanta keenay sxb bal iga waran taas , waxani wa sheeko udub wa iska cadahay laakin u wont see that , all you see is adeerka ina dhabaye oo boqorka so dhaweyeye :lol:
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Boqorka Magaado oo manta siwayn logu soo dhoweeyey Hargeysa

Post by hargaysaay »

haduu xataa suldaanka HA soo dhaweyn lahaa waan ku taageeri lahaa, anigu run ahaantii suldaan maxamed kama helo laakiin waxyaalaha dhif dhifta ah ee wanaagsan ee uu qabtay soo dhaweyntanaa ka mid ah

secondly suldaan maxamed weligii mucaarid buu ju ahaa somaliland suldaanku waa soomaliweyn niyaw riyaale iyo waxan heshiis lama aha
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Boqorka Magaado oo manta siwayn logu soo dhoweeyey Hargeysa

Post by The_Emperior5 »

hargaysaay wrote:haduu xataa suldaanka HA soo dhaweyn lahaa waan ku taageeri lahaa, anigu run ahaantii suldaan maxamed kama helo laakiin waxyaalaha dhif dhifta ah ee wanaagsan ee uu qabtay soo dhaweyntanaa ka mid ah

secondly suldaan maxamed weligii mucaarid buu ju ahaa somaliland suldaanku waa soomaliweyn niyaw riyaale iyo waxan heshiis lama aha
War suldaankaasi Isaaq iyo garxajis iyo ciidagalle ba wa ceebeye ma ninki bbcida ka dhex yidhi qamandi baan isku dilnay :lol: Suldaan Maxammad maxaad isku diisheen Walahi cabdilahi xaajiyo wax la tabban kara maha , :lol: wana runtayow Walanweyn shirki Cali mahdi 2007 ku qabtay xammar waki ka qeyb gallay oo boqol dollar so qaatay

suldaanka habarawal suldaan xassan suldaan cabdulahi suldaan cabduraxmaan suldaaan diriye. waxan siyasada ma dhex gallo wa nabbad doon wa nin ka shaqeya hormarinta beelaha somaliland oo dhan , Any way i am not against boqor magaado wa beesha magaado bay u taala i am not beesha magaado. laakin all i am saying is arinkan wu siyasadeysanyahay
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Boqorka Magaado oo manta siwayn logu soo dhoweeyey Hargeysa

Post by SahanGalbeed »

The_Emperior5 wrote:
SahanGalbeed wrote:Emperior niyow ma waxba ku dhiman ? hadal aanad hubin baad iska tuuraysa , anagii na dambiga ina gelisay :down:

Wexe inadeer?
Inu yahay ciise muse ninkani
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Boqorka Magaado oo manta siwayn logu soo dhoweeyey Hargeysa

Post by The_Emperior5 »

raali gelin baan ta ka bixiye Nin Ba igu yidhi aniga markan dib u baadhay Isna ma ahayn nin been sheega marka taa raali gelin baan ka bixiyey
Suldaanka guud Suldaan Emperior :sland:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Boqorka Magaado oo manta siwayn logu soo dhoweeyey Hargeysa

Post by SahanGalbeed »

Oh okay :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”