Guddoomiyaha Degmada Diinsoor ee Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin iyo Mas'uuliyiin kale oo ku dhaawacay weerar qarax oo lala beegsaday
Talaado, April 27, 2010 (HOL) Guddoomiyaha Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin ee Degmada Diinsoor oo ka tirsan Gobolka Bay Sheekh Cabdulxayi Axmed Nuur iyo Saraakiil kale oo la socday ayaa ku dhaawacmay Qarax lagu weeraray oo xalay fiidkii ka dhacay degmadaas.
Qaraxa ayaa waxaa ku dhaawacmay 5-qof kuwaasoo ay ku jireen ilaaladii gaarka ahaa ee guddoomiyaha iyo saraakiil, waxaana weerarkooda uu yimid markii ay kasoo baxeen Masjid ay kusoo tukadeen Salaaddii Cishaha, inkastoo aanay jirin cid sheegatay weerarkaas.
Madaxa amaanka Gobollada Bay iyo Bakool ee Xarrakatukl Shabaab Sheekh C/raxmaan Mire Mataan oo saakay Saxaafadda kula hadlay Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa sheegay in dhaawaca guddoomiyaha Diinsoor uu yahay mid fudud.
"Lama oga wuxuu weerarku ka dhashay, balse waxaa socda baaritaanno aan ku ogaanayno inuu ahaa bam gacanta laga tuura iyo walax kale oo aasnayd" ayuu yiri Madaxa Amaanka Gobollada Bay iyo Bakool, isagoo xusay in dhaawacyada lagu daweynayo Isbitaalka Diinsoor.
Mas'uulkan wuxuu sheegay in sidoo kale aanay jirin cid ay u qabteen weerarka, lase raadinayo kuwii ka dambeeyay, iyadoo goobjoogayaal ku sugan degmada Diinsoor ay sheegeen in qaraxa uu ahaa mid ka dhashay bam laga tuuray gacanta.
Degmada Diinsoor ayaa waxaa la sheegay in saakay ay daggan tahay, balse uu saaran yahay bandow ayna ka socdaan baaritaano adag, mana jirto weli cid sheegatay mas'uuliyadda weerarkaas.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan,com
Muqdisho, Soomaaliya
Lucky Cockroach Gets Away
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
- Shirib
- SomaliNet Super

- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: Lucky Cockroach Gets Away
Now that's interesting, getting attacked in a place that is fully controlled by Shabaab
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Lucky Cockroach Gets Away
Shirib,
Another attack behind Shabab lines:
Tuulada Baarow-weyne duleedka Jowhar, kadib iska hor imaad saraakiil looga dilay
Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in Xoogaga Shabaab oo weerar ku qaaday Tuulada Baarow-weyne oo dhacda duleedka waqooyi ay gubeen, kadib markii iska caabin lagala hor tagay.
Sida ay sheegayaan wararka iska hor imaad maalin ka hor ka dhacay Tuuladaas oo dhinaca bari ka xigta Garoonka Diyaaradaha Jowhar looga dilay labo sarkaal oo mid ka mid uu ahaa Saraakiisha Saldhiga Booliska.
Wararka qaar ayaa sheegaya in iska hor imaadkan uu ka dhashay xiisad ku aadaneyd is qab qabsi dhinaca dhul beereed, isla markaana dhul ka mid ah deegaankaas ay Maxkamad Jowhar u xukmisay nin la sheegay in aanu deegaanka ka tirsaneyn.
Iska hor imaadka oo ahaa maalin ka hor ayaa kadib markii ay diideen dadka deegaanka xukunkii ka soo baxay Maxkamada ay bilaabeen dadka deegaanka in ay is hubeeyaan, isla markaana ka dhiidhiyaan.
Maamulka Shabaabka Jowhar ayaa la sheegay in Ciidamo iyo gaadiid dagaal ay u direen halkaas ay iska caabin kala kulmeen, isla markaana ay Ciidamadii loo diray geli waayeen deegaankaas, taasoo keentay in qoriga loo yaqaano Zuuga ay ku garaacaan tuulada.
Qeyb ka mid ah Tuuladaas ayaa gubatay, waxaana ku dhintay ilaa lix ruux oo ahaa dadka deegaanka, iyagoo ay ka barakaceen dadkii ku dhaqnaa kuwaasoo ku kala firdhay wabiga jiinkiisa.

I'm guessing these are just locals and not elements of any bigger group?
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Lucky Cockroach Gets Away
Shirib,
The worst resistance groups are those that are grassroots with no external leadership.
The worst resistance groups are those that are grassroots with no external leadership.
- Shirib
- SomaliNet Super

- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: Lucky Cockroach Gets Away
Yea I agree, but do u think its just locals doing it?AbdiWahab252 wrote:Shirib,
The worst resistance groups are those that are grassroots with no external leadership.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Lucky Cockroach Gets Away
Shirib,
Yep, a lot of people are fed up and have grievances. Remember, Somalis are well armed.
Yep, a lot of people are fed up and have grievances. Remember, Somalis are well armed.
- Cirwaaq
- SomaliNet Super

- Posts: 6472
- Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
- Location: Event Horizon periphery... HIILumination
Re: Lucky Cockroach Gets Away
Somalis never forgive, 20 years after siyad and long after he passed away AUN there are people still seeking revenge on him.
The fall of all goliath in the making. Spread thin and surrounded by enemies on all sides, nowhere to run no where to hide.
Drum roll please

They are a very large target, infact the largest of targets in the game. It wont be long when everyone starts to take shots at them.
Do they have an exit strategy??? wear Burkas all the way to Asmara?

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 17 Replies
- 1266 Views
-
Last post by udun
-
- 16 Replies
- 192 Views
-
Last post by ModerateMuslim
-
- 1 Replies
- 301 Views
-
Last post by original dervish
-
- 10 Replies
- 1114 Views
-
Last post by CushiticReflections
-
- 0 Replies
- 718 Views
-
Last post by HELWAA
-
- 0 Replies
- 514 Views
-
Last post by LeJusticier
-
- 6 Replies
- 707 Views
-
Last post by HELWAA
-
- 7 Replies
- 706 Views
-
Last post by BABYGIRL123
-
- 5 Replies
- 511 Views
-
Last post by shaamboo
-
- 17 Replies
- 1298 Views
-
Last post by Lil_maRlilander