Fadlan Gabaygan oo dhamaystiran baan rabaa

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Fadlan Gabaygan oo dhamaystiran baan rabaa

Post by udun »

Anaa diiday gaal daacuf la' dabagalkiisiiye
Anaa diiday degel inaal la galo dooraweynaha e
Anaa diidey sida DABACAYUUN inaan gaalo door bido e
.
.
.
.
Kolka hore dushuu idinka rari sida dameeraha e
Kolka xiga dalkuu idinku oran duunyo dhaafsada e
Kol haddaan dhulkii adari iyo iimey dacal dhaafay
Maxaad igaga digataan beruu siina soo degineeeeeeeeeee
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Fadlan Gabaygan oo dhamaystiran baan rabaa

Post by Siciid85 »

DABACAYUUN, baad ku walatay maxa raaga dabadooda ku tusay? :shock:
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Fadlan Gabaygan oo dhamaystiran baan rabaa

Post by ina aadan »

Gaalada dirayska leh anaan, daabadda u qabane

· Anaa diiday dagal inaan la galo, daalin ii colehe

· Dalka ma lihid anigaa ku idhi, doora weynaha e



· Anaa diiday nabadiisa aan, daacad noqonayne

· Anaa diiday deeqdiisa ay, naari dabataale

· Dahabkii uu waday waanigii, daadiyee qubaye



· Dagaalkiisa anigow xishoo, daalib ku ahaaye

· Durdurada Fardowsaad anaa, doortay oo rabaye

· Anaan labada daarood tan hore, darajo moodaynin



· Anaa diiday gaal daacufle ah, dabagalkiisiiye

· Doofaarka eyga ah anaan, daarihiis galine

· Sida doxorka Iidoor anaan, duud xamaal noqone



· Anigaan dariiqiyo waddada, dowga sii marine

· Anigaan dillaalkiyo arliga, duubigaw xidhane

· Anigaan dariiqada Alliyo, diinta cassiyine



· Daliilkii rasuulkii anaa, doonayoo helaye

· Diinkayga anigaan ku gadan, dabaqii naareede

· Anaan labada daarood tan hore, darajo moodayne



· Markay duusho gaaladu anaan, daabbaddu rarine

· Goortay dareeraan anaan, diiradda u qabane

· Dadow maqal dabuubtaan ku idhi, ama dan haw yeelan



· Dunjigiinba waataad kufriga, daba ordayseene

· Waataad iigu daranteen markaan, diiday oo nacaye

· War waatow digayseen markaan, duulan soo waco e



· Waataad colaadii dorraad, iigu daranteene

· Markaan diirtay waataad dushiyo, doc iga boobteene

· Waataad markii aan dafaray, daaha galiseene



· Waataad dushiina u rarteen, duq iyo waayeele

· Waatowla daristeen sidii, duul walaalo ahe

· Markaan didiyey waataad warmaha, igula duusheene



· Gortaan digniintiyo ergada, idinka deyn waayey

· Waataad damiin igu qirteen, dawriyoo falane

· Dikriga iyo eedaanka waataad, ka durugteene



· Waataad inuu dawlad yahay, dood ku bixiseene

· Dibnihiina waataad inuu, dego ka sheegteene

· Waa taad dariiqyada barteen, noo dadnaan jiraye



· Goortuu dantiisii helee, idin dubaaqeeyey

· Waataad dacluuskii Berbera, ula dawaafteene

· Diihaalka waataad Hindiga, daal ka barideene



· Dagaagiina waatii xeryaha, deyran loo dhigaye

· Waatuu dareersaday fircoon, diracyadiiniiye

· Waatuu diyaar ugu laqimay, diinta gaalada e



· Damac beena weeyaan waxaad, nagu dilayseene

· Waa waxaad dariiqii sharciga, uga dullaanteene

· Dawgii Rasuulkiina waad, dabamartayseene



· Nin dardaran iblayskii dafaa, dow ka raaridaye

· Dallacaad jaceylbaad kurtiin, noola dirirteene

· Dubaaqii waxaa idinka galay, daaro buuxsade e



· Dawo kama heshaan faranji aad, daawo dhigataane

· Dabinbuu idiin qoolayaa, waydin dagayaaye

· Dirhamkuu idiin qubahayaad, dib u go’aysaane



· Doodna waxaan u leeyahay dadkeer, hadalka deyn waayey

· Nimanyahow damiinnimada waa, lagu dulloobaaye

· Dadku wuxuu jeclaystaa waxaan, duxi ka raacayne



· Nin ragay dardaaran u tahaye, doqon waa mooge

· Denbi weeye Kufriga, aad u dabcaysaane

· Marka horre dabkuu idinka dhigi, dumar sidiisiiye



· Mugga xiga dushuu idinka rari, sida dameeraha e

· Mugga xiga dalkuu idinku odhan, duunyo dhaafsada e

· Mugga xigana daabaqadda wuu, idin dareensiine



· Dunjigeeda Soomaalibaan, deyrka ka ahaaye

· Dhaaxaan Daraawiishta idhi, doonta gaalada e

· Dhaaxay asgaro uu dalbaday, dabada taageene



· Dhaaxaan dabkii iyo la hadhay, duunyaduu wadaye

· Dhaaxaan intaan janano dilay, soo dabaaldageye

· Dhaaxaan dekado uu camiray, dumiyoo rogaye



· Ninkiisa dirirta geya maalinbay, dunidu ciishaaye

· Maantaan dabaaldegga iyo, darajo eegaayey

· Ragga haatan igu diimayow, duxi ha kaa raacdo

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32748
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Fadlan Gabaygan oo dhamaystiran baan rabaa

Post by Khalid Ali »

Siciid85 wrote:DABACAYUUN, baad ku walatay maxa raaga dabadooda ku tusay? :shock:
daba cayuun means small ass , muxu rabbay inay iidoorku yeeshan dabbo weyn raggu kuma qurux badna dabbo weyn marka daba cayuun wa caadi cay maha hadaad nugu sheegtay dabbo cayuun :lol:
User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: Fadlan Gabaygan oo dhamaystiran baan rabaa

Post by GENERAL_SNM »

WTF are we arguing about? Forget history the Dervish are dead and the british are gone, however today you will find iidoors OWN former british somaliland, Dhulbahntes are living in the desert sharing shelter with the camels and ogaden tribe is still under occupation. Wallalayal, history is not judged on if's and but's but results and the end result of history is today so lets not waste time on history. Iidoor always come out on top.
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Fadlan Gabaygan oo dhamaystiran baan rabaa

Post by Babygirl- »

A former NSS memeber Rules Idoor.

We Dhulbahante kicked him out in 2003 we Brought him Back & we can Kick him out Again!!

Somaliland waad uso dhimatee Maxa Ka tahaay Nothing faan badana..
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32748
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Fadlan Gabaygan oo dhamaystiran baan rabaa

Post by Khalid Ali »

Babygirl- wrote:A former NSS memeber Rules Idoor.

We Dhulbahante kicked him out in 2003 we Brought him Back & we can Kick him out Again!!

Somaliland waad uso dhimatee Maxa Ka tahaay Nothing faan badana..

Midhaheedi buu maanta cunaya thats for real :mrgreen: Anagu cabbanayna ma na aragtay haba ka yaabin
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Fadlan Gabaygan oo dhamaystiran baan rabaa

Post by Babygirl- »

khalid ali wrote:
Babygirl- wrote:A former NSS memeber Rules Idoor.

We Dhulbahante kicked him out in 2003 we Brought him Back & we can Kick him out Again!!

Somaliland waad uso dhimatee Maxa Ka tahaay Nothing faan badana..

Midhaheedi buu maanta cunaya thats for real :mrgreen: Anagu cabbanayna ma na aragtay haba ka yaabin
Maa meshaa Gaajada loogu baay? loool ad security guard iyo Janitors Europe uga joogtaan.. :lol: :lol:
User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: Fadlan Gabaygan oo dhamaystiran baan rabaa

Post by GENERAL_SNM »

Babygirl- wrote:A former NSS memeber Rules Idoor.

We Dhulbahante kicked him out in 2003 we Brought him Back & we can Kick him out Again!!

Somaliland waad uso dhimatee Maxa Ka tahaay Nothing faan badana..
Oy you put me on your ignore list. :down: :D


Uncle Silanyo is coming, dont lose sleep over the puppet on strings could Riyole his window dressing for the shallow minded. He has no power, couldn't even correct the wrong done to his clans men. :mrgreen:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32748
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Fadlan Gabaygan oo dhamaystiran baan rabaa

Post by Khalid Ali »

Maa meshaa Gaajada loogu baay? loool ad security guard iyo Janitors Europe uga joogtaan
..


Africa is africa but the country is good its peceful and there is good development And every year we go back to our country To have a great time in our country :P Did i tell you since 1991 i visited somaliland over 6 times Maanta maalin anu ka fiicanahay ma jirto Europe na wala joogaya oo galaada walala dhuuqaya laakin nin dalkisa neceb ma jiro, somaliland is very close to me Gaadhigeyga calanka somaliland ba ii sudhan :clap:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Fadlan Gabaygan oo dhamaystiran baan rabaa

Post by udun »

This is one of the key thing that I was looking for:

Sida doxorka Iidoor anaan, duud xamaal noqone

They have been kufr lackeys all their lifes.

Thanks brother Ina Aadan and that formidable sister Babygirl.
:som: :up:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Fadlan Gabaygan oo dhamaystiran baan rabaa

Post by The_Emperior5 »

udun wrote:This is one of the key thing that I was looking for:

Sida doxorka Iidoor anaan, duud xamaal noqone

They have been kufr lackeys all their lifes.

Thanks brother Ina Aadan and that formidable sister Babygirl.
:som: :up:
Udun soodigii ciidanka swayne aad kabbo qaad u ahayd dagaalki firdidin ee aad geel u qassheen gaalki swayne eeh uu fardaha idinku darray oo marba dhinac idin jahehey :mrgreen:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Fadlan Gabaygan oo dhamaystiran baan rabaa

Post by udun »

The_Emperior5 wrote:
udun wrote:This is one of the key thing that I was looking for:

Sida doxorka Iidoor anaan, duud xamaal noqone

They have been kufr lackeys all their lifes.

Thanks brother Ina Aadan and that formidable sister Babygirl.
:som: :up:
Udun soodigii ciidanka swayne aad kabbo qaad u ahayd dagaalki firdidin ee aad geel u qassheen gaalki swayne eeh uu fardaha idinku darray oo marba dhinac idin jahehey :mrgreen:
You got it wrong so-called Emperor. Sayid Mohamed Cabdalle Xasan (AHUN) has called us "Gaala Faruuro." Go examine history and tell us find put what that means.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Fadlan Gabaygan oo dhamaystiran baan rabaa

Post by The_Emperior5 »

Dee adigua wal ugu sa sabayey Aamaanta u were taken by force your land and your camels Under Occupation by the Dervish short lived state In taleh :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”